4
CAPSTONE DOOKHA TAYADA MANSABKA FASALKA SANADKA 2021 IYO WIXII KASII DANBEEYA SHARUUDAHA QALIN JABINTA

CAPSTONE DOOKHA FASALKA SANADKA 2021 IYO WIXII KASII … · WAXAAD HELAYSAA YOOLAL QEEXAN marka kbaad ee aad bilaabayso dhisida mansabkaaga shaqada. Halkaas laga bilaabo, waxaad kudadaalaysaa

  • Upload
    others

  • View
    0

  • Download
    0

Embed Size (px)

Citation preview

Page 1: CAPSTONE DOOKHA FASALKA SANADKA 2021 IYO WIXII KASII … · WAXAAD HELAYSAA YOOLAL QEEXAN marka kbaad ee aad bilaabayso dhisida mansabkaaga shaqada. Halkaas laga bilaabo, waxaad kudadaalaysaa

CAPSTONE DOOKHA TAYADA MANSABKAFA

SALK

A SA

NAD

KA 2

021

IYO

WIX

II KA

SII D

ANBE

EYA

SHAR

UUDA

HA Q

ALIN

JAB

INTA

Page 2: CAPSTONE DOOKHA FASALKA SANADKA 2021 IYO WIXII KASII … · WAXAAD HELAYSAA YOOLAL QEEXAN marka kbaad ee aad bilaabayso dhisida mansabkaaga shaqada. Halkaas laga bilaabo, waxaad kudadaalaysaa

1. DHAMAYSTIR ICAP KAAGA Ma ogtahay qorshaha mustaqbalkaaga ee aad kalashaqaynaysay macalimiinta iyo wakiilada dugsiga? Waxaad sii waydaysaa inaad dhamaystirto aadna isticmaasho Qorshahaagaan Shaqsiga ah ee Xirfad barashada iyo Aqoonta (ICAP) kaasoo noqonaaya tubtaada inta aad dugsiga sare kujirto oo dhan, wuxuuna kuunoqonayaa tusmada aad kuxaqiijinayso kaguul gaarida yoolalkaaga kuleejka iyo xirfadaha shaqada.

3. AAD BUUXISO SHURUUDAHA KARTIDA Inaad mujiso inaad karti uleedahay udiyaar garoowga kuleejka iyo barashada xirfadaha waxay kadhigantahay inaad awoodo muujinta inaad baratay xirfado iyo fikrado, aadna diyaar utahay inaad aduunyada kla jaanqaado. Kaliya mafahmaysid fikrad ama xirfad, ee waxaad sidoo kale awoodaa inaad wax kadhaliso aqoontaad baratay, aadna xataa kalsooni kuqabto inaad dadka kale usharaxdo.

2. INAAD DHAMAYSO 24 KAMID AH CASHARADA KOORSADA EE LA OGOLYAHAY 4 maado oo afka Ingiriirisiga ah

4 maado oo xisaab ah

3 maado oo saynis ah

3 maado oo cilimiga bulshada ah

1 maado oo cilmiga jirka ah

1 maado oo farshaxanka ah ama Waxbarashada aad uqalanto ee Xirfadaha Farsamada ah (CTE)

8 maado oo ah koorsooyinka ladoortay

CAPSTONE waa qaabab badan ood kumuujin karto kartida aad uleedahay marinkaaga qalinjabinta, waa dookh ufuran arday kasta.

Waxaa suuragal ah inaad hadda maqashay, ina jiraan sharuudaha Qalin jabinta oo cusub kuwaasoo kubilaabanaaya fasalkeena 2021, kuwaasoo loogu talagalay in lagu diyaarsho dhamaan ardayda udiyaar garoobaysa kuleejka iyo marinkda xirfad barashada. Sadexda shuruudood ayaa ah:

Page 3: CAPSTONE DOOKHA FASALKA SANADKA 2021 IYO WIXII KASII … · WAXAAD HELAYSAA YOOLAL QEEXAN marka kbaad ee aad bilaabayso dhisida mansabkaaga shaqada. Halkaas laga bilaabo, waxaad kudadaalaysaa

Yeelashada fikir saliim ah

Xalinta caqabadaha kusoo waajaha

Xariir xoog badan

Habdhaqanada goobta shaqada, sida qaabka loogu dhaqmo amarada

Lasocoshada kobacaaga iyo dhaqan galinta waxyaabaha muhimka ah ee aad baratay

Shaqo dhamaystiran ood lawadaagto kuleejyada

Adoo xirfadahaas hadda kafaaiidaysanaaya, waxaad diyaar unoqonaysaa inaad guul kagaarto jiho kasta ood mustaqbalka doorato — haday jihadaasi tahay shaqo aad biloowdo qali jabinta kadib, tababar dheeraad ah ood ugasho shahaadooyinka xirfado warshadeed ama hadaad aadayso kuleejka.

Waa maxay Capstone?Markaad haysato dookha Capstone, ardaydu waxay dhisayaan mansabka shaqada inay dhiganayaan dugsiga sare oo dhan si ay umuujiyaan waxay barteen iyo sida ay saamaynta ugu leedahay nolosha dhabta ah. Waxay usahaysaa ardayda iyo macalimiinta inay lasocdaan hormar ay sameeyaan intii mudo ah, ardayduna helaan jawaab qiimo leh oo ku aadan shaqdooda markay mansabkooda dhisaan.

Maxaa kadhigaya nidaamk Capstone mid qaas ah?Capstone adiga, oo ah ardayga, ayay kucaawinaysaa — taasoo macnaheedu yahay waxaa lagaa caawinayaa inaad fahanto xirfadaha ay thay inaad sifiican ubarato adoo gacanta kudhigaaya aqoontaada. Markasta ood kuleej kubiirto ama shaqo doonato, waxaa lagaa dalbanayaa inaad cadayso waxaad taqaano, Capstone na waa qaabka ugu fiican ee aad kudiyaar garoobi karto.

Si kaduwan qaababka lagu qiimeeyo kartida ardayda, Capstone maaha imtaxaan lagaa qaadaayo. aabkaan markaad raacdo, Capstone waxay kuu abuuraysaa fursad aad ku aragto guulaha aad gaarty iyo meelaha ay tahay inaad hormarka kasamayso xiliga kuhaboon. Markaad raacdo Capstone, waxaad taqaanaa heerkaad joogto, waxaana lagu siinayaa alaadaha aad ubaahantahay si aad ugaarto meeshaad higsanayso.

ADOO RAACAAYA NIDAAMKA CAPSTONE, WAXAA

LAGUGU CADAADINAYAA INAAD BARATO XIRFADO

TAYO LEH, SIDA:

Page 4: CAPSTONE DOOKHA FASALKA SANADKA 2021 IYO WIXII KASII … · WAXAAD HELAYSAA YOOLAL QEEXAN marka kbaad ee aad bilaabayso dhisida mansabkaaga shaqada. Halkaas laga bilaabo, waxaad kudadaalaysaa

Yaa iga caawinaaya lasocoshada hormarka aan sameeyo? Hadaad go'aansato in Capstone ku kusoo aadan yahay xiligaaga, shaqaalaha dugsigaaga ayaa kaacaawinaaya lasocoshada waxa lagaa doonaayo, kuna siinaaya tilmaanta iyo falcelinta intaad hawsha kujirto. Macluumaad badan kaqaado adoo wacaaya macalimiintaada iyo akiilada dugsiga.

Maxaan ubaahnahay si aan udhamaystiro Capstone?

WAXAAD HELAYSAA YOOLAL QEEXAN marka kbaad ee aad bilaabayso dhisida mansabkaaga shaqada. Halkaas laga bilaabo, waxaad kudadaalaysaa buuxinta himilooyin gaar ah.

KEEN TUSAALAYAASHA (AMA CADAYNTA): yadoo lagalinaayo kaydka mansabyada oo oonleen ah, cadaymaha waxaad kudhamaystiri kartaa qaab layliyo fasalka lagugu siiyo ah ama barnaamijyada CareerConnect (XirfadAbuurka) iyo tababarada shaqada.

BUUXINTA HIMILOOYINKA SHAQADA: Si lamid ah qiimaynta shaqada, macalinkaaga ayaa imtaxaan marinaaya cadaymahaaga sagoo shuruudo uraacaaya.

CADAYMAHA INGIRIISIGA• Qoraalka dooda ah• Qoraalka macluumaad bixinta ah

CADAYMAHA XISAABTA• Kashaqaynta su'aalaha*• Naqshadaynta*• Shaqooyinka*• Cabirada sawirada iskuxiran

(geometry)• Proofs (timxoole)• Naqshadaha jiyoomatariga

*Waa inaad buuxisaa himilooyinka hormarka dhanka heerka buundada. **Isbadalo iyo gcansiin ayaa diyaar ah si laguu taageero. Waydii dugsigaaga wixii shuruudo gaar ah.

Shuruudaha**

CADAYMAHA XIRFADAHA• Dhamaystirka Koorsada

CareerConnect• Shahaadooyinka Warshadaha• Soobandhigada Waxaad baratay• Khibradaha Waxbarashada ee

Shaqada Laxariira• Staamaha Xirfadlayaasha Da'da yar