Upload
phamxuyen
View
252
Download
1
Embed Size (px)
Citation preview
JAHMUURIYADDA DIMOQRAADIGA SOOMAAUYA
WASAARADDA KALLUUMEYSIGA, &KHAYRAADKA BADDA
WAAXDA CILMI BAARISTA
MAGACDA & MUUQAALKAKALLUUNKA
JAHMUURIYADDA DIMOQRAADIGA SOOMAALIYA
WASAARADOA KALLUUMEYSIGA, &KHAYRAAOKA BADDA
WAAXDA CILMI BAARISTA
MAGACDA & MUUQAALKAKALLUUNKA
Waxa Qoray: SAMAROON CUMAR GEEDI
QIIMAHA
Sh. So. 100
17
16 15
1. Isha.?. L»ft» madaxa.
3. Mas**-*
4. XangiTIf1
5. BsJtlMyoode.. Khadtca dar«enV =7» Mur'"*v»d* lidhka
8. Put^fl"
q.
10.
" '.-?.13.
M,
15.
'e.
17.
Kel1 i<ìfl.
fi i 5h h»>
Kiidtne
Calool .Be^r»Kadne.••'a-ifvo.
Mlioyada
C*r~a'-
TUSMAHA BUUGGA
Eragya Wasiirka . 3
Mahad-Naq \
Hordhac 5
Muhimadda Kalluunka 6
Sameyska Kalluunka 8
Notosha Kalluunka 10
Aqoonsiga Kalluunka 12
Magac-Bìxinta Kalluunka 19
Magaca Kalluunka 23
Sawirrada Kalluunka 30
Dhacdo Naadir ah 39
Bibliography Kalluunka
éRAYGA WASIIRKA
Baahi weyn ayaa in mucido ahba loo qabay helitaankamagacda saxa ah ee kalluunka dalkeenna looga yaqaan lyowixii macluumaad ah ee la xiriira xilliyada ay yimaadaan iyoslda u kale barian yihiin.
Weydiimo iyo caddeymo ku saabsan arrimahaas ayaanaga soo gaaray dad Soomaali iyo shisheeye isugu jira oodaneynayey in ay ku soo bliraan kalluumeysiga lyo suuq-geyntiisa.
Ammuurahaas oo Isbiirsaday darteed ayey Wasaaraddaula muuqatay iyada oo la kaashaneysa aqoon-yahannadeeda, in ay bilowdo cllml-baarlsta Magacda iyoMuuqalka Kalluunka BJyaheenna, (Macaan iyo Dhanaanba).Hawshaas oo hadda gacanta lagu hayo waxa qeybteedii horeka soo baxay natiijooyinka lyo waxtarka uu buuggan yarlxambaarsan yahay.
Akhristow, waxaan hubaa in aad ka hell doontld waxy-aabo badan oo ku ca!'s gellya, kuwaas oo anfici kara cldkasta oo heer walb? ' - <ga oo ku raja weyn In uu ka jawaabldoono weydilinnil hore noo soo gaarey.
Iyada oo tanl ay tahay qorlddii u horreysay "First Edition"ayaan filayaa in cllml-baarìstan qeybteeda labaad uu ka soobixl doono buug si tafaftiran u qoraya dhammaan magacdaiyo sawlrrada khayraadka biyaha.
Waxaan ammaan u soo jeedinayaa dhammaan dadkiigacanta kageystay soo saarldda buuggan, gaar ahaanwaxaan ku bogaadinayaa Jaalle Samaroon dadaalkll iyo waq-tlgil uu u huray cllml-baarista.
Ugu dambeyntll, waxaan soo dhoweyneynaa clddiitalooyin ku bllrln, dhalill ama ammaanba heysa.
AADEN MAXAMED CALI- Wasiirka -
MAHAD-NAQ
Waxaan mahad ballaaran ujeedinayaa dhammaan dadkiigacanta igu siiyey hirgelinta cilmì-baahsìan, gaar ahaanWASIIRKA oo mar walba igu dhiiri-gelinayey in hawshan aanka sai gaaro, isaga oo sijoogta ah ula socdey hadba heerka aymareyso.
Sidoo /ra/e, waxaan mahad u celinayaa AgaasimahaWaaxda Cilmi-baarista, la maareeyahay SMP, iyo Agaas-imaha Suuqa Casriga oo aan ka helay talòoyin iyotaageeraba.
Isuduwayaasha Wasaaradda, madaxda iskaasha-tooyinka kalluumeysiga iyo dadkii sida gaarka ah aan uwareystay dhammaan xusuus boy iga mudan yihiin.
Dhinaca farsamada iyo sawir-qaàdista waxa si hagarla'aan ah gacan (igu siiyey Jaalle Warfaa, waxanan u hayaaabaal aan duugoobeynin.
SAMAROON CUMAR GEEDICllml-baaraha & qoraha buugga
HORDHAC
Xeebta dalka gobollada ku yaal waxa mid kasta ka jiramagac kalluun oo u gaar ah deegaankaas, iyadaoo aysan jirinmagac dhex-dhexaad ah oo la wada garan karo. KalluunkaXamar looga yaqaan Yuumbi, waxa Bari looga yaqaanTaraaqad, halka Woqooyi uu noqonayo Deerik, J/HoosenaNguru. Halkaas waxa ka yimid is-fahamwaa. Sidaas darteedayey Wasaaraddu go'aansatay in ay bilowdo cilmi-baaris.Ujeeddooyinka laga lahaana waxa ugu muhiimsanaa:
1. In la soo urursho dhammaan magacda kalluunka eegobollada ka jira.
2. In la helo muuqaalka (sawirrada) kaliunka iyo khay-raadka kale.
3. In la isku dubarido, kaddibna buug iyo posterro laga sbosaaro, kuwaas oo lagu baahinayo dalka oo dhan.
Hawehaas oo aad u ballarneyd, waxay lagama maarmaanu tahay shaqooyinka iyo adeegga ay Wasaaraddu ummaddau qabato. Natìijooyinka cilmi-baaristani waxay wax weyn katari doonaan dhinacyada: '
1. Tlrakoobka: Waxa sahlanaanaya soo ururinta iyohabeynta wax soo saarka. Waxayna caawineysaafidiyayaasha soo ururiya xogtaas.
2. Suuq-geynta: Waxa seyladaha adduunka ee kalluunkalagu soo bandhigi karaa noocyada kaliunka ee dalka siaan qeybteenna u qaadanno.
3. Wada xiriirka: Hay'adaha ku hawlan cuntada, ama horu-marinta kalluumeysiga ha noqdaan kuwa caalami ahama kuwo goboleed, waxay badanaa soo warsadaan xogku saabsan khayraadka biyaha dalka. Markaas waxafududaajieysa in si dhaqso leh loogu jawaabo iyo ciddiikale ee dani ka hayso xogtaas.
In ka badan saddex bilood ayey socotey cilmi-baaristu,iyada oo bilaabantay 24.10.86. Waxa sahan iyo baaris lagusameeyey xeebta dheer ee dalka min Saylac ilaa R/Kiyam-booni. Qorshe waqtiyeysan ayaa goob walba lagu tegey.waxa mudnaanta la siiyey lix goobood oo kala ah Saylac,Berbera, Bosaso, Hobyo, Muqdisho iyo Kismaayo, iyada ooloo arkayey in ay matali karaan inta kale.
Dhinaca kale, waxa laga fursan waayey in tijaabo yar"pilot" laga sameeyo magaalo-madaxda ka hor inta aanhawsha weyn la guda-gelin. Tijaabadan oo socotey intii udhexeysay 1 — 7dii Oktoobar, waxay ìfisay meelo badan ooshaki ka jirey.
Halkan kama muuqdaan sawirradii midabka lahaa ootiradoodu dhamayd 300, hase yeeshee waxaan filaynaa in ayku soo baxaan buugga dambe, waayo way dhib badan tahaydaabacaadda iyo badinta sawirrada midabka leh.
Waxa mudan in aan la illaawin ujeeddada buuggan yarlaga leeyahay oo ah inuu aasaas u noqdo kuwa dambe iyoinuu caawiyo dadka kalluunka ka ganacsada, tirakoob-ayaasha iyo cilmi-baareyaasha. Sidaasdarteed qaladaad yar-yar waa laga heli karaa, isla markaas yaan laga filin wax aanloogu talo gelin.
MUHIMADDA KALLUUNKA.
Keydka noolaha biyuhu waa mid dhammaan kara, haddiiaan laysku mashquulin kordhinta tarankisa, sida beerista,xannaaneynta, deegaan u daryeelka iyo dib ugu abuuriddanoole kale meelaha ay ku yar yihiin. Haddii aan taas la yeelinwaxa dhici karta in la gaaro heer kalluunku ku filfaan waayobaahida dadka.
Wax soo saarka kalluunka ee adduunku si aad ah ayuu ukordhay kontonki sano ee u dambeysay, waxa uu ka sookacay sannadkii 1938kii 20 malyan oo tan ilaa in ku dhow 83milyan oo tan sannadkii 1982kii. Korodhka intaas le'eg waxauu ku yimid horumarka laga sameeyey dhinacyada farsa-mada iyo aqoonta kalluumeysiga Shaxda I waxa ka muuqdaWSS-ka adduunka sannadihii 1980 - 84.
'000 tons
Sannadaha 1980 1961 1982 1983 1984WSS-ka 71.996.3 74,859.4 76,590 1 76,845.9 82.769.8
Shaqo ahaan kalluumeysiga waxa ku hawlan qiyaas 10-12 milyan oo qof, iyadaootiro intaas le'eg ay kaxoogsadaanwarshadaha u adeega kalluumeysiga, sida kuwa doonyahaiyo maraakiibta dhisa, kuwa habeeya iyo kuwa qalabka kalesameeya.
Cunista kalluunka aad ayaa loogu kàla geddisan yahay.Arrintani waxa laga yaabaa in ay in badan ku xiran tahaydhaqanka, dakhliga, diinta iyo helitaanka ama waayitaankakalluunka. Wadammada koonfurta Ameerika waxa la doorbi-daa hilibka, halka Bariga fog kalluunku uu muhiim ka yahay.Shaxdan ayaa faahfaahin ka bixineysa cunista kalluunka.
Wadamada horumaray 23.5 kg/headWadamada soo koraya 7.4 kh/head
Wadamada Hantiwadaagga 11.3 kg/headCelceliska adduunka 11.8 kg/head
Dalkeenna cunista kalluunka aad bay u liidataa, inkastooyididiilofiican ay leedahay sannadahandambe. Waxaqiyaasahaan qofkii ku soo beegmayasannadkii 0.4kg/head (1986).
Suuq-geynta kalluunka waxa uguhorreeyadalkaKanadaoo sannadkii 1982ki dhoofiyey kalluun ay ka soo gashaylacagdhan 1291 milyan Doollar. waxasoo raacaMareykankaiyo Jabaan. Wadammada soo koraya Chile iyo Mexicn ayaadhoofintoodu fiican tahay.
8
Mar haddii taranka dadka ee adduunka oo ah 2% sannad-kiiba, uu ka badan yahay heerka korodhka cuntada oo ah1.5%, kalluunka ayaa ah keydka mustaqbalka laguxisaabtamayo.
SAMEYSKA KALLUUNKA
Sida ka muuqata, (figure II) waaxyaha ay ka koobantahay xabbad kalluun ihi waxa ay kala yihiin:
1. Lafo "Qalfoof".2. Muruq.3. Maqaar iyo baalal.4. Uur ku jir sida xiidmaha iyo beerka.5. Madax ku jir sida maskaxda iyo indhaha.
Hase yeeshee, waxaa waaxyahaas ugu muhiimsan intamuruqa ah oo aan ka badneyn 30 - 40% miisaanka kalluunka.Taas macnaheedu ma aha in inta kale aysan faa'iido lahayn,balse waxa loo beddeli karaa badeecooyin kale oo si toos ahiyo si aan toos ahaynba ugu soo noqda aadamaha sida fishmeal.
Muruqa kalluunku waxa uu ka sameysan yahay (inkastaoo ay yara kala geddisan tahay kalluunada) qiyaasta soosocota:
Protei nDufanMacdanBiyo
20%5%5%
70%
Kalluunku waxa uu ka protein badan yahay hilibka,waxana la caddeeyey in 100gm oo kalluun ah ay ku jirto 18.5%protein ah, halka hilibka qiyaastaasle'eglagaheli karo 16.5%.
Dhinaca kale proteinka kalluunka laga helo waxa uudhan yahay 14% proteinka laga helo dhammaan waxyaabahala cuno.
NOLOSHA KALLUUNKA
Qaybaha lyo Shaqooylnkooda.
Qolofta: Waxay ka ilaalisaa jeermiska iyo dhaawacyada jir-kiisa wax u dhimi lahaa. Dheecaan ayuu jirka kalluunku siidaayaa kaas oo loo maleynayo in uu ka caawiyo dhaq-dhaqaajinta qolofta iyo in biyaha dhexdooda uu si sahal ahugu dabaasho.
Baalasha: Waxay ka caawiyaan socodka, leexashada, joog-siga, dib u socodka, is-dheelitirka iyo qumaati u taagnaanta.Kalluunka dheereeya waxa u gaar ah baal dabeed u eg dayaxbilow ah, halka kalluunka socodka gaaban leh dabadiisu ayballaaran tahay.
Indhaha: Woxoogaa wey dhaq-dhaqaaqi karaan, waxnabiyaha dhexdooda wuu ku arkaa, inkasta oo me e I dheerwaxba uusan ka arag.
Dhegaha: Ma laha dalool dibadeed, waxayna dareemi kar-aan wixii gariir ah ee soo gaara. Shaqada dheguhu kumakoobna wax maqalka oo qura ee waa organno dheelli-tirajirka kalluunka.
llkaha: Qaar ilko leh iyo kuwo ay ka maqan yihiinba weyjiraan, halkaas waxa laga garan karaa nooca cunno ee kal-luunkaasi uu quuto hilib ama caws.
Waafyaha: Kalluunku waxa uu ka neefsadaa waafyaha,waxana ku filan Oxygenta yar ee ku mìlan biyaha oo qiyaasahaan noqoneysa 10cc halkii l'itirba halka hawada aan neef-sanno ay ku jirto 200cc oo Oxygen ah litirkiiba. Marka kal-luunku uu neefsanayo wuxuu qaataa biyo si uu u dulmariyomiiqyada waafyaha halkaas oo O2-ta iyo CO2 la iskuweydaarsho.
Urlnta: Kalluunku wax wuu urln karaa waxana shaqadaas uqabta dulalka. Urlntu kalluunka aad bey m uhi i m ugu tahay,waayo waxa uu ku raadsadaa cuntadiisa, waxana uu kagatogaadaa cadowgllsa.
10
Dheefshfidka: Cuntadu marka ay caloosha gaarto waa lajajabiyaa, waxana loo gudbiyaa mindhicirka, halkaas oo lagusii shiiday ayaa lagaga nuugaa wixii nafaqo leh, inta kalenadebidda ayaa loo qashin saaraa.
Taranka: Badiyaa ukunta dheddigga iyo minida labka ayaabiyaha lagu wada sii daayaa, halkaas oo bacrintu ay kadhacdo. Waxa sinjiyada kalluunka qaarkood nolosha ay kubJlaabaan lab ahaan, waxayna marka dambe isu beddelaandheddìg. Kalluun waxa laga yaabaa inuu bacriyo sinji kale,hase yeeshee waxa ka dhashaa ma sii tarmo. Waxa marar dhifah dhacda in kalluun qura uu mar keliya sii daayo ukun iyomini.
Kalluunka carjowda leh iyo qaar ka mid ah kuwa lafta lehayaa ilmuhu ku dhex abuurmaa uurka hooyadiis, kaddibmarka dheddigga iyo labku ay kulmaan. Kalluunkaa waxa ugaar ah taran badan oo noolaha kale lahayn. Qaar ka mid ahayaa mar keliya dhali kara ilaa toban tnilyan (10,000,000) ooukumood, hase yeeshee wax yar ayaa ka badbaada dabeec-adda qallafsan iyo cadowyada isku xakuma sida ay u kalaxoog weyn yihiin.
11
AQOONSIGA KALLUUNKAMa sahlana in noolaha biyaha oo dhan si sax ah loo kata
garto, gaar ahaan marka arrintu ay khuseyso sinjiyo iskusifaad dhow. Buugag iyo qoraallo badan aya ladiyaarshay siay u adeegsadaan dadka kalluumeysta, kuwa gada iyo cilmi-baareyaashu. Kalluunka waxyaabana Iagu kala garto waxa kamid ah:
Midabbada: Waxa kalluunku uu ku kala geddisan yahaymidabbada uu Eebbe ku dheehay.
Muuqaalka; Dhererka iyo ballaarka ayaa ah sifooyin kal-luunka Iagu kala garto. Qaar yar-yar, kuwo waaweyn, kuwoballaaran iyo kuwo dhuuban intaba wey leeyihiin. Fig. IV.
Madaxa: Waa astaan muhiim ah oo kalluunku ku kala ged-disan yahay. Bai u fiirso. Fig. V (a) iyo fig. V (b).
Baalasha: Noocyada halkan ka muuqda ayaa tusaaleinoogu filan baalasha kala duwan ee kalluunka. Fig. VI (a) iyoFig. VI (b).
Indhaha: Goobta ay indhuhu ku yaallaan iyo noocyadooduwaa calaamado muhiim ah. Fig, VII.
Tirada Lafaha Baalasha "Fin splnes": Hadday yihiin baal-asha dabada iyo kuwa dhabarka, tirada lafahoogu wey kalageddisan tahay kalluunka kala duwan, waana astaan Iagukala garto.
Qashaarka "scalea": Tirada qashaarka kalluunka oo lagatiriyo laynka dareenka "lateral line" ayaa iyana,muhiim ah.Calaamad gaar ah: Wax muuqda oo calaamad ali oo u gaarah kalluunka haddii ayjiraan waa Iagu kala sooci karaa, haseyeeshee waa in ay ahaataa mid aan loo geysan.
Waxa dhici karta in la helo kalluumo intaas oo sifaad ahwadaaga, waxa markaas lala kaàshadaa nin khabiìr ku ahnoocaas la baarayo, ama waxa la geeyaa labooratori si anali-sis loogu sameeyo.
12
MAGAC BIXINTA KALLUUKAMagacda kalluunka ee dal walba u gaar ah waxa ka dhas-
hay dhibaatooyin dalkaas gudihiisa iyo dibeddiisa, taas ookeentay in la wada garan waayo marka kalluun lagaga had-layo doodaha cilmiga ah ama shirarka. Waxa adkaaday inganacsatadu dalabkooda ama waxa ay rabaan in ay dhoof-tyaan si sax ah u gudbiyaan,
Waxa laysku dayey in magacda Ingiriiska ah la istic-maalo, hase yeeshee iyaga laftooda ayaan ka dhibaato yareynkuwa kale. Sidaas darteed waxa lagu heshiiyey in magaccaatami ah oon dalna lahayn la jdeegsado.
Magacdaas oo loo yaqaan MAGACDA CILMIGA AH ama"SCIENTIFIC NAMES", waxa habeyntooda u xilsaaran gud-diga loo yaqaan "International Commission of ZoologicalNomenclature". Haddii ay dhacdo in kalluun cusub la arko,waxa magaciisa iyo sifaadkiisa laga diiwaan-geliyaaguddigaas.
Runtii ma fududa ama suurta-galba ma aha helitaankaaqoonsiga dhabta ah ee kalluun walba oo ka mid ah in ta kabadan 18,818 sinji ee la shegay in ay jiraan, waayo sinjiyadakalluunku ma aha kuwa aan iska beddelin sidii ay ku dhas-heen ee waxa ay la socdaan isbeddelka joogtada ah eedabeecadda.
Magaca Cilmiga ah ee kalluunka loo bixiyaa,waxay kayimaaddaan nidaam taxan oo la iskugu raae-faaciyo amakoox-kooxeéyo kalluunka oo loo yaqaan abla-ablayn.Nidamkan waxa markii u horreeysey isku taxlujiyey ninkii laoran jirey Aristotle (322 B.C.) oo xayawaanka u kalaqaybshaysiddeed kooxood. Kaddib waxa sii horumariyey Carolus Lin-neaus (1707- 1778).
Abla-ablayntu waxay sahashaa dib u tixraaca asalkanoolaha. Haddaba haddii aad heshid magaca cilmiga eenoolaha, isla markaasna aad taqan abla-ableynta, waxa aadhalkaas ka ogaan kartaa macluumaad badan oo noolahaaskhuseeya, waxaanad aaran kartaa wuxuu waxtar leeyahay,
19
Nidaamkani waxa uu caadi ahaan ka kooban yahay tod-doba jaran-jaro, inkastaoo mararkaqaarkoodiyagalasi! kalajajabiyo. Toddobadu waxay kala yihiin: Boqortooyo {kingd-om), Phyla (fayla), Gacal (class), Dir (order), Bah (family),Duul (genus), Sinji (specìes).
Noolaha waxa guud ahaan loo kalaqeybìyaa labo boqor-tooyo oo kala ah: Boqortooyada dhirta iyo xayawaanka (plant& animai Kingdom). Haddii aan sii raacno boqortooyadaxayawaanka, waxa loo sii kala jabin karaa 10 phyla, Tobank-aas phyla mid walba waxa uu u sii kala baxayaa Gacallo.Haddii aan sii fiirinno Gacallada Phylada Chordata, waxaynoqonayaan shanta kala ah:
1. Pisces: Tusaale: Kalluun2. Amphibia: Tusaale: Rana3. Reptilia: Tusaale: Diinka4. Aves: Tusaale: Shimbiro5. Mamrnalia: Tusaale: Dadka.
Nibirinka oo markii hore lagu tirin jirey. Phylada Piscesayaa markii dambe la ogaaday in uu maamal yahay. Argoos-atadu waxay galaysaa Phylada Arthropoda. Farabadanta iyoduushadu waxay raacsan yihiin Phylada Mollusca.
Shanta Gacal ee phylada Cfiordata mid walba oo ka midah waxay u sii kala baxaysaa dhowr dir oo kiiba uu u sii kalabaxayo baho oo laftoodu sii noqonaya duulal ilaa ay ka siinoqdaan sinjiyo.
Waxa nidaamka noocaas ah aan ku matali karnaa ada-reeska guryaheenna oo warqad kasta oo la soo diraa ay toos uimanayso adareeskaas. Bai ka bogo tusaalaha sida ay isugudhìgmi karaan:
Abla-ablayn Clnwaan
BoqortooyoPhylaGacalDirPahDuulSinji20
AnimaiChordataTelestomiClupeiformesSalmonidaeSalmoCiarkii
*
Qaarad ,DalGobolDegmoLaanWadadaGuri lamb
AfrikaSomaliaBanadìrHawl-wadaagX/TaakoKacaanka99999
U fiirso, boqortooyo waxay u dhigmi kartaa (Analogy)Qaarad, kuwa kalena sida ay iskugu aaddan yihiin. Magacacilmiga ee kalluunkaas loogu yeerayo waxa uu noqonayaa"Salmo clarkii". Mid kasta oo jaranjaradaas ahi waxay kasoocaysaa kalluunka kuwo kale, xayawaan waxay ka soocey-saa dhirta, Chorodata waxay caddeynaysaa in araxley yahay,Teleostomi waxay ka reebeysaa wixii aan laf lahayn, sidaasayey mid walba u sii sifeyneysaa kalluunka ilaa laga gaarosheyga laftiisii.
Magacda cilmiga ah dhammaan si laatin ah ayaa looqoraa, waxay doonayaan ha ahaado markii hore. Kalluunwalba waxa la siiyaa labo magac oo kala ah kan duulkiisa iyokansinjigiisa. Magaca hore waxa lagubilaabaaxarafweyn, kalabaadna xaraf yar. Waxa badiba la raacshaa magaca qofkakalluunkaas helay iyo sannadkuu helay sida: Melanogram-mus aeglefinus (Linnaeus) 1758.
Dalkeenna magacda kalluunku waa ay kooban yihiin,waxayna tilmaamaan midabkiisa ama qaabkiisa sida ago-li ee re iyo guduudow,' qaarna waxay tilmaamaan fai uu kal-luunku sameeyo sida Codweyn oo Ingiriiskana lagu yiraahdoCroaker oo macnaheedu yahay guuxe ama reeme. MagacdaSoomaaligu ma aha kuwo cilmiyeysan, sidaas darteed yaabma laha haddii 5 ama 10 kalluun uu hai magac ka dhexeeyo.
Inkasta oo magacda gobolladu ay kala duwan yihiin,haddana xiriir ayaa ka dhexeeya sida ay isugu dhow-dhowyihiin. Cilmi-baaristan waxa ka soo baxay 80% magacdalabada gobol ee Awdal iyo W-Galbeed ay isku mid yihiin.Dhinaca kale waxa muuqatay in L/Qorey ilaa Garacad magackalluun oon is-khilaaf badan lahayni ay ka jiraan.
Hobyo ilaa C/Axmed magac isku mid ah aya la'ga helikara. Hase yeeshee waxaa suurto gai ah in meelahaqaarkoodkalluun laba magac looga yaqaan, halka meelaha kale magackeliya laga haysto, taasina ay keento in loo qaato in magacduay kala geddisan yihiin.
21
Kismaayo iyo Baraawe wey ka geddisan yihìin dalka inti-isa kale, iyaga laftooduna wey kala duwan yihiin. Magacdunawaxa ay yihiin Baajuun iyo Barwaani.
Haddii aad u fiirsato magacda G. Awdal, W. Galbeed, iyoBari waxaad arkaysaa in magac badani asal ahaan ay ka soojeeddo Carabi, sida Makhnus, Qud, Kalbirì baxri iyo Fuluus.Banaadir waxa ku jira magac Talyaani ah, sida Iskaambo iyoFangalaati.
Guud ahaan cilmi-baaristu waxa ay soo ururisay magacgaaraya 600, oo tilmaamaya 100 kalluun oo u kala baxasidatan:
— Kalluunka badda: 70.— Labaax: 10.— Kalluunka Webiga: 8.— Qolofleey: 3.— Ayax badeed: 1.— Kuwo kale: 8.
Marka laga reebo kalluunka webiyada iyo qolofleyda,kalluunku waxa uu u kala baxaa sida soo socota:
Kalluun qareed (Demersal fish): 25.Kalluun Madoobe (Pelagic fish): 39.Xeeb-joog (Coastal fish):*16.
Tirada noocyada dalkeenna laga heli karaayo aad beyuga badan tahay inta kor ku xusan, hase yeeshee waxadhacda in ilaatoban kalluun hai magac ka dhexeeyo. Tusaale:Goatfish waxa jirta in ka badan 16 noe, Soomaalidunawaxayu taqaan Labo-garle ama Fangalaati.
Cilmi-baaristu waxay soo bandhigeysaa shax koobaysamagacda kalluunka ee muhiimka ah ama ganacsi galka ah,kuwaas oo si qalad ah meelo badan loogu qorey.
22
(FIS
H N
AM
ES
)
MA
GA
CD
A
KA
LLU
UN
KA
Woq
ooyl
Ful
uus
Kal
bul
baxr
iC
arab
iQ
udA
bush
ook
Muk
hnuu
sD
awac
oK
umal
Car
uusa
Siis
aan
Labo
gad
hle
Xilw
aS
akhl
adC
aqaa
m
Gax
aash
Afd
heer
eC
awra
dC
ursi
nX
imaa
ri
Bar
i
Suc
baan
Lool
aaq
Car
abi
Faar
deC
aydi
Maq
naf
Daw
aco
Gac
oorr
eFu
urIs
miir
Labo
gar
leX
ilwa
Silq
oG
anaa
d
Gax
aash
Afd
heer
eT
unbu
urD
hocd
hocl
eD
hoco
dhoc
le
Ban
aadl
r
Suc
baan
Ey-
maa
yoC
aano
odS
hool
eyC
aydi
Sim
ibi&
jT
ixsi
-gaa
dFu
nni
Maa
mbr
yoS
aafit
Fan
gata
ati
Xal
aaw
iTa
qo a
ma
Silq
oA
luus
o am
aS
ubsa
alim
Cag
oole
am
aD
huub
anM
iraam
irS
huur
e ga
leB
irbi r
owX
abko
ole
J/H
oose
Ful
uus
Taad
aM
kidh
iM
utum
buD
agaa
Uba
biN
uufi
Fum
me
Boo
noTa
asi
Imko
oma
Kuu
kuT
akaa
Kis
umba
Tan
guija
afa
Bor
asi m
bo
Mki
dhi
Kaa
we
Ki-o
ofa
Eng
llsh
Nam
es
Dol
phin
fis
hS
hark
suc
ker
Mul
let
Nee
dle
fish
Sar
di n
eW
olf
herr
ing
Indi
an f
iat
head
Cat
fis
hP
arro
t fis
hR
abbi
t fis
hG
oat
fish
Jack
pom
phre
t^C
obia
Baf
acud
da
Em
pero
r S
cave
nger
Long
fac
e em
poro
rM
ulle
tRe
,d S
trip
ped
sea
brea
mY
ejlo
w f
inne
d se
a br
eam
Scl
entlf
lc N
ame
Cor
ypha
ena
hipp
urus
Ech
enei
s na
ucra
tes
Mug
ilida
e sp
p.A
lben
nes
hain
sS
ardi
nella
fim
bria
teC
hiro
cent
rus
dora
bP
laty
ceph
alus
indì
cus
Tac
hysu
ridae
spp
.S
caru
s gh
obba
nS
igan
us s
pp.
Mul
lidae
For
mio
nig
erR
achy
cent
ridae
Sph
yrae
nida
e
Leth
rinus
neb
ulos
us
Leth
rinus
min
iatu
sLi
za n
ebul
osus
Arg
yrop
s fil
amet
osus
Aca
ntho
pagr
us t
atus
basa
liF
aras
Fara
s
féJk
um
oo
iBF
aard
eX
aarc
unS
iisaa
nS
iisaa
n
Mar
afao
Sno
oxM
uray
khB
aaq
T~
ìa m
oo
rL/a
ll lool
Bur
quc
Has
arX
adda
asS
ubul
qàa
d
^e
n
Sni
rwo
Sey
nub
Tab
adB
axri
yah
Gaa
doow
eF
aras
Can
bars
heG
aado
owe
Uku
moo
leF
aard
eX
aarc
unS
iisaa
nS
iisaa
nS
iisaa
nM
araf
adS
hoox
Mur
akh
Baa
qF
uund
oF
uund
oA
fwaa
xS
oman
aallk
o ad
agB
aaq
Cod
wey
nT
araa
qad
Shi
rwo
Bic
reed
Tab
adiin
Bax
riya
hG
abar
aare
Gab
araa
re
Birb
i row
Daa
nbiri
Daa
biri
cadd
eD
iirm
oo
leU
kum
oole
Kha
raar
eD
haw
anbe
Kax
anK
ho
mb
oro
Kax
an g
eesl
eA
roo
s m
aany
oS
hoox
Aan
isho
wO
ongi
Kun
gu-s
abaa
naS
ulsu
ulS
ulsu
ul
Maj
inos
Nke
eko
Bar
red
silv
ery
sea
brea
mS
ail
fish
Bla
ck m
arlin
Bar
red
flag
-ta
ilS
oldi
er f
ish
.H
alf-
beak
Ma-
una
tum
ba
kuY
ello
w m
arke
d bu
tter
flyK
itaar
aK
ulun
guw
eK
uuju
Kul
ungu
we
Ta-ii
Ibaa
wa
Kin
koo
y ca
rbee
dGon
naK
iinko
oyS
amad
uul
Soò
ray
yaxa
as
Quu
qle
Doo
l dool
Laqa
nto
Yuu
mbi
Dhi
iglo
wS
eynu
bJe
eder
Bax
reed
Sha
nlo
Keb
elim
aany
o
Gon
naFu
bbe
fub
be
Ling
aK
ooko
Tan
da k
ole
Ngu
ruK
iboo
ma
Ngu
ruK
ibom
a m
jana
Ngu
ruK
i-u
ufa
lyedi
Sur
geon
fis
hB
ande
d su
rgeo
n fis
hB
row
n un
icor
nM
ooris
h id
ol
Piv
e sp
ot h
erri
ngM
ilk f
ish
Har
dy h
ead
silv
ersi
deW
aist
coat
tr
igge
rfis
hB
ridle
tri
gger
fish
Fou
rthr
eads
thr
eadf
inT
hrea
dfin
bre
amT
wo
band
edse
a br
eam
Liza
rd f
ish
Cro
aker
Bar
red
span
ish
Mac
kere
lF
rigat
e m
acke
rel
Str
eake
d sp
anis
h m
acke
rel
Yel
low
fin t
una
Wah
ooS
ickl
e fis
hB
at fis
h
Che
imer
us
nufa
rIs
tiophoru
s pl
atyp
teru
sM
akaì
ra indic
aK
uhlia
tae
niur
usH
olo
centr
ides
sp.
Hem
iram
phus
far
Pom
acan
thrid
aeA
can
thru
s le
ucos
tern
onT
riost
eguu
sN
aso
spp.
Zan
clus
corn
utu
sH
ilsa
kel
eC
hano
s ch
anos
Pra
nesu
s pì
ngui
sB
alis
toid
es c
onsp
icill
um
Suf
flam
en f
raen
atu
Ele
uthe
rone
us
tetr
adac
tyiu
mN
emip
teru
s to
luA
cant
hrop
agru
s bi
fase
i atu
sS
aurd
ia tum
bul
Sci
aeni
dae
spp.
Sco
mbe
rom
orus
com
nrìe
rson
iE
uthy
nus
affin
isS
com
bero
mor
us p
lurilin
eatu
sT
hunu
s al
baca
res
Aca
nth
ocy
bu
im s
ola
ndri
Dre
pane
punct
itaP
lata
x pln
natu
s
Sin
agu b
Boo
raad
Boo
raad
Box
aara
hQ
arda
boC
ayji
Fuu
r
Dee
roD
abaa
l-qat
Kor
ow b
aalle
Sum
maa
nG
oshi
r
Caa
llo
Doo
rab
Duu
si
Shi
iraan
Nim
iraan
iA
buse
efM
uqar
amC
olc
ool
Sub
ii
Gab
araa
reLi
faas
Boo
raad
Can
gub
Box
aara
hQ
arda
boC
ayji
Fuu
rS
inag
uban
Sin
agub
anD
abaa
l-qat
Kor
ow b
aalle
Sum
maa
nA
seeb
oG
uduu
dC
aallo
Mak
oD
oora
bA
fka
too
bS
hoof
eS
hiira
anS
haah
Nim
iraan
iS
araa
ciim
oM
uqar
amC
olc
ool
Sa m
a te
rD
umm
ad
Muu
mbo
wC
aa
ri-j
oo
gB
oora
adC
angu
bS
holi-
boora
dT
arta
boC
ayji
llwaa
Can
gub
San
nuur
oM
eylo
nB
uwaa
yW
aaye
erY
aaqu
urD
umaa
shi
Caa
lloM
ako
Koo
koIk
uuji
Kun
guB
aafa
Yam
beyn
iK
aws
Sho
ogo
Boo
nno
Kho
nday
Ngu
ru
Hab
shiy
aT
eva
bojo
Buf
aadi
Sha
mba
aro
Jabt
o o
r b
aro
ole
Ba
nru
Mad
ax d
haga
xS
hiira
anS
hiira
anK
hoom
aar
Nim
iraan
iM
iisha
arG
eesl
eG
odgo
'do
Milm
iloB
aalc
adde
Nril
ilim
be-iim
be
See
selis
iN
abra
anP
apan
gP
apan
kiM
beey
aK
hum
iS
umbg
uwe
Spa
de f
ish
Pin
jalo
sna
pper
Tw
o sp
ot s
napp
er/B
lack
spo
t sn
appe
rH
umpb
ack
snap
per
Spe
ckle
d sn
ap
pe
rB
lopd
sna
pper
, B
lack
fin w
rass
eB
lue
ban
ded s
napp
erS
kìpj
ack
Whi
pray
Fly
ing
fis
her
Ble
keer
's g
roup
erB
row
n s
potte
d g
roup
erT
orna
to b
ass
Pur
ple r
ock
cod
Half-
moon
roc
k co
dS
potte
d l
eath
er s
kin
Pom
pano
* D
jedd
aba c
reva
lleP
enna
nt t
reva
llyLo
ngfin
ca
valla
Tig
er s
hark
Saw
fish
Ham
mer
head
sK
ark
Less
er g
uita
r fis
hS
oupf
in s
hark
Hou
nd s
hark
Trip
tero
don o
rbis
Pin
jalo
pin
jalo
Lutja
nus
boha
rLu
tjanu
s fu
lvi f
iam
ma
Lutja
nus
gibb
usLu
tjanu
s ri
vula
tus
Lutja
nus
san
gu
ine
us
Bod
ianu
s b
jllu
nu
latu
sLu
tjanu
s ka
smir
aK
atsu
won
us p
elam
us
Exo
coet
idae
spp
.E
pine
phel
us b
leek
eri
Epi
neph
etus
ta
uvi
na
Cep
halo
phol
is s
onnera
tiE
pine
phui
us f
lavo
caer
uleu
sE
pine
phel
us g
ram
mat
opho
rus
Sco
mb.
com
mers
onia
nus
Tra
chio
ntu
s blo
chii
Ale
pes
djed
daba
Ale
ctic
s ci
liaris
Car
ango
ides
arm
atG
aleo
cerd
o c
uvi
eri
Pris
is p
ectin
ata
Sph
yrna
Zyg
aena
Rhi
nbat
us a
nnul
atus
Gal
eorh
inus
gal
exM
uste
lus
cani
s
Rab
iish
Saf
ari
Saf
ari
Yam
an g
ofe
Poi
nted
-noi
sed
stin
gray
D
asya
tis je
nkin
siD
eyra
tul
baxr
i G
arfa
ad
Som
ir S
hate
edi
Spo
tted
eag
lera
y A
ctob
atus
nar
inar
,
Sha
khaw
is
Miy
aaso
Y
ahee
ra
Blu
ntos
e sp
iny
Squ
alus
meg
alop
esD
hida
r F
arnu
ukh
Gug
uye
Leop
ard
shar
k S
tega
stom
a va
rium
MA
GA
CD
A K
AL
LU
UN
KA
GA
NA
CS
I G
AL
KA
(CO
MM
ER
CIA
I S
PE
CIE
S)
SO
MA
LI
Cayd
iS
imbili
gD
hìgl
ow a
ma
shir
wo
Sub
salim
, ga
naad
, ca
qaam
Derik
, Y
uu
mb
i, T
araa
qad
Tab
ad,
Tabadiin
, Je
edar
Laqa
nto
codw
eyn
Suc
baan
, F
uluu
sS
annu
uro
Cara
bi,
Caa
nood
Saa
fitLa
boga
rfe,
Fan
gala
ato
Sam
aduu
l, T
inle
Fun
ni,
Gac
oorr
eD
oora
b, B
aroo
le,
Jabt
oD
aabbiri
, F
aras
Sum
maan/G
adiir
Gax
ash
Yaa
quur
/Ase
ebo
EN
GLI
SH
Sar
dine
Wol
f he
rrin
gK
awak
awa
Bar
acud
aS
pani
sh M
ack
ere
lY
ello
wfis
h lu
na
Cro
aker
Do
lph
infis
hS
kipj
ack
Mulle
tR
abbi
t fis
hG
oat
fish
Thr
eadf
inC
atfis
hLe
athe
rski
nS
ai!
fish
Gro
uper
Em
pero
r/S
cave
nger
Bro
wn s
potte
d g
rouper
SC
IEN
TIF
IC
Sar
dine
lla s
ppC
hir
oce
ntr
ida
eE
thun
us a
ffin
isS
phyr
aeni
dae
Sco
mb
ero
mo
rus
Com
mer
soni
Thu
nus
alba
care
sS
cian
nida
eC
ory
ph
ae
nid
ae
Kat
uwon
us p
elam
isM
ugili
dae
Sig
anus
Mu
llid
ae
Pol
ynem
idae
Ta
chys
uri
da
eS
com
berio
des
com
mer
soni
anus
Istio
phor
us p
laty
pte
rus
Ser
rani
dae
Leth
rinid
aeE
pine
phel
us tauvi
na
OC
Mad
ax-d
haga
xM
aam
biyo
•G
eeso
ole
Miis
haar
, S
eefle
, S
arac
iimo
Neb
araa
nS
akhl
ad,
Sìlq
oT
arta
bo,
Qar
dabo
Boo
raad
Cay
jeS
eyna
bS
afan
, B
aala
lay
Baa
lcad
deM
iraam
ir, a
fdhe
ere
Caa
ri jo
og
Caa
lloA
rgoo
sto,
Isk
aam
boA
yax
bade
ed,
Gaa
mbi
riD
iin,
Qub
oH
ombo
roC
arsa
anyo
, Xar
shaa
sho
Abe
eso,
Mag
unge
Duu
sho
Tre
vally
Pom
pano
Wra
sse
Ham
mer
head
sha
rkS
awsh
ark
Tig
er s
hark
Cob
iaS
peck
led
Sna
pper
Tw
o sp
ot s
napp
erB
lood
sna
pper
Str
eake
d sp
anis
h m
ack.
Ray
sR
equi
em s
tark
Long
face
em
pero
rP
inja
lo s
napp
erP
urpl
e ro
ck c
odLo
bste
r (s
piny
)S
hrim
pT
uril
eD
olph
inC
rab
(Sw
imm
ing)
Hon
ey c
omb
Squ
id
Lutja
nida
eC
aran
gida
eT
rach
intu
s af
rican
usLa
brid
aeS
phyr
na Z
ygae
naP
ristis
pec
tinat
aG
aleo
cerd
o cu
vier
iR
achy
cent
ron
cana
dus
Lutja
nus
rival
atus
Lutja
nus
boha
rLu
tjanu
s sa
ngui
neus
Sco
mbe
rom
orus
plu
rilin
eatu
sM
ylio
hatif
orm
esC
arch
arhi
nida
eLe
thrin
us m
inia
tus
Pin
jalo
pin
jalo
Epi
neph
uius
ffa
voca
erul
eus
Pan
uliru
s or
natu
sP
enae
us m
onod
on
Cha
ryba
dis
edw
ards
iG
ymno
thor
ax f
avai
neus
Sha
rfat
oLu
usiy
aA
go
ng
oB
alla
nS
haar
ubW
aam
booy
Mal
ley
mad
oobe
Hee
ray
ama
fum
mi
akaa
m
Can
bar
Luul
Sad
afB
oco
ol
Wha
le
«AL
LU
UN
KA
(B
IYA
HA
MA
CA
AN
)
i na
pia
Car
pS
inad
o1E
utro
pia^
-C
lari
otus
Cla
rius
Cat
fis
h fF
resh
wat
e'
WA
XY
AA
BO
KA
LE
Am
berg
rts
Pea
riP
eart
shei
iS
hell
FUR
O: Q
AS
HA
R:
Wax
ay t
llmaa
nta
a dh
amm
aàn
kal
luun
ka le
h q
ashi
rka
(Sca
les)
W- XumtB- Caadoowe
BN- BirbirowJH_ Kingu Sbana
EMG- Sea Bi?eamSCI-
W-fi-BN-JH-ENG-SCI-
SummaanSumrnaanHabshiaCroupper
30
W-B-
'BN-,JH-
EMG-SCI-
DooraaabDo or abJ&btoBanruSpotted Leà-ther
commersónianus
W- Qardabot_ Qardabo
BW-JH-
ENG-SC1-
TartaboKaws
Lutjanidae
B-BN-JH-
SCI-
IstnìirSaafitTaasiBabbit FishSigamis spp
( 6 )
W-B-
BN-JH-
Eng-SC1-
RabushSafanSafanShuviRay
31
w-B-
BN-JH-
ENG-sei-
CaruusaFuurMaamblyoBoemoWrasse
W- GaxaslB- GftXasìi
BN- DHuubaanJH- Tanfu IJafa
BMC- B»p*rorSCI- Lethrinidlae
(9)
W- QawqabB- GambiriBN- GMtbirKAyax Bad.*)JH- Kamba Romba
ENG- ShrluspSCI-
32
( io )
B8NJH
ENGSCI
Labo GaudhiaLabo CarleFangaia»tiImkomaGoatfishMullidae
(11)
W-B-
B«-JH-
ENC-SC1-
DuusiAfXatoobMadax dhatfaxNrillPompano!PrachIontus bloehii
(12)W~B-
BN-JH-
EHG-SCI-
? pJ3& L _ J^3"^ * ^"^
QudFaardeShooleyMutxunbu *Weedla fichAlbene* hains
33
13) vi- XumalB- Ga-c corre
BN- l'unniJH- Furarne
EN&- Cat FifihRCT-
(14)
Squid
(15)W- DeerikB- 'TaraaqadBN- YuumbiJH- NguruENG- Spanish MackerelSCI- Scomeromorus
commersoni
34
(16)
B- MuqaramBN- GèeSleJH- Babanki
ENG- Hammerhead SharkSCI- Sphyrna zygaena
(17) -W* FarasB- CambarsheBN- DaambiriJH- SulsuulEWG- MarlinSCI- Zstiophordae
(18)W- ShirwoB- Shirwo
BN- DhiiglowJH- Kibooma
ENG- Frigate lunaSCI- Euthynus affinis
35
(19)W-B-
Btf-JH-EMG-SCI-
CaqaamGanaadAluuso,SubsalimKisumbaBaracudaSphyraenidae
W-B-
BN-JH-
ENG-SC1-
(20)
OctopusPolypus vulgaris
W- Mukhnus (21)B- Maqaf
BN- SimbiligJH- IfbabiENG- Wolf HerringSCI- Chirocentrus dorab
36
B-BN-JH-ENG-SCI-
(22)
Subul QaadiBaaqDool Dool-Lizard FishSaurida tambul
(23)W- AbuuseefB- Saraacimo
BN- MilshaarJH- BabanENG- Saw FishSCI- Prisis pectinata
(24)
W- Dame^rB- Buundho
BN- Kij^igoyJH-TumtiulaEW^Trigger TishSC-Balistidae
37
w-B-
Bn-JH-
Eng-SCI-
Kalbul BaxriLoolaaqEy-maanyoTaadaSucker FishEchtneis noucrates
W» FuluusB- SucbaanBM- SucbaanJH- Fuluus
ENG- Dolphin. FishSCI- Coryphaena hippurws
W-B-BN-Jh-ENG-SCI-
SfekhladSilqoSilqo.TaqoTaKaaCoti aRaciycentridae
38
DHACDO NAADIR AH
Soo caarinta neberigu ma aha mid caadi ah, balse waamid yaab teh oo ka wareerisay dadka cilmi-baarista iskushuqliya.
Saacaddu markay abayd 19:15, maalintii 1.11.86, waxaxeebta Seylac ka soo caariyey Neberin tiradiisu dhammeyd22 xabbo. Neberinkaas oo ahaa mid dhal ah oo nooca looyaqaan "PILOT WHALE" waxa ugu weynaa midka dhererki-isu ahaa 5.35 mitir, kuwa kalena waxay u dhexeeyeen 3-4mitir. Wey dhacday in Nibirin uu soo caaryo, hase yee.sheeweli tiro intaas le'eg lama soo sheegin.
•*• Su'aalaha ah muxuu nibirinku u soo caariyaa? Jawaabobadan ayaa laga baxshay, inkasta oon weli la isku raacinjawaab qura oo cilmiyeysan. Dadka qaarkii waxay ku til-maamaan in nibirinku uu naftiisa naco oouu isdilo "Suicide".Kuwo kale waxay leeyihiin xeebta ayuu yimaadaa si uu ugunasto uguna xoqdo. Qaar kale ayaa sheegaya in maskaxdiisuqaldanto oo markaas uu garan waayo meesha uu marayo. Maahee ayey qaar leeyihiin waddooyin beryo ho re uu mari jireyayey waqtiga iyo dabeecaddu beddeshay ama badihii ayaa kuwasakhoobey oo uu ku noolaan waayey, iwm. Si kasta haahaatee weti jawaabta waa la sugayaa.
Nibirinka oo ah noolaha ugu weyn ee dunidan maanta kunool, waxa qaar ka mid ah "Bluewhale"dhererkiisunagaaraa30 mitir iyo cules dhan 150,000 Kg ama 150 tan. Sidaas dar-teed waxa aad loola socdaa xaataddiisa si xummaaneysa oowelwel ku heysa hay'adaha u xilsaaran sida "Internationalwhaling commission".
Ciddii la kulanta ama maqasha nibirin ka soo caaryeyxeebta Soomaaliyeed ama waxyaabo kale oo la garan waayo,waxaan ka codsaneynaa in uu la soo xirjiro wasaaraddan,isaga oo wax alla wixii faahfaahin ah ee uu heli karo sooraacinaya, sida meesha lagu arkay, waqtiga, tirada iyo noocahaddii uu garan karo.
39
BIBLIOGRAGHY
Waxa hoos ku taxan liiska qoraallada iyo buugta lookaalmeystey kala garashada kalluunka iyo magacdiisa.
1. Barashada Magacda Kalluunka (1980)
Waxa ku qoran 110 magac oo kalluun ah oo u kala bax-san sida ay nool yihiin oo kala ah: kuwa biyaha sare kunool iyo kuwa biyaha hooseba.
2. Édlble FIsh In Somalia (1983)
86 magac oo isugu jira Soomaali, English iyo Scientificayuu koobayaa qoraalkani.
3. Locai Iyo Scientific Names of Fishes collected on thèCoast of Somalia (1952)
Wuxuu ka kooban yahay 19 xashadood. FAO ayaadiyaarisay kaddib markii ay cilmi-baaris ku sameysayxeebta Soomaaliyeed. Qoraalkani wuxuu is-barbardhigayaa magaca Soomaaliga, English iyoScientific.
4. Qoraal Gaar ah (1986)
43 magac oo Soomaali, English, Scientific ah ayaa lagudìyaarshay.
5. Fishes of thè Indian Ocean (19 )
Buuggan waxa lagu daabacay dalka Jabaan, waxana kuyaal sawirro midab leh iyo tilmaamaha kulluun walba.
6. Common Fishes of Southern Africa (19 )
7. Coastal Fishes of Southern Jaban (19 )
8. FAO Catalogue Books (One set)
9. FAO Identification Sheets (Zone 51)
10. Colour Posters.
40