Upload
telesom-company
View
267
Download
0
Embed Size (px)
Citation preview
7/25/2019 Telesom Newsletter Issue 21
1/32
7/25/2019 Telesom Newsletter Issue 21
2/32
27
28
30
04
06
07
08
10
12
13
14
16
18
24
26
Telesom oo Mashiin Casri ah oo Lagu
Baadho Xanuunadda Ku Wareejisay Xarunta
Global Polyclinic
....................................................................................................
Telesom oo Maal-galisay Xafladda
Qalin-jabinta Jaamacadda Nugaal
......................................................................................................
Telesom oo Xabsiyada Waaweyn ee Dalka Ka
Hirgalisay Barnaamiyo Lagu Toosinaayo Maxaabiis
Jeelasha Ku Jirta
.......................................................................................................
Telesom oo Ka Qayb-gashay Munaasibad XadhigaLagaga Jaraayey Dhismaha Wasaaradda Boosaha
iyo Isgaadhsiinta
.......................................................................................................
Gudoomiyaha Shirkadda Telesom oo Ka Qayb-gala
Daahfurka Warshad Waraaqaha A4-ta Soo Saarta
......................................................................................................
Shirkadda Telesom oo Maal-galisay Tartanka Farda
.......................................................................................................
Shirka Sanadlaha Shirkadda ee 2014
.......................................................................................................
Baro Mid ka Mid ah Shaqaalaha Shirkadda Telesom
.......................................................................................................
Shaqaalaha Ka Qalin-jabiyey Jaamacadaha Dalka
.......................................................................................................
Tababaradda La Siiyey Shaqaalaha Shirkadda
......................................................................................................
Madaxweynaha Somaliland oo Shahaado
Gudoonsiiyey Shirkadda Telesom..................................................................................................
Xarumaha Shirkadda Telesom Oo Lagu Sameeyey
Dab-damiyayaal Casriya
......................................................................................................
Telesom oo Ku Tababartay Shirkadda
Laydka HEECO Barnaamij Casriya oo Loo Sameeyey
.......................................................................................................
Shirkadda Telesom oo Dhisme Cusub oo Labaad u
Dhistay Jaamacadda Hargeysa
................................................................................................
Maalqabeenka Dunida Ugu Lacagta Badan ee Bill
Gate oo Telesom Ku Amaanay Adeega ZAAD
.......................................................................................................
7/25/2019 Telesom Newsletter Issue 21
3/32
WEEDHA TIFATIRAHA
Marka hore waxaa Mahad balaad-han iska leh Illaaha weyn ee ina siiy-ey nimcooyin badan oo aan la soo koo-bin karin. Naxariis iyo Nabad-galyo korkiisa
ha ahaato Rasuulkeenii Muxamed ahaa eeinoo kala caddeeyey xaqqa iyo baadilka.
Intaas ka dib, waxaa farxad weyn noo ah inaanu idinla waddaagno cadadkii 21-aadee Wargayska Shirkadda Telesom. Wargays-kan ayaa soo baxa Afartii biloodba hal mar.Cadadkeenan bishan waxaanu ku soo qa-adan doonaa warbixino ku saabsan waxyaa-lihii ugu dambeeyey ee shirkaddu qabatay.
Mohamed Ibrahim AbdilahiChei Editor
Ka Qayb-galayaasha
1. Yasiin Nuur Mooge2. Maxamed Xaashi Cabdilahi3. Cabdisamad Yaasin X. Cali
GUDDIDA TIFATIRKA
Cabdisalan Ismaacil Nuur
Eng. Faarax Sugaal Guure
Cabdiwahaab Maax
Cadnan Daahir Muxumed
Maxamed Cabdi Axmed (Darbo)
7/25/2019 Telesom Newsletter Issue 21
4/32
www.telesom.comIssue 21 | Sep-Dec 20144
Shirkadda Telesom oo Dhisme Cusub o
Maanta
Hargeysa - (Telesom -
30.12.2014) - ShirkaddaTelesom ayaa si rasmi ahugu wareejisay maamulka
Jaamacadda Hargeysa dhismecusub oo loo dhisay Jaamacda.
Munaasibada xadhiga looga jaraayey
dhismaha Jaamacada ayaa laguqabtay isla dhismaas cusub horisa.
Munaasibadan waxaa ka sooqayb-galay gudoomiyahaJaamacadda Hargeysa Dr. Cabdi
X.Gaas, Gudoomiye Ku-xigeenkaMaamulka iyo MaaliyaddaJaamacadda Hargeysa MaxamedCali Xirsi, Gudoomiye ku-xigeenka
Waxbarashadda JaamacadaHargeysa Cabdisalaan Yaasin, Xubin
Guddida Boodhka Jaamacada kaMid ah Suldaan Axmed Daahir,Agaasimaha Guud ee Wasaaradda
Waxbarashadda Abiib AxmedCali, Madaxda Waaxaha Sales-ka, Suuq-gaynta iyo XidhiidhkaDadweynaha ee shirkadda Telesom.
Ugu horayn Munaasibadan waxaaka hadlay Gudoomiye Ku-xigeenka
Waxbarashadda ee JaamacaddaHargeysa waxaanu sheegay in
maanta la furaayo Daar ay shirkadda
Telesom u dhistay jaamacadda oo
dhinac ay shirkaddu ka iscmaalayso
iyo dhinacna ay jaamacadu ka
iscmaalayso.
Gudoomiye
ku-xigeenkaJaamcad d aayaa sheegayin Telesomay horeuga dhistay
JaamacaddaH a r g e y s adhisme weyn haddana ay ku sookordhisay dhisme kale oo weyn
oo ay iscmaali doonaa kuuliydda
daraasaadka sare ee Jaamacadu.
Waxaa isaguna ka hadlay xaadan
x a d h i g aS u l d a a nA x m e d
Daahir ooka mid ahb o o d h k aJaamacaddaH a r g e y s a
w a x a a n umahadnaq u
soo jeediyey shirkadda Telesom
waxaanu yidhi, Marka hore waxaansalaamaayaa ciddii hawshan sooagaasintay iyo shirkadda Telesom ooqiimo weyn ugu fadhida waddankaoo wax badan gashatay dhinac walba
kolka la eego ay tahay shirkad fclan
la wadda leeyahay oo horumarka iyokolba dhinacii wax looga baahdo waxka qabata aad baan u salaamayaamadaxdeeda iyo mijaheedaba.
Suldaan Axmed Daahir ayaa sheegay
in baahida Jaamacada Hargeysi ay
sii kordhaysa waxaanu lmaamay in
radda ardayda Jaamacadda dhigataa
ay sii cagacagaynayso ilaa todoba
kun oo arday, waxaanu soo jeediyeyin lala socodo baahida jaamacada
maada ay waxbarashadu tahaywaxaynu caalamka kula tartamayno.
Gudoomiye Ku-xigeenka Maamulkaiyo Maaliyadda Jaamacadda
Hargeysa Md. Maxamed Cali Xirsioo isaguna ka hadlay munaasibadanxadhiga lagaga jaraayey dhismahanay shirkadda TELESOM u dhistay
Cabdisalaan Yaasin
Ka Khari Bogga 5Suldaan Axmed Daahir
7/25/2019 Telesom Newsletter Issue 21
5/32
www.telesom.com Issue 21 | Sep-Dec 2014
Jaamacadda Hargeysa ayaa yidhi,
Sida aynu la wadda socono
Jaamacadda Hargeysa way siifdaysaa maalinba maalinta ka
dambaysa, sanad kastana waxaa kusoo kordha
dhismayaali y oa d e e g y oc u s u b .
H a d d a b aqolyaha kaqaybqaata
dhismayaashaasi cusub waxaaka mid ah shirkadda Telesom oonambar one ka ah, hore waxay noogu
dhiseen hool 45 miter ah ooy udhiseen kuuliyadda ICT-ga. Hoolkaasi
oo ay waliba ku dareen qalabaynisii
oo ay u keeneen dhamaan furniture-kii, koombuutaradii iyo waliba
qalab aad loogu baahnaa oo ilaa$20,000 ah rooter-dii oo nooca
CISCO loo yaqaano ah. Taasooay waliba dhibaato ka qabsatay
keenisteeda. Maxaa yeelay Rooter-
daasi waa qalab sensive ah haye
yeeshee marka wadankeena lakeenayo suaalo badan ayaa la iskawaydiiyaa kastamada iyo meelaha
ay soo marayaan taana iyagaa inagacaawiyey. Sidaasi waxaa yidhiGudoomiye ku-xigeenka Maamulkaiyo Lacagta ee Jaamacadda
Hargeysa Md. Maxamed Cali Xirsi.
Gudoomiyaha
JaamacaddaHargeysa ooisna ka hadlayb a a h i d a
loo qabod h i s m a h a ns h i r k a d d aTelesom us a m a y s a y
ayaa yidhi,
Maxamed Cali Xirsi
Dr. Cabdi Gaas
Telesom oo aanu in badan la
shaqaynay si fican bay noola
shaqeeyeen. Hoolkan ten by ten-kaah aad baa loogu baahnaa waayomarkay ardaydii badatay markiiMaster Degree program-kii bateen
space-yaanu u baahanay kani waxweyn buu taa ka taraya. Horenadee way noola shaqeeyeen waxaainoo sheegay Maxamed Xirsi.
Telesom siyaalo kale oo badan oodadbanna wax bay noola qabtaan,waxaanu simply leenahay waad
mahadsan hiin, wada shaqayntana
halkaasaanu ka sii wadda wadaynaaSidaasi waxaa yidhi GudoomiyahaJaamacada Hargeysa Dr. Cabdi Gaas.
Waxaa isaguna munaasibadaka hadlay Agaasimaha Guud eeWasaaradda Waxbarashadda iyo
Tacliinta Sare Md. Abiib Axmed Cali
oo iskuna ku hadlay aa xukuumadda
waxaanu mahadnaq u soo jeediyeyshirkadda Telesom waxaanu ku dhiiri
galiyey in ay shirkaddu halkaasi kasii waddo dadaalka waxaanu yidhi,
Aad baanu ugu mahadnaqaynaashirkadda Telesom inay ka qaybqaadato anigoo og inay horena ugaqayb qaadatay qaybaha ka mid ah
Jaamacadda ay ka dhistay qayboka mid ah dhismayaashooda. kancusub ee ay imika soo kordhisayee hoolkaa cusub ee ardaydamaster-tu ku dhiganayaanna aad
baanu ugu mahadnaqaynaa.
Agaasimaha Guud ee Wasaaradda
Waxbarashadda iyo Tacliinta Sare
Abiib Axmed Cali ayaa ugu baaqayshirkaddaha kale ee ganacsiga iyokuwa shaqsiyaadku leeyihiin in aygacan ka gaystaaan taakulaynta
iyo ka qayb qaadashaddahorumarinta Jaamacadaha dalka.
Ugu dambaynta waxaa madashaasika hadlay Maamule ku-xigeenkaWaaxda Suuq-gaynta iyo Xidhiidhka
dadweynaha ee shirkadda TelesomMd. Maxamed Cabdi Darbo
waxaanu mahadnaq u soo jeediyeymaamulka Jaamacadda Hargeysaiyo xukuumadda waxaanu sharaxaad
ka bixiyey sida shirkadda Telesomuga qayb-qaadato horumarkadalka waxaanu yidhi, ShirkaddaTelesom waa shirkadda ay wadda
leeyihiin dadka reer Somalilandah waana shirkaddii ugu horaysayee waxa Saamiga ama share-kala yidhaah dalka ka hanaqaadaylaguna faaiiday. In ku dhow kun
iyo todoba boqol oo Somalilanderah ayaana share ku leh. Iyadda oobaahida noocaasi jirto shirkadduay faaiido samayso haddana
waxay dhiiri galisaa Jaamacadahadalka iyo waxbarashadda sida
caafmaadka, wadooyinka,
waxbarashadda, meelaha bulshaddawaxtarka u leh sida library-yada iyo
dhismayaasha anfaca u leh, waxbadan ayey ka qayb qaadataa.
Agaasime Abiib Axmed Cali
Labaad u Dhistay Jaamacadda Hargeysa
Xadhiga ka Jaray
7/25/2019 Telesom Newsletter Issue 21
6/32
www.telesom.comIssue 21 | Sep-Dec 20146
H
argeysa - (Telesom-09-12-14) -Madaxweynaha JamhuuriyaddaSomaliland Md. Axmed MaxamedMaxamud Siilaanyo ayaa si rasmi ah
xadhiga uga jaray dhisme weyn oo loo sameeyeyDaladda Dhalinyaradda Somaliland ee SONYO,munaasibadan oo ka dhacday 09 December 2014xarunta cusub ee daladda ee magaalada Hargeysa.
Munaasibada oo ay ka soo qayb-galeen madaxweynahaSomaliland, Wasiirka Arimaha Dibadda, WasiirkaMaaliyadda, Wasiirka Waxbarashadda, WasiirkaMadaxtooyadda, Wasiirka Dhalinyaradda iyoCiyaaraha, Gudoomiyaha Xisbiga KULMIYE,xildhibaano, Masuuliyiin kala duwan, culimo-
Madaxweynaha Somaliland oo
Shahaado Shara Gudoonsiiyey
TELESOM
awdiin, Madax-dhaqameedyo, ShirkaddaTELESOM iyo martishara kale oo tiro badan.Madaxweynaha Somaliand Md. Axmed MaxamdMaxamud Siilaanyo ayaa shirkadda TELESOM
gudoonsiiyey shahaado shara ay ku maamuuseenmaamulka Sare ee Daladda SONYO. ShirkaddaTELESOM ayaa goor kasta hiil iyo hooba la garabtaagan guud ahaan dhalinyaradda Somaliland gaarahaana Daladda Dhalinyaradda SONYO ee heer Qaran.
Shirkadda TELESOM ayaa qayb laxaadle ka qaadataydhismaha xaruntan cusub ee loo sameeyey daladdadhalinyaradda SONYO ee magaalada Hargeysa.
7/25/2019 Telesom Newsletter Issue 21
7/32
www.telesom.com Issue 21 | Sep-Dec 2014
Gudoomiyaha Shirkadda Telesom ooKa Qayb-galay Daahfurka Warshad
Waraaqaha A4-ta Soo Saarta
Hargeysa (Telesom-23.11.2014) Munaasibad lagudaahfuray warshad soo saarta waraaqaha A4-taah ayaa lagu qabtay xarunta warshadda AADCOee magaalada Hargeysa. Warshad ayaa la flaayo
in ay daboosho baahida Waraaqaha ee A4-ta ee dalka.
Munaasibadan waxaa ka soo gayb-galay WasiirkaGanacsiga Dr. Muuse Qaasim, Wasiirka WaxbarashadaSamsam Cabdi Aadan, Wasiirka Arimaha Gudaha Cali
Maxamed Waran-cadde, Wasiirka Diinta iyo AwqaaftaSh. Khaliil Cabdilaahi Axmed, Agaasimaha Guudee Wasaaradda Warshadaha Cali Guray, MaayirkaCaasimadda Hargeysa Cabdiraxmaan Soltelco,Gudoomiyaha Rugta Ganacsiga Maxamed Shukri,
vGudoomiyaha Shirkadda Telesom CabdikariinMaxamed Iid, masuuliyiin ka socday BaankaAduunka iyo martisharaf kale oo tiro badan.
Gudoomiyaha Telesom Cabdikariin Maxamed Iid oo kahadlay furitaanka warshaddan ayaa yidhi Ganacsatoahaan farxad ayaa ay noo tahay in aanu Aadan kala
soo qayb galno furitaanka warshadan. Waxaan uun aanjeclaan lahaa in aan Aadan u barakayno oo aanu uguducayno warshadan in Illaahay maalkii uu galiyey in kabadan uu ka siiyo, umaddana mid ku anfaca uu Illaahayka dhigo. Qodobka kale ee runtii aan raacin lahaa waxaweeyaan tii hore ee uu Aadan uu furay Somalidu waxaaay odhan jirtay Dayaxa iyo Dugsiga isku beegmay oomacna ay tahay marka ay arrimahu isku hagaagaan.Mujtamaceenii Reer Somaliland amaba umaddaSomaliyeed oo boqolkiiba 70 ay Soddan Jir ka yar tahayoo ah bahda wax barashada ayaa uu tii hore u sameeyey,tan danbena ganacsigeenii iyo laamaheenii dawladaoo kor u kobcaya ayaa uu iyadana uu u sameeyey,sidaai waxaa yidhi Md. Cabdikariim Maxamed Iid.
Gudoomiye Cabdikarin Maxamed Iid ayaa kahadlay caqabadaha haysta dalka waxaanu yidhi,Runtiina carqalado badan ayaa jira, carqaladdaugu wayn ee ina hortaaganna waa carqaladiifarsamada gacanta oo dalkeenu u baahan yahayin aynu kobcino, Jaamacado badan oo dambeoo waawayn uma baahnin ee Iskuulo farsamo
gacanta ah aynu u baahanahay, waxa weeyewarshad laysagu tagay oo ay ahayd in ay caanahasoo saarto oo runtii ganacsatadu ay isaguwada tageen, laakiin marka ay ganacsatadahawax ku soo dhacaan marka dambe waa uubaqdaa oo waxa uu yidhaahda waar inta yarhalkan ku hayso dib meel dambe ha isagagalinee, warshadaas waxa fadhiisiyey runtiiwaxa ay ahayd allaabadii laga samaynaayeyruntii dalka ma taalo, shaqaale farsamadiigaranayaana dalkii ma jiro, waxaana aynu runtiiu baahanahay in taa la xoojiyo oo aynu iskuguwada tagno,ganacsataduna ay fahmaan in haddii
aanay shaqaalaha maal gashi kaga qayb qaadan,aanay warshadahooda iyo ganacsigooda iyo maalgashigoodu in aanay u shaqaynayn run ahaantii.
Sidaasi waxaa yidhi Md. Cabdikariim Maxamed Iid.
Gudoomiyaha Shirkadda Telesom Md. CabdikarinMaxamed Iid ayaa munaasibadda kaga dhawaaqayin shirkadda Telesom ay noqon doonto macmiilkakowaad ee waraaqaha A4-ta ka qaata warshaddaAADCO waxaanu dawladda iyo ganacsatadda kaleugu baaqay in ay macmiil u noqdaan warshaddan.
Cabdikarin Maxamed IidGudoomiyaha Shirkadda Telesom
7/25/2019 Telesom Newsletter Issue 21
8/32
www.telesom.comIssue 21 | Sep-Dec 20148
B
urco (Telesom-24.12.14)
Shirkadda Telesom ayaa
barnaamij casriya u samaynay
shirkadda Laydka ee ay ku
midoobeen shirkaddaha Laydka Burco
ee HEECO. Barnaamijkan ayaa u sahli
doona shirkada laydka in si fudud
ay u maarayso xisaabaadka iyo la
socodka hawlaha adeegyadda laydhka.
Maamulaha Shirkadda Telesom ee
Xarunta magaalo
madaxda Gobolka
Togdheer ee Burco
Maxamuud Xaaji
Ibraahin ayaa ka
warbixiyey adeegan
shirkadda Telesom u
samaysay Shirkadda
laydhka Burco ee
HEECO. Sida uu
sheegay maamule
Maxamuud Xaaji
barnaamijkan waxa tababar lagu siiyey
shaqaale shirkadda HEECO kuwaasi oo
tiradoodu dhamayd 14 shaqaale ah.
Tababarkan waxaa si wadda jir ah
u bixinaayey maamulaha Waaxda
Horumarinta Ganacsiga ee shirkadda
Telesom Eng. Cali Cumar Bosir
iyo Eng. Mukhtaar Abiib Jaamac.
Barnaamij-xisaabeedkan cusub ee
shirkadda Telesom u samaysay shirkadda
Laydhka HEECO ayaa ku shaqaynaya
Network-ga shirkadda
waxaanu shirkadda
HEECO u sahlayaa in
qaab xisaabeedkeedu
noqdo mid fudud, waxa
uu kor u qaadayaa
daryeelka macmiisha,
isagoo qofku si fudud
lacagaha lagu leeyahay
ZAAD ugu soo diraya
shirkadda sidoo kale
adeegani waxa uu shirkadda
u sahlayaa in wixii cilad ah lagu
soo wargaliyo shirkadda HEECO.
Telesom oo Ku Tababartay ShirkaddaLaydhka HEECO Barnaamij Casriya oo
Loo Sameeyey
Maxamud X. Ibraahim
Eng. Cali Cumar Bosir
7/25/2019 Telesom Newsletter Issue 21
9/32
www.telesom.com Issue 21 | Sep-Dec 2014
7/25/2019 Telesom Newsletter Issue 21
10/32
www.telesom.comIssue 21 | Sep-Dec 201410
Shirka SanadlahaH
argeysa (Telesom-11 Dec, 2014) Waxaa huteel Ambassador ee magaalada Hargeysa lagusoo gabo-gabeeyey shirka Sanadlaha ee Shirkadda Telesom ee 2014. Shirkan waxaa ka qaybgalay maamulka Sare ee shirkadda iyo maamulayaasha xarumaha shirkaddu ku leedahay
goboladda dalka, waxaana shirkaasi lagaga hadlay sidii loo sii ambaqaadi lahaa horumarka shirkadda
Telesom Horumar iyoXisaabtan Joogto ah
7/25/2019 Telesom Newsletter Issue 21
11/32
www.telesom.com Issue 21 | Sep-Dec 2014
Shirkadda ee 2014
7/25/2019 Telesom Newsletter Issue 21
12/32
www.telesom.comIssue 21 | Sep-Dec 201412
Telesom oo Ka Qayb-gashay MunaasibadXadhiga Lagaga Jaraayey Dhismaha
Wasaaradda Boosaha iyo Isgaadhsiinta
Hargeysa (Telesom-02.12.2014) MadaxweynahaSomaliland Md. Axmed
Maxamed Maxamuud Siilaanyoayaa xadhiga ka jaray dhisme cusuboo loo sameeyey WasaaraddaBoosaha iyo IsgaadhsiintaSomaliland, xafladan xadhigalagaga jaraayey dhismahan ayaa kadhacay isla xarunta wasaaraddan.
Xafladan waxaana ka sooqayb-galay MadaxweynahaSomaliland, Wasiirka Boosahaiyo Isgaadhsiinta, WasiirkaArimaha Gudaha, WasiirkaMaaliyadda, Wasiirka HawlahaGuud iyo Guryeynta, WasiirkaXidhiidhka Golayaasha Qaranka,Xildhibaano, Shirkadda Telesom,ganacsato kala duwan, madax-dhaqameedyo, culimo-awdiin iyomarti shara kale oo tiro badan.Munaasibadan waxaa ka hadlayMasuuliyiin tiro badan kuwaasioo sharaxaad dheer ka bixiyeywaxqabadka xukuumaddaMadaxweyne Axmed MaxamedMaxamud Siilaanyo, dhismayaashaaraha badan ee dalka ay xadhigaka jareen, wadooyinka la dhisay,miisaaniyadda ay kordhisay dawladduiyo waxyaabaha kale ee la qabtay.
Hawlo-galiye ku-xigeenka shirkaddaTelesom Faarax Sugaal Guureoo ka hadlay xafladan ayaa kunuuxnuuxsaday doorka ay shirkaddaTelesom ka ciyaarto horumarkadalka, adeega ZAAD iyo sida uudhaqaalaha dalka qayb laxaad leh ugaqaatay adeegaasi oo uu sheegay inaydunidu inagu majeeratay sida uu ugahana-qaaday dalka. Faraax Sugaal
ayaa ku hambalyeeyey WasaaraddaBoosaha iyo Isgaadhsiinta dhismahacusub ee loo dhisay, sidoo kale waxaauu sheegay in shirkadda Telesomay markasta diyaar u tahay in ay ka
q a y b - q a a d a t oh o r u m a r k ab u l s h a d d a ,waxaanu kale oouu tilmaamay inshirkadda Telesomay ka qayb-qaadato dhismahaw a d o o y i n k adalka, dhismahaJaamacadaha dalkaiyo taageeradda
kale ee ayd a w l a d d uuga baahato.
Ugu dambaynw a x a ax a l a d a a s isoo xidhaymadaxweynahaJamhuuriyaddaS o m a l i l a n d
Md. AxmedM a x a m e d
Maxamud Siilaanyo waxaanu hadalkooban oo uu agaraha ka jeediyey uuugu horayn ku hambalyeey dhismahaWasaaradda Boosaha iyo Isgaadhsiintaloo dhisay, waxaanu mahadnaq iyoduco iskugu daray dhamaan dadkii kasoo qayb-qaatay agaasinka xafladan.
Shirkadda Telesom ayaa waddashaqaynbuuxda la leh Wasaaradda Boosahaiyo Isgaadhsiinta waxaanay shirkaddaTelesom markii la dhamaystiraydhismaha wasaaradda waxay kuqalabaysay xafiisyadda dhamaanqalabka kombuutaradda ee lagashaqaynayo dhismaha Wasaaradaasi.Telesom ayaa sidoo kale balan-qaaday in ay Wasaardda Boosahaiyo Isgaadhsiinta kala shaqayndoonto sidii ay u horumari lahayd.
Faarax Sugaal Guure
7/25/2019 Telesom Newsletter Issue 21
13/32
www.telesom.com Issue 21 | Sep-Dec 2014
Maalqabeenka Dunida Ugu Lacagta Badan ee Bill Gate
oo Telesom Ku Amaanay Adeega ZAAD ee Somaliland
Ka Hirgalisay
USA, Boston -(Telesom-26.10.2014)- Shirka SIBOS oo lagaga hadlaayey Baananka
Caalamiga ah iyo xawliga ay kusocdaan lacagta Elekatarooniga ahee mobaylada la iskugu xawli oo aysoo qaban qaabiso hayadda SWIFTwaxa gaba-gabadii shirkaasi ka hadlaymaalqabeenka dunida ugu lacagtabadan ee leh shirkadda Microso Mr.Bill Gate waxaanu khudbadiisii ku sooqaatay sida shirkadda Telesom ugahirgalisay Adeega ZAAD Somaliland.
Bill Gate ayaa khudbadan uu kajeediyey shirweynaha caalamigaee SIBOS waxaa uu tusaale u sooqaatay Shirkaddaha Isgaadhsiinta
ee ka shaqeeya adeega lacag diridaMobayladda. Tusaalaaha koowaadwaxa uu ku soo qaatay labashirkadadood oo laga hirgaliyeyBangaladesh kuwaasi oo uu kutilmaamay in 5 sano ka hor aygoaansadeen in ay dalkaasi kahirgaliyaan adeega XawilaadaLacagta Mobaylada, taasoo uusheegay in Bangadesh ay dadaad u yari leeyihiin xisaabaadka
Bangiyadda, balse dadka intoodabadani ay isticmaalaan moobaylo,sidaasi daraadeed adeega lacag diridamobaylka waxay ka bilaabay dalkaasi2011, waxaana hadda adeegaasiisticmaala in ka badan 13 milyan oomacmiil ah. Bill Gate ayaa sheegayin dadki ay lacagaha isku xawilaan
mobayladooda, alaabooyinka ay kagaiibsadaan tukaanadda iyo waxyaalahakale. Bill Gate ayaa intaasi ku darayin boqolkiiba toban (10%) GDPBangaladesh in bishiiba in ka badan1 bilyan oo Dollar uu ka dhex dhacolacagaha la iskugu diro mobaylka.
Bill Gate ayaa tusaalaha Labaad usoo qaatay Shirkadda Telesom sida ayuga hirgalisya dalka adeega ZAAD,waxaanu qudbadiisan ku sheegay in
muddo saddex sano ah dadka lagadhaadhicinaayey sidii ay u aqbalilahayeen isticmaalka adeega LacagDiridda Mobaylka (ZAAD), waxauu sheegay waxyaalaha keenay inadeegani uu horumariyey habkalacagta ay dadku isugu diraan ee kamagaalada joogaa uu ka miiga joogaugu diri karo. Bill Gate isagoo kahadlaya sida shirkadda Telesom ugahirgalisay Somaliland adeega Lacag
Dirid ayaa yidhi, Waxaan la yaabayin aan arko meel sida Somalilandlacagtu meesha ka baxdo waxaantaasi keenay in dadku ay Accound-nadood electronic-ga ah bishiiba kushubtaan lacagahooda. ShirkaddaIskaadhsiinta mobaylka TelesomSomaliland ee halkaasi sida aadka
uga hawl gasha dadku waxay aad uisticmaalaan lacagta mobayilada laiskugu diro. Celcelis ahaan lacagtalagu diro mobayladu waxay ka badantahay lacagta dadku isku diraan.
Qudbadan maalqabeenka Dunidaugu lacagta badan ee Bill Gate uutusaalaha ugu soo qaatay adeegaZAAD ee shirkadda Telesom kahirgalisay Somaliland waxa uusumcad iyo shara u soo hooyey
dhamaan bulshada Reer Somaliland,waxaanay midhadhal u tahaymabaadiida iskaashi ee shirkaddaTelesom loo aasaasay. Telesom ooah shirkad ay wadda leeyihiin in kabadan 1500 oo Saamilay ah oo kunool dhamaan dhulka Somalilandiyo Waddamada dibadda, waxaydoor laxaad leh ka qaadatay kobcintadhaqaalaha iyo horumarka dalka.
Bill GateMulkiilaha Shirkadda Microsof
7/25/2019 Telesom Newsletter Issue 21
14/32
www.telesom.comIssue 21 | Sep-Dec 201414
Shirkadda Telesom oo Maal-galisay
Xafladda Qalin-jabinta Jaamacadda
Nugaal
Laascaanood (Telesom-14.10.14) Shirkadda Telesom ayaamaal-galisay xafladda
qalin-jabinta jaamacadda Nugaaloo sanadkan ay ka qalin-jabiyeendufcaddii 5-aad. Munaasibadanayaa ka dhacday xarunta Jaamacadda
ee magaaladda Laascaanood.
Xafladdan waxaa ka soo qayb-galayWasiiru Dawladaha NabadayntaGobaladda Bariga Md. CaliMaxamud Axmed (Cali-sandulle),Wasiir Ku-xigeenka Ganacsiga iyoMaal-gashiga Caalamiga ah Md.Bashiir Cabdi Xariir, GudoomiyahaGobolka Sool Maxamed FaaraxAadan, Maayarka magaaladaLaascaanood Cabdiqaadir JaamacFaarax, Maamulka Jaamacadda
Nugaal, Maamulaha ShirkadddaTelesom ee Xarunta Laascaanood,Madax-dhaqameedyo, Ganacsato,Waalidiinta, Ardayda jaamacaddaiyo marti sharaf kale oo badan.
Guddoomiyaha Jaamacadda NugaalProf. Cabdirisaaq Lafoole oo ka
hadlay xafladaasi ayaa hambalyo usoo jeediyey dhammaan ardaydaka qalin-jabisay JaamacaddaNugaal kuwaasi oo dhamaystaydegree-gii koowaad ee kulliyadahakala ah Shareecadda Islaamka,Caafimaadka, Waxbarashadda,Maamulka Ganacsiga iyo IT-ga. Gudoomiyaha JaamacaddaNugaal oo ka hadlay munaasibaddaayaa shirkadda Telesom ugamahadnaqay taageeradda ay kagaystatay qabashadda xafladda
Jaamacadda Nugaal iyo sidookale taageeradda joogtadda ah eeay Jaamacadda la garab-joogto.
Waxaa iyaguna munaasibaddaxafladda qalin-jabinta JaamacaddaNugaal ka hadlay Wasiiruldawlaha Nabadeynta goboladda
bariga dalka Md. Cali MaxamuudAxmed (Cali-sandulle), Wasiir Kuxigeenka wasaaradda GanacsigaSomaliland Md. Bashiir CabdiXariir, Gudoomiyaha GobolkaSool Maxamed Faarax Aadaniyo Maayarka magaaladaLaascaanood Cabdiqaadir JaamacFaarax. Masuuliyiintan ayaahambalyo iyo bogaadin u soojeediyey dhamaanba 115 ardayee ka qalin-jabiyey kuuliyadahakala duwan ee JaamacaddaNugaal waxaanay ku booriyeenin ay sii wataan aqoontooda.
Maamulaha Shirkaddda Telesom eeXarunta Laascaanood CabdirisaaqAxmed Warsame ayaa sharaxaaddheer ka bixiyey kaalinta ay Telesomkaga jirto horumarka gobolka,
Jaamacadda Nugaal iyo sidoo kaleadeegyadda ay shirkaddu bulshaddau fududaysay. Waxaanu ugudambayntii mahadnaq balaadhanu soo jeediyey macalimiintaiyo maamulka Jaamacadda eeu heelin dhisida iyo kobcintagaraadka dhalinta soo koraysa.
Midig: C.risaaq Axmed Warsame, Cali Maxmud (Cali-san-dule), Bashiir Cabid Xariir
7/25/2019 Telesom Newsletter Issue 21
15/32
www.telesom.com Issue 21 | Sep-Dec 2014
7/25/2019 Telesom Newsletter Issue 21
16/32
www.telesom.comIssue 21 | Sep-Dec 201416
Midig: Maxamed Cabdi Darbo, Dr. Cabdirisaaq Yuusu
Telesom oo Ka Taageertay MaamulkaGobolka Daadmadheedh OloleWadooyinka Dhir Xidhay Lagu
Banaynayey
Hargeysa (Telesome-08.10.2014) -Shirkadda Telesom xarunteeda magaaladaOodweyne ayaa ka taageertay maamulkagobolka Daadmadheedh olole dhirta
lagaga banaynaayey jidadka magaaladda Oodweyne.
Shirkadda Telesom ayaa maamulka gobolkaDaadmadheedh ka caawisay shidaalka baabuurtawadday Ololaha lagu banaynaayo jidadka magaaladaoodweyne. Munaasibadan shidaalka lagu wareejinaayeymaamulka gobolka Daadmadheedh waxaa ka sooqayb galay Gudoomiyaha Gobolka Daadmadheedh,Maayirka magaalada Oodweyne, Maamulahashirkadda Telesom ee xarunta gobolka DaadmadheedhCabdiraxmaan Jaamac iyo masuuliyiin kale.
Maamulka Gobolka Daadmadheedh oo ka hadlaymunaasibadda ayaa shirkadda Telesom ugamahadnaqay taageeradda ay ka taageertay shidaalkaloo isticmaalayey in dhirta garanwaaga ah lagagabaneeyo wadooyinka iyo jidadka kale ee magaalada
dhexdheeda ah. Telesom ayaa dhankeeda sheegtay in aymasuuliyadii ka saartan tahay inay qaranka kala qayb-qaato wixii danta guud ah ee qaranku u baahan yahay.
7/25/2019 Telesom Newsletter Issue 21
17/32
www.telesom.com Issue 21 | Sep-Dec 2014
Maansadda: Talo San
Maansadan Talo San waxa curriyay Abwaan Siciid Maxamed Salaad
oo ka tirsan shaqaalaha TELESOM gaar ahaan qaybta Ilaaladda.Maansadani waxay ka hadlaysaa horumarka tiknoolajiyaddacasriga ah ee Shirkada Telesom ku soo kordhisay dalka taas oo
dunida oo dhami garwaaqsatay amaan badana usoo jeedisay shirkada Telesom,tusaale ahaan mulkiilaha shirkada Microso islamarkaana ah ninka dunida ugutaajirsan Mr. Bill Gate ayaa dhawaan agaare caalami ah ka sheegay horumarkatiknoolajiyadda casriga ah ee shirkada Telesom Somaliland ku soo kordhisay.
Abwaan Siciid Maxamed Salaad oo maansadan tiriyay 20 November 2014 waxauu maansada ku bilaabay:
Talada tii toosan ba tabaalaha kaa jirtee,
Mid taamoo laga aflaxay mid aan tiirkeedu jebin,
Anaa Telesom ku huba dunidu wey talaabsatoo,
Tiknoolaji baa hagee tiriiga inoo bixiyo,
Hadaan Telesom la helin miyaynu tisqaadi layn,
Qayrkeena tiigsan layn soo maynu takooraneen,
Barbaarta tacliinta iyo waayeelka haddii ay tahay,
Intay tartay ee ku nool tiraan lagu koobi Karin,
Dhamaan Arikaa tabtoo ku taama sidaynu nahay,Inay ku talaabsadaan dalkooda raggii waxtaray,
Tabcee u horseeday guul taarikh dahabay galeen,
Miyaa la tirtiri karaa tashay wada leeyihiin
Tilmaamaha wey sugaan afaartana way tixgelin
Nin tiigsaday meelo sare ku taamay inuu hormaro
Halkuu tusku mayriciyo tigaadu bartay ku tiil
Inuu tagayaa hubaal qo aad tabtay oo dhul dheer
Intuu tagey kaa qarsoon hadaan teleon ku
Jirin sow maad u talaabsateenTareen kuma beegsateen tirooyin ma sii dhaxdeen
Inay Telesom jirtoo dadkeenu ku tiirsan yahay
Halbowlana ay u tahay tilmaamtaasi way cadee
Tiraabta waxaan ku xidhay Allow waa tira yaroo
Ifani waa laga tagee intaanu kor taaganiyo
Markay taayadu dhantahay
Tubtuu maray nabigayagu scw
Raboow nugu toosiyoo
Ta kheyrka le noo jihee.
Siciid Maxamed Saalah
7/25/2019 Telesom Newsletter Issue 21
18/32
www.telesom.comIssue 21 | Sep-Dec 201418
Xarumaha Shirkadda Telesom Oo Lagu
Sameeyey Dab-damiyaalShirkadda Telesom ayaa sanadkan bilowday olale kor loogu qaadayo ilaalinta amaanka Shaqaalaha iyohantidda Shirkadda Telesom. Waaxda Supply Chain-ka oo qaabilsan soo iibinta iyo daryeelka hantidda
shirkadda ayaa sanadkan xooga saartay sidii ay shirkaddu uga hortagi lahayd khatarta uu leeyahaydabku, waxaanay dhamaan xarumaha shirkadda ay u dhamaystirtay qalabka dabka lagula dagaalamo.
Waaxda Supply Chain-ka iyo Waaxda Shaqadda iyo Shaqaalaha ayaa si wadda jir ah tababaro u siiyey shaqaaleweynaha shirkadda Telesom qaabka loo isticmaalo qalabka dab-damiska iyo sidoo kale sida loo xakameeyo dabka
Mahad Muxumed FaaraxMaamulaha Supply Chain-ka
7/25/2019 Telesom Newsletter Issue 21
19/32
www.telesom.com Issue 21 | Sep-Dec 2014
7/25/2019 Telesom Newsletter Issue 21
20/32
www.telesom.comIssue 21 | Sep-Dec 201420
Astaanta Shirkadda Tele
Shirkadda Telesom iyadoo ka qayb-qaadanaysa bilicda iyo qurxinta magaalooyinka dalka,
waxay meelo badan oo dalka ah ka hirgalisay kaabadaha Kantarooladda. Kaabadahan
ayaa ah kuwo astaan u ah kaantarooladda magaalooyinka laga soo galo. Sidoo kale
shirkadduwaxayboodhadhwaaweynooaykusuntantahayastaantashirkaddaTelesom,
magaca magaalada la soo galaayo iyo maalada ku sii xigta iyo inta kilo mitir ee u dhaxaysa
labadii magaalaba ka samaysay magaalooyinka waaweyn ee Bariga iyo Galbeedka dalka.
Boodhadhkan waaweyn ee shirkadda Telesom u samaysay kaantarooladda laga soo galo
magaalooyinkadalkawaxaaaaduladhacaybulshaddagaarahaannadadkadalxiiskakumaraaya
eeaykucusubtahaysocodkamagaalooyinkadalkagudihiisa.
7/25/2019 Telesom Newsletter Issue 21
21/32
www.telesom.com Issue 21 | Sep-Dec 2014
m ee Goboladda Dalka
7/25/2019 Telesom Newsletter Issue 21
22/32
www.telesom.comIssue 21 | Sep-Dec 201422
7/25/2019 Telesom Newsletter Issue 21
23/32
www.telesom.com Issue 21 | Sep-Dec 2014
7/25/2019 Telesom Newsletter Issue 21
24/32
www.telesom.comIssue 21 | Sep-Dec 201424
Telesom oo Xabsiyada Waaweyn ee Dalka Ka
Hirgalisay Barnaamijyo Lagu Toosinaayo
Maxaabiista Jeelasha
Hargeysa (Telesom-09.09.14) ShirkaddaTelesom ayaa Barnaamij khayri ahoo lagu dhisaayo akhlaaqadda iyoiimaanka maxaabiista dalka ka hirgalay.
Mashruucan shirkadda waxa sanadkan 2014 kahirgalisay xabsiyadda Burco, Bo0rama iyo Gabiley.
Barnaamijkan ayaa suurto galinaayo in wakhtiyaddanasashadda ee galinka hore iyo galinka dambe maalin walba
loo sii dayn doonaa casarka Tasiirka Quraanka Kariimkaah ee Sheekh Maxamed Sheekh Cumar Dirir, Qaar ka mid ahmuxaadirooyinka Sheekh Mustae Sheekh Ismaacil Haaruun,Duruusta iyo casharadda ka baxa Masaajiadda waaweynee ku yaala magaalooyinka laga hirgaliyey mashruucan.
Barnaamijkan waxaa si aad ah u soo dhaweeyey qaar kamid ah maxaabiista ku jira Jeelaha Boorama iyo Gabileywaxaanay Telesom uga mahad celiyeen BarnaamijkaaKhayriga ah. Sidoo kale waxaa iyaguna mahadnaqbalaadhan shirkadda Telesom u soo jeediyey Taliyayaasha
Xabsiyadda Gabiley iyo Boorama kuwaasi oo Telesom kubogaadiyey Barnaamijkan laga hirgaliyey Jeelashooda.
Magaalada Burco ayaa noqotay magaaladii saddexaadee Telesom sanadkan 2014 ka hirgaliso barnaamijkalagu dhisaayo aqoonta iyo akhlaaqadda maxaabiistaku jira jeelka weyn ee magaalada Burco. Munaasibadbarnaamijkan laga hirgalinaayey magaalada Burco oo kadhacday huteel Golis 24 December 2014 ee waxaa ka soo
qayb-galay Taliyaha iyo Taliye ku-xigeenka Xabsiga weynee Burco, WGuddida Culimadda Burco, Guddida Wanaag-arista iyo Xumaan Reebista, Isku-duwayaasha WasaaraddaDiinta iyo Aqwaaa iyo Wasaaradda Cadaaladda iyoShirkadda Telesom. Waxaana dhamaan masuuliyiintaniay si mugle uga hadleen qiimaha uu leeyahay mashruucanwacyi-galinta diiniga ah ee lagu soo kordhiyey jeelkaweyn ee Burco waxaanay shirkadda Telesom iyo cidii kalebarnaamijkan taageertayba uga mahad-celiyeen hawshankhayriga ah ee shirkaddu ka hirgalisay jeelasha dalka.
7/25/2019 Telesom Newsletter Issue 21
25/32
www.telesom.com Issue 21 | Sep-Dec 2014
7/25/2019 Telesom Newsletter Issue 21
26/32
www.telesom.comIssue 21 | Sep-Dec 201426
Shirkadda Telesom oo Maal-galisay Tartanka
Fardaha
Hargeysa (Telesom) Shirkadda Telesom ayaa maal-galisay tartanka fardaha oo lagu
qabtay magaalada Xudun ee gobolka Sool. Tartankan oo ay ka soo qayb-galeen fardo-fuul tiro badan oo ka kala yimid deegaano badan oo gobolka Sool ka tirsan. Tarantankan
ayaa socday muddo todoba maalmooda, waxaana la soo gabo-gabeeyey July 2014
7/25/2019 Telesom Newsletter Issue 21
27/32
www.telesom.com Issue 21 | Sep-Dec 2014
Baro Mid ka Mid ah Shaqaalaha
Shirkadda TelesomAyaan Xaamud J aamac Xasan waxay ku dhal at aydal ka Dj i bout i 08 March 1990. Ayaan XaamudWaxbarashada ka bi l owday mal caamad quraanku taal ay magaal ada Gabi l ey, waxay Qur aankakar mi i mka ah ku dhamaysay muddo l aba sanoah. Waxbar ashadda Maadi ga ah Ayaan waxayDugsi ga Hoose/ Dhexe Ku qaadatay Dugsi ga Sh.Muxumed War same ee magaal ada Gabi l ey i yadoodhi ganaysay i nt i i u dhaxaysay 1998 i l aa 2006.
Ayaan waxay waxbar ashaddaDugsi ga sar e ka bi l owday2006- di i Dugsi ga SareSOS ee magaal ada Sheekhwaxanay ka qal i n-
j abi say sannadi i 2010.Ayaan Xaamud waxaywaxbarshadda Sareee J aamacadda kabi l owday 2010
J a a ma c a d d aA d m a sk u u l i y a d d aX i s a a a a a d k a( M a j o r
Account i ng BA) ,waxaanay ka qal i n-j abi say 2013. Ayaanwaxay si doo kal e aqoonkorodhsi ka samaysay
J aamacadda Abaar so Techwaxaanay shahaado Di mpl omaMaal i yadda ah ka qaatay2011. Ayaan Xaamud i yadoo kaduul aysa ar agt i dda odhanaysawaxbar ashaddu dhamaad ma l eh waxaysanadi i 2013 marki i ay dhamayst ay degr eekoowaad ka bi l owday J aamacadda I sl aami c
Onl i ne kuul i yadda Daraasaadka I sl aamka.
Dhanka shaqadda Ayaan Xaamud waxay shi r kaddaTel esom ku soo bi i r t ay 01 J anuar y, 2011,
waxaanay ka mi d noqot ay shaqaal aha ka hawl -gal a Laanta Dar yeel ka Macmi i sha ee WaaxdaSuug- gaynt a i yo Xi dhi i dhka Dadweynaha oo i l aahadda ay ka t i r san t ahay. Ayaan Xamaud waxaymuuj i say muddadi i saddexda sanno ahayd ee ay
j oogtay shi r kadda Tel esomdadaal dheer i ah i yoshaqo huf an oo ay daacadni mo ku dheehan t ahay.
Ayaan Xaamud J aamac waxa ay nasi i b u yeel at ayi n muddadi i saddexda sano
ahayd ee shi r kadda Tel esomay ka t i r sanayd i n ay ka
qayb- qaadato t ababaro
kal a duwan oo l a si i yeyshaqaal aha shi r kadda
guud ahaan i yo gaarahaan shaqaal aha
ka hawl gal aLaant a dar yeel ka
Ma c mi i s h a .
Tababar addau g u
muhi i msan eeaynu ka soo
qaadan karnot a b a b a r a d d a
ay qaadat aywaxaa ka mi d ah:
1. T a b a b a r k aDaryeel ka Macmi i sha
2. T a b a b a r k aI l aal i nt a Amaanka I T- ga
3. Tababar ka Badbaadadai yo Di f aaca Dabka
4. Kor u Qaadi da Fi l ashooyi nka Macmi i sha5. I yo Tababar o kal a duwan oo kal e
7/25/2019 Telesom Newsletter Issue 21
28/32
www.telesom.comIssue 21 | Sep-Dec 201428
Tababaradda La Siiyey Sha
Waaxda Shaqadda iyo Shaqaalaha ee shirkadda Telesom oo goorkasta u heelan kobcinta iyo kor uqaaddida garaadka iyo aqoonta shaqaale weynaha shirkadda ayaa aartii bilood ee u dambeeyeysanadkan 2014 waxa uu tababaro kala duwan siiyeen shaqaale tiro badan oo ku kala suganxarunta guud ee magaalada Hargeysa iyo xarumaha kale ee shirkaddu ku leedahay goboladda
dalka.
Guud ahaan xafiiska shaqadda iyo shaqaaluhu wuxuu tababar siiyey shaqaale gaadhaya 438 shaqaale oo ka midah shaqaalaha ka hawl-gala Waaxaha Sales-ka, ZAAD-ka, Marketing-ka, Engineering-ka, Landline-ka, SupplyChain-ka, Human Resource-ka, Internal Audic-ka, Accounting-ka iyo sidoo kale shaqaale ka tirsan xarumahagoboladda ee magaalooyinka Laascaanood, Caynabo, Burco, Sheekh, Berbera, Arabsiyo, Gabiley, Wajaale iyoBoorama.
Tabaradda la siiyey shaqaalahan waxaa ka mid ahaa:1. Tababarka doorka Waajibaadka Ilaalinta Dab-dhaliyayaasha iyo Habka Solar-ka2. Tababarka IGW & SQL3. Tababarka Xiradaha Hogaaminta4. Tababarka Suuq-gaynta5. Tababarka Diwaan-galinta6. Tababarka Hababka Ugu Wax Soo Saarka Badan Suuq-gaynta7. Tababarka Dhiiri-galinta Shaqaalaaha8. Tababarka Wadda shaqaynta Shaqaalaha iyo Saamaynta ay ku leedahay Daryeelka Macmiisha9. Tababarka Qiimaynta Shaqaalaha10. Tababarka Dab-damiska
11. Tababarka Sida loo maamulo Hantida ma guurtadda ah iyo Lacagaha
Waaxda shaqaladda iyo Shaalaha oo soo aagsintay tababaradan ayaa qabtay intii u dhaxaysay bishii Sept ilaaDecembter 2014. Waxaa tababaradan bixiyey khubaro barayaal sare ka ah Jaamacado kala duwan oo dalkagudihiisa iyo dibaddiisa ku yaala iyo sidoo kale shaqaalaha shirkadda ee leh waayo aragnimo iyo aqoon dheeraadah.
7/25/2019 Telesom Newsletter Issue 21
29/32
www.telesom.com Issue 21 | Sep-Dec 2014
alaha Shirkadda Telesom
7/25/2019 Telesom Newsletter Issue 21
30/32
Jaamacadaha dalka waxaa sanad kasta ka qalin-jabiya qaar ka mid ah shaqaa-laha shirkadda Telesom, inkasta oo shirkadda shaqaalaheedu ay noqdeen kuwo hays-ta degree kowaad ee Jaamacadda. Haddana waxaa jira shaqaale badan oo bilaabay de-
gree labaad ama post graduate ama Master degree. Haddaba qormadan waxaanu ku soo qaadandoonaa qaarka mid ah shaqaalaha shirkadda Telesom ee ka qalin-jabiyey sanadkan Jaamacadaha dalka:
Hambalyo Dhamaan Shaqalaaha Shirkadda eeQalinjabiyey Sanadkan 2014
C.raxmaan Isamcil Jamac
ICT -ALPHA
Cali C.maalik Cabdi
Dev Mgt -AdmasMaxamed Jaamac C.laahi
ICT -Admas
C.qaadir Muxumed AadanAccounting- CSI
Maxamed Cawil Muxumed
Dev Mgt - CSI
C.raxmaan Cali Cilmi
Management- Burco
Maxamed Cumar Cali
Accounting - Camuud
Cismaan Daarood Xasan
IT - GolisSaleebaan Maxamed Xasan
IT - Golis
7/25/2019 Telesom Newsletter Issue 21
31/32
7/25/2019 Telesom Newsletter Issue 21
32/32