39
Naadiga kaydka aqoonta Title :-Brain & human memory Presenter :-Mohamed Ali Mohamed (Boss) Venue:- Haldoor Hotel Time :- 31/03/2016 presenter:-Mohamed Ali Mohamed 1

sidee wax loo xasuustaa

Embed Size (px)

Citation preview

Page 1: sidee wax loo xasuustaa

presenter:-Mohamed Ali Mohamed 1

Naadiga kaydka aqoonta

• Title :-Brain & human memory

• Presenter :-Mohamed Ali Mohamed (Boss)

• Venue:- Haldoor Hotel

• Time :- 31/03/2016

Page 2: sidee wax loo xasuustaa

presenter:-Mohamed Ali Mohamed 2

Page 3: sidee wax loo xasuustaa

presenter:-Mohamed Ali Mohamed 3

Human Memory Xasuusta aadamaha

Page 4: sidee wax loo xasuustaa

presenter:-Mohamed Ali Mohamed 4

Waa maxay xusuustu?Sidee ayaa aadamuhu u awoodaan inay wax xasuustaan?

Waa maxay taxadarku?Siyaabaha loo horumariyo xasuusta

Xusuusta aadamaha!!

Page 5: sidee wax loo xasuustaa

presenter:-Mohamed Ali Mohamed 5

Waa maxay xasuusi? • Waa awooda noole ku kaydin karo ,hayna

karo isla markaana dib ugu soo celin karo xog iyo khibrad hore.

• Waa awooda aynu ku duubi karno ,kaydina karno ama hayn karno macluumaad iyo xogo qayb kamida maskaxda dibna ugu soo celin karno.

Page 6: sidee wax loo xasuustaa

presenter:-Mohamed Ali Mohamed 6

Page 7: sidee wax loo xasuustaa

presenter:-Mohamed Ali Mohamed 7

1-Sensory Memory(xasuus dareemed)

Waa xasuusta ugu gaaban ama ugu yar qaybaha xasuusaha.

Awooda lagu jaleeco/eego walax muddo ku siman sekemo kadibna lagu xasuusta sidii ay u ekayd.

Hab xasuuseedka noocani waxa uu qaada waqti dhan 200-500 milliseconds ka gadaal markad jaleecday shaygii inaad garato.

Page 8: sidee wax loo xasuustaa

presenter:-Mohamed Ali Mohamed 8

2-Short-term Memory (Working Memory)xasuusta shaqada/gaaban

I. waa mid gaaban, badanaa waxay qaadataa daqiiqad in la xasuusnaado iyadoo waqtigaasna la sii habeynaayo.

II. Xasuusta shaqada waxaa la isticmaalaa sida marka wax la aqrinaayo, la xisaabaayo, lambaro la xasuusanaayo iyo barashada waxyaalaha cusub.

III. Xasuusta shaqadu/gaabani waxay ku tiirsantahay qaybaha kale ee maskaxda sida Frontal & Parietal Lobes

IV. Xasuusta shaqada inta geli karta way yaraataa marka la duqoobo iyo marka niyad jabka kugu dhaco.

V. Ugu dambayn Xasuusta shaqadu waxaa markiiba geli kara arimo kooban, markaas ka dib waxaa lagu xareeyaa qaybta xasuusta muddoda dheer ama waa la hilmaamaa.

Page 9: sidee wax loo xasuustaa

presenter:-Mohamed Ali Mohamed 9

3-Long-Term Memory(xusuusta dheer)

& Waxa lagu kaydiyaa macluumaadka ugu badan mudada ugu dheer (noloshadaba) sida arqaamta,magacyada ,ciwaanada laga bilaabo markad yartahay ilaa aad waynaato/dhimato.

& Kaydka xasuusta sidiisaba wuxuu haynkaraa waxyaabo badan oo aan xadlahayn.

& Qaybtan waxa loo sii kala qaybiyaa laba qaybod oo kala ah:-

a) explicit (or declarative) memory(xasuusta qeexan)

b) implicit (or procedural) memory(xasuusta dheer ee dahsoon)

Page 10: sidee wax loo xasuustaa

presenter:-Mohamed Ali Mohamed 10

A. explicit (or declarative) memory(xasuusta qeexan)

(“knowing what”)=xasuusta maxay waa xasuusta xaqiiqooyin & dhacdooyin

kuwasoo si kas ah (consciously ) aad u xasuusato.

Xasuusta qeexan waxa loo sii kala qaybiyaa:-

I. episodic memory:-xasusta khibradihii hore iyo munaasibada gaarka

II. semantic memory:-xasuusta macnayasha ereyada ,fikradaha guud iyo sumada iwm

Page 11: sidee wax loo xasuustaa

presenter:-Mohamed Ali Mohamed 11

B. implicit( Procedural memory)xasuusta dahsoon

o (“knowing how”)=xasuusta sidiio xasuusta macluumaadka, sida dhaq-

dhaqaaqii aad baratay (wadida iskuulka umari jirtay , salaada duhur in 4 ragcadood la tukado iwm.

o Xasuustani waxay u dhacdaa is aan ula kac ahayn(unconscious)

Page 12: sidee wax loo xasuustaa

presenter:-Mohamed Ali Mohamed 12

Sidee wax loo xasuustaa??

Page 13: sidee wax loo xasuustaa

presenter:-Mohamed Ali Mohamed 13

Xasuusta aadamuhu

uma shaqayso sida

cajaladaha ama

kamaradaha waxduuba!!

Page 14: sidee wax loo xasuustaa

presenter:-Mohamed Ali Mohamed 14

Tusaalaha ugu dhowi waa in xasuusta aadamuhu ay tahay sida shebeg & taxadarkuna yahay fargeeto

Page 15: sidee wax loo xasuustaa

presenter:-Mohamed Ali Mohamed 15

Ugu horayn xasuustu “memory” maaha oo keliya hal cutub.baadhayaal badan ayaa wax ka qoray fikrada xasuusta iyadoo waqtiba waqtidaga ka dambaysa ay sii aad kaanaysay fekradaasidadka waxka qoray waxa kamida :-

Page 16: sidee wax loo xasuustaa

presenter:-Mohamed Ali Mohamed 16

Hab xasuuseedka aadamuhu waxa uu maraa qaabab

duubid Kaydin Dib usoo celin

Page 17: sidee wax loo xasuustaa

presenter:-Mohamed Ali Mohamed 17

Sidee loo duubaa!

Duubid/Encoding

Page 18: sidee wax loo xasuustaa

presenter:-Mohamed Ali Mohamed 18

Qaybta ugu horaysa ee duubistu waa in taxadar/feejignan

lamuujiyo

Mar marka qaar…Taxadarku waxa uu ku yimaada si

aan ula kac ahayn .Tusaale:-

Hadii daaqada kaa dambaysa la jebiyo , waxa aad uga falcelinaysaa si degdega!

Page 19: sidee wax loo xasuustaa

presenter:-Mohamed Ali Mohamed 19

Taxadar/attentionSidoo kale marmarka qaar…Taxadarka/feejignaantaWaa la kantaroolaa.

Tusaale:- waxa aad diirada saari kartaa

shay gaara .

Page 20: sidee wax loo xasuustaa

presenter:-Mohamed Ali Mohamed 20

Taxadarku waa go’aan yahay/xadaysanyahay

Taxadarku waxa uu leeyahay waqti go’aan oo uu qofku isticmaali karo kadibna wuu go’aa .

tusaale ahaan

waxa laga yaaba inaad ku barbaartay bulsho daawashada mass media hu noqday mid joogto ah lakiin ma ogtahay in taxadarkagu aanu go’in inta aad daawanayso sababtuna waa in loo qaabeyey habkaa ilaalinaya in uu go’ taxaddarku sida in lagu maqashiiyo heeso ,laydhadh kala noocnooca sawiro la qurxiyey iyo codad saamyen leh.

Page 21: sidee wax loo xasuustaa

presenter:-Mohamed Ali Mohamed 21

Ugu dambayn taxadarku waa :-• Talaabada ugu horaysa ee wax

lagu duubo.

• Waxa uu noqonkara mid iska dhaca ama mid dadaal lagu muujiyo.

• Ka dadaalka lagu keeno ayaa u wacan dhinaca waxbarashada.

Page 22: sidee wax loo xasuustaa

presenter:-Mohamed Ali Mohamed 22

kaydinta/Storage

Page 23: sidee wax loo xasuustaa

presenter:-Mohamed Ali Mohamed 23

• Maskaxda aadamuhu waxay ka kooban tahay qiyaas ahaan 100 billion neurons.• Midkasta oo kamida dareenadasina

waxa uu awood u leeyahay inu sameeyo 1000 xidhiidh.• Markad isku dhufato 100 billion neurons*

1,000 connections waxa kusoo baxaya 100trillion/ 100 terabytes oo kaydin xoga.

Page 24: sidee wax loo xasuustaa

presenter:-Mohamed Ali Mohamed 24

Sensory Memory• Waa qaybta ugu horaysa ee ka hawl

gasha qabashada xogta muddo kooban ….. fraction of a second.

• Qaybtani waxa u caado ah in markiiba ay ilawdo wixii ay qabatay.

Page 25: sidee wax loo xasuustaa

presenter:-Mohamed Ali Mohamed 25

F P W JY K M AR Z O FE A B QX C S N

Test Your Sensory Memory!F P W J

Y K M A

R Z O F

E A B Q

X C S N

Page 26: sidee wax loo xasuustaa

presenter:-Mohamed Ali Mohamed 26

• waa qaybta labaad ee kaydka waana qaybta fekerku ka dhaco.

Working memory

Page 27: sidee wax loo xasuustaa

presenter:-Mohamed Ali Mohamed 27

Long Term Memory

• Qaybatani waxa kaydka kama dambaysta ah waxaana ay haysaa waxyaalaha sida:-• xaqiiqooyinka,• dhacdooyinka, • Xirfadaha• Mabaadiida• iwm

Page 28: sidee wax loo xasuustaa

presenter:-Mohamed Ali Mohamed 28

Getting Memories Back Out

Dib usoo celin/Retrieval

Page 29: sidee wax loo xasuustaa

presenter:-Mohamed Ali Mohamed 29

• Dib usoo celinta xogtu waa xasuusashada macluumaad aad hore udoobtay kadibna aad kaydisay.

• Xilliga lagu jiro xasusta maskaxdu waxay dirta singals ay ku baadi doonayso xogta larabo inkasta oo aan meel keliya lagu wada kaydin xogta oo ay ku filiqdo unugyada maskaxda hadana waa lahela xogti iyada oo si dhowna loola socda xaalada marka taagan

Page 30: sidee wax loo xasuustaa

presenter:-Mohamed Ali Mohamed 30

• Waxa jira laba nooc oo wax lagu xasuusto :-• Recognition-waa xasuusta laxidhiidha dhacdo ama

taaso wadata khibrad ama shaqo lagu xasusto,• sida weji aad horey u aragtay imikana ku hortagan• Waxyaalaha saxda ama qaladka ah• Waxay ku dhacda si aan kas ahayn(unconcious)• Recall-qaybtani waa xasuus sida weji aadan imika

arkayn lakiin horay aad uragtay maskaxdana aad kabaadhayso sidii uu u ekaa .

• Waxa xusid mudan in qaybtan layidhaahdo /SUPERIOR/ maadaama loo tixgeliyo inay ka wacantahay qaybta hore.

Page 31: sidee wax loo xasuustaa

presenter:-Mohamed Ali Mohamed 31

Quiz • Waxa aad wadatay bas ay saaran yihiin afartan qof,waxa aad

istaajisay baskii goolad waxaana dagay toban qof waxana soo fuulay sadex qof,gooladii xigtay gooladaas waxa dagay todoba qof waxana soo fuulay laba qof. waxa jira laba gooladood oo kale oo ay ku dageen afar qof mid walba kana soo fuuleen sadex qof mid kamida,qofna kama soo fuulin takale.kadib baskii oo ciladoobay darted rakaabkii saarnaa oo badhkood degdegsanaayeen waxa ay go’aansadeen inay iska sii lugeeyaan waxaanay arintani sababtay in sided qof ka degaan baska ,ka dibna markii la haajiyay baskii waa uu dhaqaaqay ilaa gooladii udanbaysay rakaabkiina dhamaantii wuu degey.

• Hadaba inaga oo aan qoraalkaas dib ugu noqon maka jawaabi karnaa laba su’aalood oo khuseeya arinkaas.

• 1.imisa rakaaba ayaa ku hadhay baska ?15• 2.imisa gooladood ayuu basku istaagay?4• 3.waa maxay magaca ninka gaadhiga waday

Page 32: sidee wax loo xasuustaa

presenter:-Mohamed Ali Mohamed 32

Waxa jira dariiqooyin lagu xoojin karo xusuustaada isla markaana aan maskaxda dib ugu soo celin karto waxyaabihii iyo wakhtiyadii ku dhaafay, dariiqooyinkan oo ah kuwo ay soo bandhigeen culimada cilmi nafsigu waxa kamida.

Culimada dhinaca cilmu-nafsiga ee caalamku waxay maalinba ta xigta sii daah qaadayaan dariiqooyin cusub oo aadamaha jidhkiisu awood ugu leeyahay inuu daweeyo ama buuxiyo waxyaabaha uu tebayo ruuxa bani’aadamka ah ee caafimaadka qaba.

Page 33: sidee wax loo xasuustaa

presenter:-Mohamed Ali Mohamed 33

1. Dariiqada kowaad

• dariiqada labaad ee aad ku xoojin karto xasuustaada waa inaad seexato, iyadoo faa’iidooyinka ugu muhiimsan ee hurdada laga helaa ay ka mid yihiin inaad dib u xasuusato waxyaabihii kugu wareegsanaa ee aad maqashay xiligii maalinimada ama duruustii aad maanta soo dhigatay IWM

Page 34: sidee wax loo xasuustaa

presenter:-Mohamed Ali Mohamed 34

2. Dariiqada Labaad

• Dariiqada labaad ee aad ku soo ceshan karto xusuusta waxyaabahii ku dhaafay waa adiga oo lugeeya oo socda in masaafo ah, iyadoo ay isku xidhan yihiin hadba socodka qofka aadamaha ah iyo xasuustiisu, isla markaana masaafo sadex KM ah oo uu maalin walba qofku lugeeyo ay door weyn ka qaadanayso in xasuustiisu hagaagsanaato mar kasta oo da’diisu ay sii weynaato

Page 35: sidee wax loo xasuustaa

presenter:-Mohamed Ali Mohamed 35

3. Dariiqada sadexaad

• Hoos u dhigga miisaanka jidhkaaga ayaa kaa caawinaya in xasuustaadu si wanaagsan u shaqayso, iyadoo dhamaan tijaabooyinkii la sameeyey ay ka soo baxeen saamayn uu miisaanka qofku ku leeyahay xasuustiisa.

Page 36: sidee wax loo xasuustaa

presenter:-Mohamed Ali Mohamed 36

4. Dariiqada Afraad

• Jirdhisku wuxuu kobciyaa xusuusta, waayo waxuu kordhiyaa dhaqdhaqaaqa wadnaha, deetana oxygenta (hawo) ayuu u diraa dhinaca maskaxda, taasoo sababta inay xusuusta si wacan u shaqyso.Tan kale jirdhiska wax uu yareeyaa stresska kaas oo u xun xusuusta.

Page 37: sidee wax loo xasuustaa

presenter:-Mohamed Ali Mohamed 37

5. Dariiqada shanaad

• Sida aanu horay u soo sheegnay in isbedal ku yimaado xusuuta ,waxaa ka mid ah isbedalada saamaynta ku yeeshay cimriga, markastoo ay da,da sii kororta isbedel ayaa ku yimaada xusuusta. Sidaa darteed sida uu jirkaagaba ugu baahan yahay layli ayuu maskadaada u baahan tahay layli, waxaana lagu laylin karaa sida xafidida quraamka kariimka ah, haddii kale waxaa halis ah lumista xusuusta, haddaan la isticmaalin.

Page 38: sidee wax loo xasuustaa

presenter:-Mohamed Ali Mohamed 38

6. dariiqada lixaad

• Waxaa jira cunooyin haddii aad cuntid ay kobcinayso xusuustaada sida ay sheegaan qubarada sayniska sida duxda laga helo kaluunka nooca tuna,sardines iyo salmon iyo waliba saliida nooca (olive oil). Vitamin C iyo Vitamin E oo laga helo faruutiska sida liinta oranges, red grapes iyo strawberries. Vitamin B oo laga helo hilibka iyo caleenta cagaaran, waxay vitaminadani kobciyaan xusuusta.

Page 39: sidee wax loo xasuustaa

presenter:-Mohamed Ali Mohamed 39

7.Dariiqada todobaad• Waxaynu wadda og nahay in wax wanaagsan ama

wax xiis leh aynu aad u xusuusano, tusaallo haddii aan u soo qaadano wiilka 10 jirka wax uu aad u xasuustaa magacayada ciyaartooyda kubada cagta ee kooxaha yurub, laakiin uusan xusuusan taariikhda nabigeena (scw). Sababtana ay tahay waxaa loo yeelay xiiso iyo soojiidasho dheeraad ah iyo dhiiro galin inuu wiilkaa xafido magacyadooda iyadoo lagu baxiyay lacag fara badan. Sidaa darteed waxa aad rabto inaad xusuusto waa in xiiso ama isku day meesha taallaa.