16
SHEEKO IYO BOOQASHADA HORE Bandhig masraxeedka Dareenka dhawaaqa loo dulqaadan karo ee qoysaska Dadaalka iyo Guusha

Bandhig masraxeedka Dareenka dhawaaqa loo …...Dhamman daka waxay ka baxayaan isku mar bandhiga masaxeedka, irdaha laga baxona waxay noqonayaan meel aad cariiri u ah. Waxaan u socon

  • Upload
    others

  • View
    4

  • Download
    0

Embed Size (px)

Citation preview

Page 1: Bandhig masraxeedka Dareenka dhawaaqa loo …...Dhamman daka waxay ka baxayaan isku mar bandhiga masaxeedka, irdaha laga baxona waxay noqonayaan meel aad cariiri u ah. Waxaan u socon

SHEEKO IYO BOOQASHADA HORE

Bandhig masraxeedka Dareenka dhawaaqa loo dulqaadan karo ee qoysaska

Dadaalka iyo Guusha

Page 2: Bandhig masraxeedka Dareenka dhawaaqa loo …...Dhamman daka waxay ka baxayaan isku mar bandhiga masaxeedka, irdaha laga baxona waxay noqonayaan meel aad cariiri u ah. Waxaan u socon

2

Waxaan aadayaa bandhig faneedka Dadaalka iyo Guusha ee lagu dhigayo Orchestra Hoolka.

Ma halkaan baa meesha lagu qabanayo riwaayada Minnesota Orchestra.

Hoolka Orchestra

Page 3: Bandhig masraxeedka Dareenka dhawaaqa loo …...Dhamman daka waxay ka baxayaan isku mar bandhiga masaxeedka, irdaha laga baxona waxay noqonayaan meel aad cariiri u ah. Waxaan u socon

3

Magaca bandhig masraxeedkaan waxaa la yiraahdaa Courage and Triumph.

Muusigga waxaa uu ku saabsan yahay dadka isku daya in ay sameeyaan waxyaabo cusub xitaa hadii ay caqabado hor istaagaan, inay sii socdaan oo ay sameeyaan waxii ay rabeem.

Muusigga ayaa sidoo kale u dabaaldagaya markii ay guusha soo hoyato oo aad datreento in aad waxqabad weyn sameeysay adiga dareen farsax leh muujinaya.

Dadaalka iyo Guusha

Page 4: Bandhig masraxeedka Dareenka dhawaaqa loo …...Dhamman daka waxay ka baxayaan isku mar bandhiga masaxeedka, irdaha laga baxona waxay noqonayaan meel aad cariiri u ah. Waxaan u socon

4

Ka hor inta aan bilaaban riwaayada, waxaan ka qeyb qaadan kayaa waxqabadka howlaha farsaxanka.

Waxaan sameyn ka karaa farshaxanka waxyaabo kala duwan. Waxaan masawir ku sawiri karaa warqada, ma sameyn kartaa farshaxanka dhoobada, ama waxyaabo fashaxan cusub adiga oo isticmaalaya qalab kala duwan.

Qalab kasta oo laga suubinayo.

Howlaha farshaxanka

Page 5: Bandhig masraxeedka Dareenka dhawaaqa loo …...Dhamman daka waxay ka baxayaan isku mar bandhiga masaxeedka, irdaha laga baxona waxay noqonayaan meel aad cariiri u ah. Waxaan u socon

5

Ka hor inta uu san bandhiga riwaayada bilaaban, waxaa arki karaa, taabab karaa ama maqli karaa muusigga turunbada muusigga.

Waan heesi karaa, ama ciyaari karaa muusigga hadii aan rabo.

Dhawaaqa muusiga waa mid aad u dheer marka qalabka muusigga la tumayo.

Hadii uu dhawaaqa muusigga aad iigu dheeraado waxaan dabooli karaa dhagaheyga, ama xiran karaa sameecada dhagaha lagu daboosho.

Howlaha muusigga masraxa

Page 6: Bandhig masraxeedka Dareenka dhawaaqa loo …...Dhamman daka waxay ka baxayaan isku mar bandhiga masaxeedka, irdaha laga baxona waxay noqonayaan meel aad cariiri u ah. Waxaan u socon

6

Waxaan isku sawiri karaa kiyooska sawirada si ay xasuus iigu noqoto in aan tagat Minnesota Orchestra at Orchestra Hoolka.

Kiyooska la isku sawiro

Page 7: Bandhig masraxeedka Dareenka dhawaaqa loo …...Dhamman daka waxay ka baxayaan isku mar bandhiga masaxeedka, irdaha laga baxona waxay noqonayaan meel aad cariiri u ah. Waxaan u socon

7

Waxaan la kulmi karaa muusikiistayaasha ka socda tiyaararka, waxaana dhageysan karaa muusiggooda.

Waxaan weydiin karaa su’aalo muusikiistayaasha qalabkooda muusigga ama bandhigooda riwaayada.

Dadka kale waxay baraan iyaguba in ay su’aalo weydiiyaan muusikiistayaasha, aniguse su’aasheyda waxaan ka digayaa mid kooban oo yar.

La kulanka muusikiitayaasha

Page 8: Bandhig masraxeedka Dareenka dhawaaqa loo …...Dhamman daka waxay ka baxayaan isku mar bandhiga masaxeedka, irdaha laga baxona waxay noqonayaan meel aad cariiri u ah. Waxaan u socon

8

Hadii aan u baahdo meel aan buuq laheyn, waxaan ku wargalin doonaa ruuxa aan isla nimid inaan u baahanahay meeshaas.

Waan ka tagi karaa howlaha ka socda irida hore ama riwaayadaba waqti kasta oo aan door bido, si aan u tago meelaha aan buuqa laheyn.

Waan ku raaxeysan karaa meelaha aan buuqa laheyn.

Meelaha buuq la’aanta ah

Page 9: Bandhig masraxeedka Dareenka dhawaaqa loo …...Dhamman daka waxay ka baxayaan isku mar bandhiga masaxeedka, irdaha laga baxona waxay noqonayaan meel aad cariiri u ah. Waxaan u socon

9

Riwaayadu waxay leedahay xiriiriye.

Xiriiriyahu waxaa uu inoo sheegaya waxa dhici doona inta lagu jiro riwaayada.

Waxaa maantay marti galiye ah Lyndie Walker.

Xiriiriyeha

Page 10: Bandhig masraxeedka Dareenka dhawaaqa loo …...Dhamman daka waxay ka baxayaan isku mar bandhiga masaxeedka, irdaha laga baxona waxay noqonayaan meel aad cariiri u ah. Waxaan u socon

10

Marka ay muusikiistayaashu soo fuulaan mastaxa, oo ay bilaabaan muusikadooda waxaad arkeysaa ruux horjooge u ah, oo hortaaga muusikiistayaasha.

Qofkaas ayaa loogu yeeraa horjooge. Horjooguhu waxaa uu haystaa ul yar oo loo yaqaano (baton) oo loogu hogaamiyo muusikiistayaasha.

Waxaan arki doonaa horjoogaha mar uu ushiisa (baton) uu hadba dhinac u dhaqaajinayo,si ay muusikiistayaasha ay muusiga dhaqso u tumaan ama tarbiib u garaacaan.

Korjoogaha

Page 11: Bandhig masraxeedka Dareenka dhawaaqa loo …...Dhamman daka waxay ka baxayaan isku mar bandhiga masaxeedka, irdaha laga baxona waxay noqonayaan meel aad cariiri u ah. Waxaan u socon

11

Orchestra waa koox muusikiistayaal ah oo ciyaara muusigg kala duwan.

Mararka qaar muusikiistayaashu way wada ciyaaraan ama tumaan muusiga, marna way tookeystaan.

Muusigga

Page 12: Bandhig masraxeedka Dareenka dhawaaqa loo …...Dhamman daka waxay ka baxayaan isku mar bandhiga masaxeedka, irdaha laga baxona waxay noqonayaan meel aad cariiri u ah. Waxaan u socon

12

Inta lagu jiro riwaayada, waxaa jiri doona fanaano kaligood ciyaaraya.

Ciyaarta fanaanka kaligiis uu ciyaarayo waxaad arkaysaa marka ay muusig gaar ah la tumaayo. Nygel Witherspoon waxaa uu ciyaari soonaa kaligii muusiga.

Inta lagu jiro tumista muusiga fanaanka kaliga ah, Nygel waxaa uu ciyaaraya kaligii in uu ciyaaro. Mararka kale waxuu ciyaari doonaa dhamaan muusiga orchestra. Lyo mararka qaar muusiga orchestra waxaa uu u ciyaari si yar oo qaboow oo aamusan, inta uu tumaayo muusiga Nygel kaligiis.

Hobolka kaligiis

Page 13: Bandhig masraxeedka Dareenka dhawaaqa loo …...Dhamman daka waxay ka baxayaan isku mar bandhiga masaxeedka, irdaha laga baxona waxay noqonayaan meel aad cariiri u ah. Waxaan u socon

13

Waan heesi karaa ama sacbin karaa inta ay muusigga socdo.

Inta lagu jiri daawashada riwaayada West Side Story Overture, Lyndie oo ah xiriiriha ayaa igu soo wargalindoona marka aan ka qeybqaadan karo muusiga “Mambo” sida muusikiisatah oo kale u ciyaaraan.

Inta lagu jiro bandhiga Radetzky bisha March, horjoogaha waxaa uu I weydisan doonaa inaan xoog u sacab tumo, hana tartiib u sacab tumo.

Hadii uu dhawaaqa muusigga aad iigu dheeraado waxaan dabooli karaa dhagaheyga, ama xiran karaa sameecada dhagaha lagu daboosho.

Ka qeyb-galka dhageysiga

Page 14: Bandhig masraxeedka Dareenka dhawaaqa loo …...Dhamman daka waxay ka baxayaan isku mar bandhiga masaxeedka, irdaha laga baxona waxay noqonayaan meel aad cariiri u ah. Waxaan u socon

14

Marka uu bandhig faneedka dhammaado, horjoogaha iyo muusikiistayasha way istaagayaan wayna Hogan doonaan.

Waan sacbi tumi karaa oo dhihi karaa “Bravo” si aan u oigeysiiyo in aan jeclahay muusikiistayaasha bandhig masraxeed kooda.

Ugu danbeyntii

Page 15: Bandhig masraxeedka Dareenka dhawaaqa loo …...Dhamman daka waxay ka baxayaan isku mar bandhiga masaxeedka, irdaha laga baxona waxay noqonayaan meel aad cariiri u ah. Waxaan u socon

15

Marka ay dhammaato bandhig masraxeedkaan, waan ka kacayaa kursigeyga waxaana u dhaqaaqayaa iridaha laga baxo si aan uga baxo.

Dhamman daka waxay ka baxayaan isku mar bandhiga masaxeedka, irdaha laga baxona waxay noqonayaan meel aad cariiri u ah.

Waxaan u socon doonaa si tartiib ah marka aan ka baxayo hoolka riwaayada.

Marka laga baxayo goobta

Page 16: Bandhig masraxeedka Dareenka dhawaaqa loo …...Dhamman daka waxay ka baxayaan isku mar bandhiga masaxeedka, irdaha laga baxona waxay noqonayaan meel aad cariiri u ah. Waxaan u socon

WRITTEN BYRoger I. Ideishi, JD, OT/L, FAOTAProgram Director & Associate ProfessorProgram in Occupational TherapyTemple University, Philadelphia, PA

Turjumaadaha sameeyey Kassim Osman.

PHOTOS BY George Heinrich: pg. 2Greg Helgeson: pgs. 8, 10, 11, 13, 15Matte B Photography: pg. 5Tim Rummelhoff: pg. 1Courtney Perry: pgs. 3, 7, 14, 16

Minnesota Orchestra Sensory-Friendly Family Concerts are sponsored by PNC Financial Services Group, Inc.