2
Waxaad kalkaaliso caafimaad kala tashan kartaa Xarunta Caafimaadka Bulshada xaafaddaada 8:30 subaxnimo Ilaa 4:00 galabnimo, Isniin-Jimce. Kalkaalisooyinka Caafimaadka Bulshadu waxay bixiyaan (laga helaa): Macluumaadka badbaadada iyo aqoonta caafimaadka Tallaalada, ka hortagga cudurada faafa Xaqiiji in tallaalka ilmahaagu dhammaystiran yahay intaadan geyn iskoolka xannaanada carruurta. Carruurta 4 sano jir iyo ka weyn waxaa lagula taliyaa laba tallaal oo lacag la'aan ah: Tdap-IPV: wuxuu ilmaha ka badbaadiyaa gawracatada (diphtheria), teetanada (tetanus), xiiqdheerta [whooping cough (pertussis)] iyo dabaysha (polio) MMRV: wuxuu ilmaha ka badbaadiyaa jadeecada (mea- sles), qumanka (mumps), jadeeco jarmalka (rubella) iyo bus-buska [chicken pox (varicella)] Ballanso tallaalka ilmahaaga intaad wacdid dhakhtarkaaga, farmashiyaha (carruurta 5 sano jir iyo ka weyn) ama Xarunta Caafimaadka Bulshada. Uga warbixi tallaalada xaruntaada caafimaadka. Wac xaruntaada caafimaadka ama u dir iimayl [email protected]. Wixii faahfaahin ah ka baro (ka raadi) Fraserhealth.ca/immunizations. Barnaamijka Caafimaadka Carruurta Biritish Kolombiya wuxuu qoysaska dhaqaalaha yar ka caawiyaa kharashka daryeelka asaasiga ah ee ilkaha, muraayadaha indhaha iyo maqalka dhagaha ee carruurta. Waxaa xaq u leh carruurta 19 sano jir ka yar oo hela (leh) caawimaadda lacagta Qorsha Adeegyada Caafimaadka (MSP). Wasaaradda Horumarinta Bulshada Iyo Yareynta Saboolnimada ka wac 1-866-866-0800. Haddii ilmahaagu intuu iskoolka joogo u baahan yahay daawo ama daryeel caafimaad deg deg ah, sanad walba ogeysii iskoolka lana buuxi foomka qorshaha caafimaadka maamulaha iskoolka iyo macalinka ilmahaaga. Haddaad u baahatid waxaad la tashan kartaa kalkaalisada Caafimaadka Bulshada. Carruurta bar in ay gacmaha ku dhaqaan saabuun iyo biyo ilaa 20 sakan (inta heeska 'Happy Birthday' laba jeer lagu qaadi karo) si looga hortago faafinta jeermiska. Waa inay gacmaha dhaqdaan cuntada ka hor, isticmaalka musqusha ka dib, markay taabtaan xayawaanada (pets) oo banaanka ku cayaarayaan. Booqo Dobugsneeddrugs.org. Macluumaadka Caafimaadka Bulshada Tallaalka Barnaamijka Caafimaadka Carruurta Biritish Kolombiya Ilmaha Qaba Cudur Halis Ah? Caafimaadkaaga Ilaali: Gacmahaaga Dhaq (Mayr)! Ku soo dhowow Iskoolka Xannaanada Carruurta (Kindergarten) Welcome to Kindergarten Catalogue # 265967 (July 2018) Somali | To order: patienteduc.fraserhealth.ca

Ku soo dhowow Iskoolka Xannaanada Carruurta (Kindergarten) · sles), qumanka (mumps), jadeeco jarmalka (rubella) iyo bus-buska [chicken pox (varicella)] Ballanso tallaalka ilmahaaga

  • Upload
    others

  • View
    1

  • Download
    0

Embed Size (px)

Citation preview

Page 1: Ku soo dhowow Iskoolka Xannaanada Carruurta (Kindergarten) · sles), qumanka (mumps), jadeeco jarmalka (rubella) iyo bus-buska [chicken pox (varicella)] Ballanso tallaalka ilmahaaga

Waxaad kalkaaliso caa�maad kala tashan kartaa Xarunta Caa�maadka Bulshada xaafaddaada 8:30 subaxnimo Ilaa 4:00 galabnimo, Isniin-Jimce.Kalkaalisooyinka Caa�maadka Bulshadu waxay bixiyaan (laga helaa):

Macluumaadka badbaadada iyo aqoonta caa�maadkaTallaalada, ka hortagga cudurada faafa

Xaqiiji in tallaalka ilmahaagu dhammaystiran yahay intaadan geyn iskoolka xannaanada carruurta. Carruurta 4 sano jir iyo ka weyn waxaa lagula taliyaa laba tallaal oo lacag la'aan ah:

Tdap-IPV: wuxuu ilmaha ka badbaadiyaa gawracatada (diphtheria), teetanada (tetanus), xiiqdheerta [whooping cough (pertussis)] iyo dabaysha (polio)MMRV: wuxuu ilmaha ka badbaadiyaa jadeecada (mea-sles), qumanka (mumps), jadeeco jarmalka (rubella) iyo bus-buska [chicken pox (varicella)]

Ballanso tallaalka ilmahaaga intaad wacdid dhakhtarkaaga, farmashiyaha (carruurta 5 sano jir iyo ka weyn) ama Xarunta Caa�maadka Bulshada. Uga warbixi tallaalada xaruntaada caa�maadka. Wac xaruntaada caa�maadka ama u dir iimayl [email protected] faahfaahin ah ka baro (ka raadi) Fraserhealth.ca/immunizations.

Barnaamijka Caa�maadka Carruurta Biritish Kolombiya wuxuu qoysaska dhaqaalaha yar ka caawiyaa kharashka daryeelka asaasiga ah ee ilkaha, muraayadaha indhaha iyo maqalka dhagaha ee carruurta. Waxaa xaq u leh carruurta 19 sano jir ka yar oo hela (leh) caawimaadda lacagta Qorsha Adeegyada Caa�maadka (MSP). Wasaaradda Horumarinta Bulshada Iyo Yareynta Saboolnimada ka wac 1-866-866-0800.

Haddii ilmahaagu intuu iskoolka joogo u baahan yahay daawo ama daryeel caa�maad deg deg ah, sanad walba ogeysii iskoolka lana buuxi foomka qorshaha caa�maadka maamulaha iskoolka iyo macalinka ilmahaaga. Haddaad u baahatid waxaad la tashan kartaa kalkaalisada Caa�maadka Bulshada.

Carruurta bar in ay gacmaha ku dhaqaan saabuun iyo biyo ilaa 20 sakan (inta heeska 'Happy Birthday' laba jeer lagu qaadi karo) si looga hortago faa�nta jeermiska. Waa inay gacmaha dhaqdaan cuntada ka hor, isticmaalka musqusha ka dib, markay taabtaan xayawaanada (pets) oo banaanka ku cayaarayaan. Booqo Dobugsneeddrugs.org.

Macluumaadka Caa�maadka Bulshada Tallaalka

Barnaamijka Caa�maadka Carruurta Biritish Kolombiya

Ilmaha Qaba Cudur Halis Ah?

Caa�maadkaaga Ilaali: Gacmahaaga Dhaq (Mayr)!

Ku soo dhowow Iskoolka Xannaanada Carruurta (Kindergarten)

Welcome to KindergartenCatalogue # 265967 (July 2018) Somali | To order: patienteduc.fraserhealth.ca

Page 2: Ku soo dhowow Iskoolka Xannaanada Carruurta (Kindergarten) · sles), qumanka (mumps), jadeeco jarmalka (rubella) iyo bus-buska [chicken pox (varicella)] Ballanso tallaalka ilmahaaga

Ardada dhigata Xannaanada Carruurta waxaa iskoolka gudihiisa looga baaraa ilkaha, aragga iyo maqalka. Baaritaanadaasu baddal uma aha baaritaanada dhakhtarka caa�maadka. Su'aalo? La Xiriir Caa�maadka Bulshada. Ma ogayd in:

Caymiska Qorshaha Adeegyada Caa�maaku daboolo baaritaanka caa�maadka indhaha sanadlaha ah ee carruurta ilaa 18 sano jirka ah.Carruurta qaarkood xaq u leeyihiin adeegyada caymiska ilkaha, muraayadaha indhaha iyo maqalka ee Barnaamijka Caa�maadka Carruurta Biritish Kolombiya.Rugta Ilkaha Jaamacadda UBC ay daryeel ilko lacag la'aan ku siiso carruurta ilaa 12 sano jirka ah ee dhibaatooyin dhaqaale hayso.

Injirta Madaxu - xasharaad midab kafee ah leh baalalna lahayn oo madaxa gasha - waxay badanaaba gashaa carruurta iskoolada. Xiriir lama laha nadaafad xumo. Waxay si toos ah ugu faaftaa madaxa oo madax kale taabta ama si dadban markii la wadaago koo�yadaha ama shanlada timaha. Madaxa carruurtaada si joogta ah u baar. Haddii ad ka heshid injir nool, la xiriir iskoolkaaga. Waxay wargalin u dirayaan guriga waaliddiinta kale si ay carruurtooda uga baaraan injir. Wixii talooyin daawo ah, la xiriir Caa�maadka Bulshada ama booqo Healthlinkbc.ca.

Carruurta quraacataa iskoolka waa kaga �icnaadaan kuwa kale. Carruurtaada sii quraac, qado iyo cuntooyinka yaryaroo kale oo nafaqa leh. Adeegso tarmuusyada qabowga iyo kulaylka si ay cuntada qabow iyo tan kulul sideedii ugu hayaan. Carruurtu uma baahna cabitaanka la qaso ee dhalo biyo ah ugu dar qadadooda. Ilmahaaga kalsooni ku sii in ay cuntada ka cunaan inta ay rabaan markay dharggaana iska joojiyaan. Wixii �krado cuntada carruurtaa, booqo Fraserhealth.ca/childandyouth.

Su'aalaha caa�maadka? Wac 8-1-1 xilli kasta 24/7 ama booqo Healthlinkbc.ca si ad lacag la'aan uga hesho macluumaad iyo talooyin caa�maad kalkaaliso, cuto yaqaan, farmashiiste ama dhakhtar jimicsi.

Carruurtaada iyo ardadaada iskoolka ka sii bilowga ugu caa�maadsan! Wixii xog caa�maad qeexan oo loogu talagalay ardada 5 sano ilaa 18 sano jirka ah iyo talooyinka waalidka iyo macallimiinta iskoolka ah booqo Fraserhealth.ca/schoolhealth.

Ilkaha, Aragga iyo Maqalka

Injirta Madaxa

Xiriirka Caa�maadka Biritish Kolombiya

Abbotsford(604) 864-3400

Bulshada daggan Bariga Faraysar (Mission, Abbotsford, Chilliwack, Agassiz, Hope), wac 604-702-4906. Caa�maadka dagaanada kalee Faraysar, wac 604-476-7087. Wixii kale oo arrimo caa�maad ah, wac lambarada hoose.

Ballanso Tallaalka Caa�maadka Bulshada

Agassiz(604) 793-7160

Hope(604) 860-7630

Newton, Surrey(604) 592-2000

Langley(604) 539-2900

North Delta(604) 507-5400

Burnaby(604) 918-7605

Maple Ridge(604) 476-7000

North Surrey(604) 587-7900

Chilliwack(604) 702-4900

Mission(604) 814-5500

South Delta(604) 952-3550

Cloverdale, Surrey(604) 575-5100

New Westminster(604) 777-6740

White Rock(604) 542-4000

Guildford, Surrey(604) 587-4750

Tri-Cities(604) 949-7200

Cunto Wanaagsan Baa Leh Nolol Caa�maad Leh

Hoyga (Barta) Macluumaadka Caa�maadka Carruurta Iskoolka

Xarumaha Caa�maadka Bulshada Beeshaada