24
KOBENHEEGAN DADKA WAAYELKA AH - HORDHAC CAAFIMAADKA, JIMICSI, DARYEEL IYO HOOYGA

Kobenheegan dadka waayelka ah - Hordhac — Caafimaadka ... · Buugaan yar waxaad ka heli kartaa guudmar ku saabsan dalabyada iyo fursadaha kamuunaha Kobanheegan u ½diso muwaadiniinta

  • Upload
    others

  • View
    0

  • Download
    0

Embed Size (px)

Citation preview

Page 1: Kobenheegan dadka waayelka ah - Hordhac — Caafimaadka ... · Buugaan yar waxaad ka heli kartaa guudmar ku saabsan dalabyada iyo fursadaha kamuunaha Kobanheegan u ½diso muwaadiniinta

KOBENHEEGAN DADKA WAAYELKA AH

- HORDHAC

CAAFIMAADKA, JIMICSI,

DARYEEL IYO HOOYGA

Page 2: Kobenheegan dadka waayelka ah - Hordhac — Caafimaadka ... · Buugaan yar waxaad ka heli kartaa guudmar ku saabsan dalabyada iyo fursadaha kamuunaha Kobanheegan u ½diso muwaadiniinta

BANDHIGA DHEQDHAQA AQA2

MUWAADINKA QAALIGA AH EE REER KOBENHEEGAN- Hordhac2018

Naqshada KK Design

Sawirqaade Thomas Vilhelm

Faafiye Frederiksberg Bogtrykkeri A/S

Daabacaada 500 stk.

Waxaa faafiyay 2018

Page 3: Kobenheegan dadka waayelka ah - Hordhac — Caafimaadka ... · Buugaan yar waxaad ka heli kartaa guudmar ku saabsan dalabyada iyo fursadaha kamuunaha Kobanheegan u ½diso muwaadiniinta

Buugaan yar waxaad ka heli kartaa guudmar ku saabsan dalabyada iyo fursadaha kamuunaha Kobanheegan u fidiso muwaadiniinta da’doodu ka weyn 65 sano.

Degmada Kobanheegan, waxaanu diiradda saari waayeelka in ay helaan waxaa ay u baahanyihin, iyo nolosha aad rabto, iyo in aad sameeyso waxyaabaha muhiimka kuu ah - xitaa markaad u baahan tahay kaalmo.

Waa taas sababta aan ubixnayno adeegyo aad ubalaaran, adeegyo tababaro, daryeel iyo taageero intaba iskugu jira, kuwaasoo dhamaantood loogu talagalay in laga taageero nololasha firfircoon ee maalinkasta.

MUWAADINKA QAALIGA AH EE REER KOBENHEEGAN

3

MAWDUUCYADA

4 Kaalmo iyo taagero si aad isugu filnaato

7 Ma u baahantahay caawimo kalkaalin xirfadaysan?

12 Gurigaagu ma ku haboon yahay baahdidaada?

14 Sideen u codsaan karaa kaalmo?

15 Boostada Digitaalka

16 Kaalmo ka hel adeega muwaadiniinta Kobenhagen

Page 4: Kobenheegan dadka waayelka ah - Hordhac — Caafimaadka ... · Buugaan yar waxaad ka heli kartaa guudmar ku saabsan dalabyada iyo fursadaha kamuunaha Kobanheegan u ½diso muwaadiniinta

4

KAALMO IYO TAGEERO SI AAD ISUGU FILNAATO

Markaad codsaneeyso caawimaad wax ku ool ah ama shakhsi ahaaneed, waxaa marka hore la qiimeyn waxa aad tabar u leedahay, aadna qaban karto. Hadaad awoodo, degmada waxay bixisaa koorso dhib u dhis

Nidaamka dib u dhiska waa hab wakhti xaddidan oo aad adigu, la shaqeyso shaqaalaha degaankaaga, si aad isugu kalsoonaato, adna wax u qabsato iskaa. Kadibna waxaa la qiimeyn baahidaada, iyo inta aad caawinaadda iyo taageerada u baahan tahay.

CAAWINAD SIDI AAD ISUGU FILNAAN LAHEYD Kamuunaha waxay ku hayaan, adiga ay ku adkaate sidi aad wax u qabsan laheyd, waxyaalaha nolol maalmedka. Kamuunaha wuxu kugu caawin karaa waxyaalahan:

• Nadaafada• Dhar dhaqitaanka• Adeega• Qubayska• Dharka xirashada iyo iska siibida.

Degmada Kobanheegan waxay bixinaysaa muddada 2018-2020 fursad dheerad daryeel guri oo iyo raashin, oo la siiyo muwaadiinta loo ogolaade fursadahan.

La xiriir daryeelkaaga xaafadaada haddii aad rabto inaad ku iibsato daryeel guri oo dheeraad ah oo la soo xariir Kobanheegan Madservice haddii aad rabto inaad cunto iibsato, tusaale hadii aad cunto u rabto martida ama xaflad.https://www.kk.dk/artikel/frit-valg-af-leverandør

Si aad u hesho kaalmo, la xariir xafiiska kamuunaha. Firi warqada, bogga 14. Waxaa kale aad ka akhrisan karta boggan internetka: www.kk.dk/hjemmeplejen

Page 5: Kobenheegan dadka waayelka ah - Hordhac — Caafimaadka ... · Buugaan yar waxaad ka heli kartaa guudmar ku saabsan dalabyada iyo fursadaha kamuunaha Kobanheegan u ½diso muwaadiniinta

5

NOLOL MAALMEEDKAA GURIGA WAX MA ISKA BEDALI HADII QALAB LAGU SIIYO AMA GURIGA LAGUU BEDELO? Haddi aad leedahay naafonimo jirka ama maskaxda oo joogta ah, waxaad codsan kartaaa caawinaad qalab iyo sidii guriga aad u hagaajisan lahaydg.

Waxaad fursad u leedahay inaad aragto oo aad na tijaabiso xulashada kaalmooyinka kamuunha bixiyo. Waxaa kale aad heli karta hanuunin iyo dhiirigelin sidi aad u haysan laheyd iyo aad u heli karto nolol maalmeed wanagsan. Waxaad ka heli meesha qalabada khamis walbo 14:00 ila 16:00.

Waxaad ka heli meesha qalabkaHans Knudsens Plads 3 2100 København ØTelefon: 35 30 67 68

MA U BAAHANTAHAY CAAWINAAD XAGA CUNTADA? Hadii aad awoodin in aad cunto karsan karin waxaad fursad u leede waxyaalahan:

• Cuntada oo guriga lagugu keeno karo• In aad la cunteyso dad kale, meelaha

kamunaha ay cuntoyin ku kariyaan• Cawinaad sida cuntooyinka loo kariyo• Cawinaad adeega.Xog dheerad waxaad ka heli : www.kk.dk/mad-til-ældre.

Degmada Kobanheegan waxay bixisaa muddada 2018-2020 fursad dheerad daryeel guri oo iyo raashin, oo la siiyo muwaadiinta loo ogolaaday fursadahan. La xiriir daryeelkaaga xaafadaada haddii aad rabto inaad ku iibsato daryeel guri oo dheeraad ah oo la soo xariir Kobanheegan Madservice haddii aad rabto inaad cunto iibsato, tusaale hadii aad cunto u rabto martida ama xaflad.

Bixiyeyaasha gaarka ah ee adeegga cuntada iyo daryeelka guriga ayaa sidoo kale suurtogal ah inaad ka iibsan karto daryeelka guriga iyo cuntada dheeriga ah. Waxaad ka akhrisan kartaa alaab-qeybiyeyaasha gaarka loo leeyahay:https://www.kk.dk/artikel/frit-valg-af-leverandør

Waxaad la xiriir karta meesha kuu dhaw ee kamuunaha si aad ooga war heesho kaalmoyinkaan, aadna u raadsato

Kooxda qaabilsan arimahan way ku caawin karaan, wayna kuu soo bandhigi karaan caawinaad. Xogta kooxdaan ku saabsan waxaad ka heli karta bogga 14.

Page 6: Kobenheegan dadka waayelka ah - Hordhac — Caafimaadka ... · Buugaan yar waxaad ka heli kartaa guudmar ku saabsan dalabyada iyo fursadaha kamuunaha Kobanheegan u ½diso muwaadiniinta

6

Page 7: Kobenheegan dadka waayelka ah - Hordhac — Caafimaadka ... · Buugaan yar waxaad ka heli kartaa guudmar ku saabsan dalabyada iyo fursadaha kamuunaha Kobanheegan u ½diso muwaadiniinta

7

MA U BAAHANTAHAY CAAWINAAD XIRFADAYSAN OO KALKAALIN AH?

Kamuunaha kobenheegan dadka way u soo diraan kalkaaliso, hadii aad u baahantahay caawinaad ama in lagaa daaweeyo xanuun joogta ah. Sida caadiga ah waxaad ka heli kalkaaliso rugaga ku yaalo kamuunaha, lakin waad heli karta kalkaaliso guriga kugu yimaada mar walbo. Xog dheeraad ku saabsan kalkaaliso waxaad ka heli xafiiska kamuunaha ee kuu dhaw, fiiri bogga 14.

JIMICSIGA IYO KAHORTAGA- GURYAHA CAAFIMAADKAKamuunaha kobenheegan wuxuu ku haya adiga u baahan dib u dhis, iyo sidi aad maarayn laheyd cudur joogta ah, iyo cadaadiska (istreeska), si aad u hesho noolad kalsooni leh waxay kaamunaha kuu soo bandhigaayan:

• Dib u dhis (jirka ama maskaxda) • Jimicsi joogta ah• Ka hor tag dhib u dhiska • Caawinaad adiga dhabarka iyo qoorta

xanuuna ka qabo• Caawinaad qofka maskaxda dhaawac

ka gaartay• Caawinaad qofka macaanka ku dhacay• Booqasho guriga, sii looga hortago dhib walbo• Caawinaad qofka cudurka kansarka qabo• Rugta walaaca• Cawinaad qofka qabo cudurka qufaca

iyo wadnaha• Caawinad qofka leh qoys dhibaatoyin

qamriga iyo daroogooyinka• Caawinaad sidi aad u joojin laheyd

sigaar cabista.

Cawimaadka qaarkood waa ila uu dhaqtrakaaga ama isbitiaalka kuu soo bandigho. Waxaad ka akhrisan karta xogtaa www.kk.dk/sundhedama buugi hore waayelka kobenheegan 2018

Page 8: Kobenheegan dadka waayelka ah - Hordhac — Caafimaadka ... · Buugaan yar waxaad ka heli kartaa guudmar ku saabsan dalabyada iyo fursadaha kamuunaha Kobanheegan u ½diso muwaadiniinta

8

BOOQASHADA GURIGA EE KA HORTAGAMuwaadin walbo oo gaaray 75 wuxuu xaq u leeyahay in guriga lagu booqdo, haddiina aad gaartay 80  waxaad xaq u leeyahay in guriga lagugu soo booqdo sanad walbo. Waxaa oo kale booqashada guriga loo soo bandhiga dad khaas ah oo u dhaxeeyo 65 iyo 79. Laakiin bandhiga ma khuseeyo dadka markii hore kamunaha ama dad kale ka helaaye caawimaad

Waxaa laguu soo bandhigi in kaliga qof shaqada kula hadlo ama aad ka qayb qaadato qosho dad badan loo soo bandhigay. Labada wax waxay xooga saaraayan arima ku saabsan nolol maalmeedkaaga, caafimadkaaga.

Waxaad heli doonta warqad markaad gaarto 75, ama hadii loo arko in aad tahay kooxda u baahan ka hortaga iyo booqashada guryaha.

Haddi aad rabto in aad la xariirto kooxda ka hortaga waxaad ka heli karta ciwaanadaan:

[email protected]

Vanløse/Brønshøj/[email protected]

Vesterbro/Kgs. Enghave/[email protected]

Indre By/Ø[email protected]

Nørrebro/[email protected]

Page 9: Kobenheegan dadka waayelka ah - Hordhac — Caafimaadka ... · Buugaan yar waxaad ka heli kartaa guudmar ku saabsan dalabyada iyo fursadaha kamuunaha Kobanheegan u ½diso muwaadiniinta

9

NAADIYADA IYO URURADAKamuunaha kobenheegan waxay dadka uso bandhigaan waxyabo badan oo ka mid ah:

• Muxaadaroyin• Barashada habka kambayuutarka iyo

telefoonka loo isticmaalo• Jimicsiga iyo dhaqdhaqaaqa• Dalxiis• Teaatarka• Heesaha la isla heeso.

Waxaad guud ahaan ka heli karta naadiyaha, ururada iyo xaruumaha waxqabadka kamuunaha www.kk.dk/ aktiv iyo www.aktivaeldreliv.dk

Xog ku saabsan bandhiga xaafimadka iyo dib u diska cafimaadka waxaad ka heli: www.kk.dk/sundhed

DARYEELKA ILKAHAHaddi aad awoodin in aad aadi karin rugta dhaktarka ilkaha, waxaad heli karta in dhaktarka ilkaha uu guriga kugu imaado. Daryeelka ilkaha kamuunaha wuxuu ku qaban karaa:

• Dhaqida ilkaha• Buuxiska kooban ilkaha• Qofka ilka laheyn oo loo toosin qalabka • In qof loo galiyo qalab – qofka aan

ilka laheyn• Daawoyin ka hor tag xanuunka ilka marka

la hagaajinaayo.

Waa ila aad iska bixisa haddi aad rabto in aad xubin ka noqoto, iyo qarashka ku baxo waxa laguu sameeyo.

Waxaa la xiriri karta dadka u qaabilsan – fiiri bogga 14.

Page 10: Kobenheegan dadka waayelka ah - Hordhac — Caafimaadka ... · Buugaan yar waxaad ka heli kartaa guudmar ku saabsan dalabyada iyo fursadaha kamuunaha Kobanheegan u ½diso muwaadiniinta

10

CAAWINAAD ADIGA OO QABO XANUUNKA ILAWSHAHA (DEMENS)Hadii aad dareensatahay calaamooyinka cudurka ilawshaha, ama lagaa helay, waxaad ka heli karta waano iyo hagid meesha xaruunta cudurkaan. Haljaan waxaad ka heli karta xog ku saabsan guri, dad kale cudurka kula qabo.

Xarunta xasuusta iyo tababarka dadka qabo xanuunka ilawshaha wuxuu ku yaala Nørrebro.

Waxay dadka ku caawiyaan: • Noocya badan oo jimicsi ah iyo talooyin ku

aadan dadka cudurka ilawshaha ku cusub, oo wax yar qabsan karo, oona imaan karo xaruunta

• Talooyin iyo waanoyin oo la siin karo dadka xanuunka ku dhacay iyo ehelkood, iyo sidi ay gurigooda u sharixi lahaayeen hab cudurka ku haboon.

Cudurka ilawshaha ma aha cudur da ada la yimaado, lakin waa cudur maskaxda.

Calaamoyinka koowaad ee cudurka ilawshaha (demens) waxaa weeye:• Xasuusta oo daciif noqoto• In qofka ay ku adkaato wixi horay uu uso

qaban jiray• In qofka ay luqada ku adkaato• In qofka u kala garan waayo waqtiga iyo

meesha uu joogo• In qofka u xukunkiisa xumaado.

Wax yaabo kale way jiraan oo calaamoyin u ah cudurkaan.

Waxaad si dheerad ooga akhrisan karta xog ku saabsan xaruunta cudurka ilawshaha: www.rcd.kk.dk

Waxaa kale aad la xiriir karta meelaha kuu dhaw ee dadka laga waaniyo.

Page 11: Kobenheegan dadka waayelka ah - Hordhac — Caafimaadka ... · Buugaan yar waxaad ka heli kartaa guudmar ku saabsan dalabyada iyo fursadaha kamuunaha Kobanheegan u ½diso muwaadiniinta

11

Ka akhriso wax dheerad ah www.demensraadgivning.kk.dk

HALKAAN AYAAD KA HELI XARUMAHA TALOOYINKA

AmagerDemenscenter Højdevang SognLa taliyaha cudurka ilawshahaTelefoon: 2492 [email protected]

Vanløse/Brønshøj/HusumDemenscenter PilehusetLa taliyaha cudurka ilawshahaTelefoon: 5171 [email protected]

Vesterbro/Kgs. Enghave/ValbyDemenscenter Aalholm-hjemmetLa taliyaha cudurka ilawshaha Telefoon: 2452 [email protected]

Indre By/ØsterbroDemenscenter FælledgårdenLa taliyaha cudurka ilawshahaTelefoon: 2688 [email protected]

Nørrebro/BispebjergDemenscenter KlarahusLa taliyaha cudurka ilawshahaTelefoon: 2630 [email protected]

Page 12: Kobenheegan dadka waayelka ah - Hordhac — Caafimaadka ... · Buugaan yar waxaad ka heli kartaa guudmar ku saabsan dalabyada iyo fursadaha kamuunaha Kobanheegan u ½diso muwaadiniinta

12

GURIGAAGU MA KU HABOON YAHAY BAAHIDADA?

Waxaad xaq u leedahay in aad u guurto guri, sidi adiga kugu haboon loo sharxo. Halkaan waxaad ka akri karta kamuunaha guryaha ay waayelka u so bandhigaan:

GURYAHA WAAYEELKA• Waxaad codsan karta guryaha dadka waayelka

hadii guriga hada aad dagantahay kugu habooneen, oona ku anfaceynin

• Fursoyinka lagu helo guryaha waayelka waxay la mid yihin kuwa guryaha caadiga ah.

GURYAHA XANAANADA• Waxaad codsan karta guri lagugu xanaaniyo

hadii ay kugu adagtahay wax qabatka maalmo nooledka. Guryaha xanaanada waxaa jooga saacad walbo shaqaale ku kaalmeeyo

• Markaad degantahay guryaha xanaanada waxaad sameysan karta qol gooni aad leedahay, oo kuu yaalaan kursiyahaga iyo alaabtaada

• Waxaad marti qaadi karta saaxiibada iyo dadka aad wax isku tihin, sida aad guri caadi u samayn jirtay

• Waxaad fursad u leede in aad ka qayb qaadato wax yaaIaha laga sameeyo xanaanada, iyo aad la sheekeysato dadka kale kula d a ah meesha degan.

GUURITAAN KU MEEL GAAR AH• Waxaad u guuri karta xanaano ku meel gaar ah

hadii baahi dagdeg ah ku soo gasho, adna wax qabsan karin- adna laheyn ehel ku caawiyo.

Halkaan ayaad ka akhrisan karta noocyaha guryaha waayelka: www.boligertilaeldre.kk.dk

Waxaa kale aad ka arki karta waqtiga la sugo guryaha, guryaha sida ay u egyihin, iyo guryaha kala duwaan ee daryeelka magaalada kobenheegan.

Page 13: Kobenheegan dadka waayelka ah - Hordhac — Caafimaadka ... · Buugaan yar waxaad ka heli kartaa guudmar ku saabsan dalabyada iyo fursadaha kamuunaha Kobanheegan u ½diso muwaadiniinta

13

DARYEELKA IYO TAAGERKA EHELKAKamuunaha kobeenheegan waxay qofka ehelka u ah qofka waayelka u soo bandhigaan waxyaala badan, oo ka mid ah, hadii aad u baahantahay waano, caawinaad dheerad ah iyo wax la mid ah.

• Qofka ehelka ah wuxuu fursad u leeyahay in in lala talooyin u ka helo meesha xaruunta dadka ilawsha ku dhacde

• Hadii aad tahay ehelka qof ku dhacay cudurka kansarka waxaad isticmaali karta xaruunta kansanrka iyo caafimadka, oo kuu soo bandhigi wadahadalo ku saabsan nolol maalmeedkiina, adiga iyo ehelka ba

• Waxaa kale kamuunaha bixiyaa koorsoyin kaa caawin sidi aad u xakameyn laheyd ehelkaaga xanuunsan.

Kala xirir dadka ku saabsan bogga 14.

Page 14: Kobenheegan dadka waayelka ah - Hordhac — Caafimaadka ... · Buugaan yar waxaad ka heli kartaa guudmar ku saabsan dalabyada iyo fursadaha kamuunaha Kobanheegan u ½diso muwaadiniinta

14

SIDEEN KAALMO U CODSADAA?

Kamuunaha kobenheegan wuxuu ka qaybsanyahay 5 meelo deegan. Hadii aad rabto kaalmo la xirir 5 meelo midkood. Goobaha ma tagi karti, lakiin telefon ayaad kala hadli karta.

La xirir: 33663366, her skal du bede om at Waxaana laguu gudbin qolada quseyso. Waxaad soo wici karta wwaqtiga 8.00 -15.30.

Email na waad u soo diri karta goobahaha kuu dhaw:

Lokal visitation på Amager [email protected]

Lokal visitation i Indre By og Østerbro [email protected]

Lokal visitation på Vesterbro, Kgs. Enghave og Valby [email protected]

Lokal visitation på Bispebjerg - Nørrebro [email protected]

Lokal visitation i Vanløse, Brønshøj og Husum [email protected]

Page 15: Kobenheegan dadka waayelka ah - Hordhac — Caafimaadka ... · Buugaan yar waxaad ka heli kartaa guudmar ku saabsan dalabyada iyo fursadaha kamuunaha Kobanheegan u ½diso muwaadiniinta

15

TALOOYINKA DADKA WAAWEYN

TALOOYINKA DADKA WAAWEYNHayada red karooska waxay dadku waaweyn u fidiyaan waanooyin, ku saabsan dhaqaalaha, wax qabatka iyo dhaqdhaqaqa, iyo dhaqdhaqaaq dadka waaweyn, iyo xog ku saabsan sidi aad u heli laheyd caawinaad.

Waxaad kala xiriri karta: 69157157.

BOOSTADA DIGITAALKA

Laga bilaabo 1 novembar 2014 ayaa qof walbo oo aan codsan in laga daayo boostada digitaalka, heli doona warqad walbo oo ka timaado maamulada dowlada iyo deeganka

Hadii aad rabto in aad weydisato in laga daayo boostada digitaalka, la xiriir xafiiska kamuunaha. Firi bogga 18-19, waxaad nak a akhrisan karta sharuudada lagaa rabo in aad buuxiso haddi aad rabto in laga daayo boostada digitaalka www.borger.dk

Waxaad ka akhrisan karta wax walbo ku saabsan boostada digitaalka iyo IT ga (kombuyuutarada wax ku saabsan), Nem Id: www.kk.dk/seniorit.

Page 16: Kobenheegan dadka waayelka ah - Hordhac — Caafimaadka ... · Buugaan yar waxaad ka heli kartaa guudmar ku saabsan dalabyada iyo fursadaha kamuunaha Kobanheegan u ½diso muwaadiniinta

BANDHIGA DHEQDHAQA AQA16

MACLUUMAD WAX KU OOL AH

Bandhiga/kaalmooyinka Sidaan ayaad u codsan kartaa

Gaadidka dadka naafada

Hadiin aad naafo tahay, ama aad qabtid cudurka ilawshaha, ama cudur maskaxda oo shaqo kaa soo garte, oo adna gaadiidka caadiga qaadan karin, waxaad codsan karta gaadidka dadka naafada, waxaad la xiriirta xafiiska kamuunaha ee kuu dhaw – fiiri bogga 14.

Kaalmo la siiyo dadka caawiyo ehelkood oo sakaraad ah

Hadii aad rabto in aad codsato kaalmadan la xiriir xafiiska kamuunaha kuu dhaw.

Daryeelka ehelka Hadii aad rabto in aad codsato kaalmadan la xiriir xafiiska kamuunaha kuu dhaw.

Lacagta la sii dhibo markaad guri hesho, ama aad guri cusub u guurto (Deboositum)

Hadii aad rabto in aad lacagtaan codsato la xiriir xafiiska kamuunaha 366 3366.Waxaa kale aad xog ka raadsan karta borger.dk

Lacagt kaalmada kirada guriga

Hadii aad rabto in aad codsato kaalmadan la xiriir Udbetaling Danmark på 7012 8063.Waxaa kale aad xog ka raadsan karta borger.dk

Lacag dheerad - shaqsiyan

Hadii aad tahay howlgab (folkepensionist) waxaad codsan karta lacag dheerad, hadii lacagta lagu siiyo ay kugu filneen. Waxaad la xiriir karta Xafiiska kamuunaha 3366 3366.

Lacag dheerad –caafimaadka

Haddi aad tahay howlgab (folkepensionist) waxaad codsan karta lacag dheerad oo aad ku iibsan karto daawoyin, haddi lacagta aad qaadato kugu filneen. Haddi aad dooneyso waxaa laga raba marka hore kaarkaaga caafimaadka. Waxaad ka dalban karta 3366 3366.

Page 17: Kobenheegan dadka waayelka ah - Hordhac — Caafimaadka ... · Buugaan yar waxaad ka heli kartaa guudmar ku saabsan dalabyada iyo fursadaha kamuunaha Kobanheegan u ½diso muwaadiniinta

17

Page 18: Kobenheegan dadka waayelka ah - Hordhac — Caafimaadka ... · Buugaan yar waxaad ka heli kartaa guudmar ku saabsan dalabyada iyo fursadaha kamuunaha Kobanheegan u ½diso muwaadiniinta

18

KA HEL KAALMO XAFIISKA KAMUUNAHAISKAA WAX U QABSO WWW.KK.DK Rugta internetka ee kobenheegan kamuun waxaad fursad u leed in aad ka dalbato kaalmo walbo kamuunaha bixiyo. Waxa kale aad ka akhrisan karta sharuudooyinka lagu bixiyo kaalmoyinka, iyo kamuunaha umada waxa u u soo bandhigo.

WEYDI DADKA JOOGO XAFIISKA KAMUUNAHA (BORGERSERVICE) Hadii aad shaki qabto: • Hadii aad shaki ka qabto qolada aad la xiriir

laheyd, iyo meelaha aad xog ka raadsan laheydEr i tvivl om, hvor du skal henvende dig, og hvem du skal tale med

• Iyo xog ku saabsan www.kk.dk.

Waad wici karta kamuunaha kobenheegan på 33 66 33 66.

Waxaad wici karta waqtiga u dhaxeeyo 8.00-21.00 isniinta-khamiista iyo jimcaha saacada. 8.00-18.00.

Page 19: Kobenheegan dadka waayelka ah - Hordhac — Caafimaadka ... · Buugaan yar waxaad ka heli kartaa guudmar ku saabsan dalabyada iyo fursadaha kamuunaha Kobanheegan u ½diso muwaadiniinta

19

KA HEL WAANOYIN SHAQSIYAN MAGAALADA KOBENHEEGAN GUDAHEEDA Xafiiska kamuunaha ku dhex yaalo magaalada gudaheeda waxaad ka heli karta waanoyin ku saabsan lacagta kamuunha bixiyo iyo wax la mid ah. Halkaani waad imaan karta. Xasuuso in aad soo qaadato Nem ID gaada iyo wax cadeyn in adig aad tahay qofka yimid.

Xafiiska kamuunha magaalada gudaheeda wuxuu ku yaalaNyropsgade 71602 København VIsniin-arbaca10-17, khamiis 9-18, jimca. 10-15

XAFIISKA KAMUUNAHA OO KU YAALO MAKTABADA Waxaad fursad u leedahay inaad imaado maktabooyin ku dhex yaalan in aad ka hesho xafiiska kamuunaha – ayna joogan shaqaalaha kamuunha maktabada. Halkani waxaa lagaa caawin kara:

• Baasboor• Leesenka ( aan ka aheyn dadka ku noqonaayo

leeenka iyo badalshado leesen wadan kale) • ID kard• Dalabka hoos u dhiga lacagta TV ga (DR ) • Deeq waxbarasho• Dhaafitaanka boostaa digitaalak• Caawinad sidi aad u gali laheyd bogyaha

interntka, si aad oola socoto arimahaag• In laguu sameeyo NemID• Caawinaad sidi aad isku registar gareen laheyd

markaad guurto, magac qarin, iyo adress qarin, iyo sidi aad kaalmo taransboort u hesho

• Kaarka caafimaadka• Dalabka deeqa dheeradka ah ee caafimadka.

Page 20: Kobenheegan dadka waayelka ah - Hordhac — Caafimaadka ... · Buugaan yar waxaad ka heli kartaa guudmar ku saabsan dalabyada iyo fursadaha kamuunaha Kobanheegan u ½diso muwaadiniinta

XAFIISKA KAMUUNHA EE KU YAALO MAKTABOOYINKA MAKTABOYIINKA – ADREESKA IYO WAQTIGA LA FURO

Bibliotek RentemestervejRentemestervej 762400 København NV

Iniin-jimce 10-16Sabti-axad La xiray

HovedbiblioteketKrystalgade 151172 København K

Isnin-arbaca 11-17Khamiis 11-18Jimce 11-17Sabti 11-15Axad La xiray

Valby BibliotekAnnexstræde 22500 Valby

Isnin-arbaca 11-17Jimce 11-16Sabti 11-14Axad La xiray

Brønshøj BibliotekKrabbesholmvej 32700 Brønshøj

Iniin-jimce 12-16Sabti-axad La xiray

Sundby Bibliotek

Jemtelandsgade 32300 København S

Iniin-jimce 10-16Sabti-axad La xiray

Kulturstation Vanløse

Jernbane Allé 382720 Vanløse

Iniin-jimce 11-17Sabti 10-14Axad La xiray

Øbro Jagtvej BibliotekJagtvej 2272100 København Ø

Iniin-jimce 11-17Sabti-axad La xiray

20

Page 21: Kobenheegan dadka waayelka ah - Hordhac — Caafimaadka ... · Buugaan yar waxaad ka heli kartaa guudmar ku saabsan dalabyada iyo fursadaha kamuunaha Kobanheegan u ½diso muwaadiniinta

21

Page 22: Kobenheegan dadka waayelka ah - Hordhac — Caafimaadka ... · Buugaan yar waxaad ka heli kartaa guudmar ku saabsan dalabyada iyo fursadaha kamuunaha Kobanheegan u ½diso muwaadiniinta
Page 23: Kobenheegan dadka waayelka ah - Hordhac — Caafimaadka ... · Buugaan yar waxaad ka heli kartaa guudmar ku saabsan dalabyada iyo fursadaha kamuunaha Kobanheegan u ½diso muwaadiniinta
Page 24: Kobenheegan dadka waayelka ah - Hordhac — Caafimaadka ... · Buugaan yar waxaad ka heli kartaa guudmar ku saabsan dalabyada iyo fursadaha kamuunaha Kobanheegan u ½diso muwaadiniinta

KØBENHAVNS KOMMUNE Sundheds- og OmsorgsforvaltningenSjællandsgade 402200 København NTelefon: 33 66 33 66E-mail: [email protected]