45
Qaabka ugu wanaagsan ee lagu wanaajin karo si loo helo natiijo wax ku ool ah oo sameyn weyn ku yeelata waxbarashada dhammaan ardayda dhigata dugsigaaga Fahamka Qorshaha Guud ee Degmada 2019-2022

Fahamka Qorshaha Guud Qaabka ugu wanaagsan ee Degmada … · 2019-05-02 · Soo Bandhiga kooban 1. Waa maxay sababta aan ugu baahanahay Fahamka Qorshaha guud ee Degmada? 2. Waa maxay

  • Upload
    others

  • View
    18

  • Download
    0

Embed Size (px)

Citation preview

Page 1: Fahamka Qorshaha Guud Qaabka ugu wanaagsan ee Degmada … · 2019-05-02 · Soo Bandhiga kooban 1. Waa maxay sababta aan ugu baahanahay Fahamka Qorshaha guud ee Degmada? 2. Waa maxay

Qaabka ugu wanaagsanee lagu wanaajin karo siloo helo natiijo wax kuool ah oo sameyn weynku yeelatawaxbarashadadhammaan ardaydadhigata dugsigaaga

Fahamka Qorshaha Guudee Degmada

2019-2022

Page 2: Fahamka Qorshaha Guud Qaabka ugu wanaagsan ee Degmada … · 2019-05-02 · Soo Bandhiga kooban 1. Waa maxay sababta aan ugu baahanahay Fahamka Qorshaha guud ee Degmada? 2. Waa maxay

Soo Bandhiga kooban

1. Waa maxay sababta aan ugu baahanahay Fahamka Qorshaha guud ee

Degmada?

2. Waa maxay Fahamka Qorshaha Guud ee Degmada?

3. Sidee ayey Qorshaha Guud ee Degmada u saameysaa dugsiyadeena?

4. Sideebaa iyo goorma ayaa hirgalidoonaan Qorshaha Guud ee Degmada?

5. Wixii su’aalo ah?

2

Page 3: Fahamka Qorshaha Guud Qaabka ugu wanaagsan ee Degmada … · 2019-05-02 · Soo Bandhiga kooban 1. Waa maxay sababta aan ugu baahanahay Fahamka Qorshaha guud ee Degmada? 2. Waa maxay

Waa maxay sababta aan ugubaahanahay Fahanka Qorshaha

Guud ee degmada?

3

Page 4: Fahamka Qorshaha Guud Qaabka ugu wanaagsan ee Degmada … · 2019-05-02 · Soo Bandhiga kooban 1. Waa maxay sababta aan ugu baahanahay Fahamka Qorshaha guud ee Degmada? 2. Waa maxay

Guudmarka Degmada

• Dugsiyada Dadweynaha Minneapolis, wali si siman uguma adeegayaan

dhammaan ardayda; marka loo eego natiijooyinka kala duwan ee waxbarashada

taas oo xiiriir la leh jinsiyada iyo dakhliga dhaqaale

• Diiwaangalinta ardayda oo hoos u dhacday

• Qaar ka mid ah waxay sheegeen inuu wal wal ka jiro soo dhaweeyn la’aan jawi

iyo xagga dhaqamada dugsiyadeena

• Dhammaan adeegyada iyo barnaamijyada dugsiyada dadweynaha Minneapoli

waxaa lagu qiimeeyaa in ay yihiin qeyb ka mid ah qorsheyta istiraatiijiyadaha

4 Key Learning from assessment Phase

Page 5: Fahamka Qorshaha Guud Qaabka ugu wanaagsan ee Degmada … · 2019-05-02 · Soo Bandhiga kooban 1. Waa maxay sababta aan ugu baahanahay Fahamka Qorshaha guud ee Degmada? 2. Waa maxay

Natiijooyinka QiimeyntaHoos u Dhaca Diiwaangalinta

• Waxaa saameyn wen ku yeeshay dugsiyada dadweynaha minneapolistartanka ay kula jiraan

(charter schools) iyo dugsiyada degmooyinka kale

• Waxaa saameynta weyn ku yeelatay dugsiyada degmada magaalada Minneapolis oo

dhalmadii ku yaraatay

• Walaaca iyo wal walka laga qabo nabadgalyada, deegaanka waxbarasho iyo qibrada ama

waayo aragnimada waxarashada

• Hoos u dhac weyn ee ka jira waqooyiga Minneapolis oo ka badan kan kan koonfurta

Minneapolis

Dhismeyaasha\iyo Xarumaha MPS

• Isticmaalka dhismaha dugsiyada koonfurta Minneapolis ayaa ka sareeya kan waqooyiga Minneapolis

• Gaadiidka waxuu sameeyaa xulashada dugsiga, in ka badan barnaamijka dugsiga

• Goobaha dhismayaasha ay ku yaalaan iyo baaxadooda Ayaan u dhigmid qiyaasta ardayda

5 Key Learning from assessment Phase

Page 6: Fahamka Qorshaha Guud Qaabka ugu wanaagsan ee Degmada … · 2019-05-02 · Soo Bandhiga kooban 1. Waa maxay sababta aan ugu baahanahay Fahamka Qorshaha guud ee Degmada? 2. Waa maxay

Arrimaha Dheereedka ah

• Dugsiyada Dadweynaha Minneapolis (MPS) ayaa sanadihii ugu danbeeyey

arruuriyey barnaamijyo, mana loo qorsheynin si ula kac ah barnaamijyadaas

• Maalgalinta dugsiyada dadweynaha Minneapolis ma taageeraan barnaamijyada

hada jira

• Dugsiyada dadweynaha Minneapolis ma siin karaan qofkasta waxuu rabo. Dib u

habeyntaan ayaa badali doona wax walba oo malo ah, ama laga aaminsanaa,

qaababka dugsiyada

6 Key Learning from assessment Phase

Page 7: Fahamka Qorshaha Guud Qaabka ugu wanaagsan ee Degmada … · 2019-05-02 · Soo Bandhiga kooban 1. Waa maxay sababta aan ugu baahanahay Fahamka Qorshaha guud ee Degmada? 2. Waa maxay

Waa Maxay Fahanka Qorshaha Guud ee Degmada?

7

Page 8: Fahamka Qorshaha Guud Qaabka ugu wanaagsan ee Degmada … · 2019-05-02 · Soo Bandhiga kooban 1. Waa maxay sababta aan ugu baahanahay Fahamka Qorshaha guud ee Degmada? 2. Waa maxay

Dugsiyada Dadweynaha Minneapolis FahamkaQorshaha Guud ee Degmada

Meelaha Diirada La saarayo

1. Waa in laHagaajiyaa horumarinta Waxbarashada dhammaan ardayda

2. Helida Maalgalin joogto ah iyo kordhinta diiwaangalinta ardayda

3. Barnaamijyo loo sinnaan yahay iyo doorashooyin

8 Elements of the Comprehensive District Design

Page 9: Fahamka Qorshaha Guud Qaabka ugu wanaagsan ee Degmada … · 2019-05-02 · Soo Bandhiga kooban 1. Waa maxay sababta aan ugu baahanahay Fahamka Qorshaha guud ee Degmada? 2. Waa maxay

Hagaajiinta Waxbarashada iyoka aflaxida

9

Page 10: Fahamka Qorshaha Guud Qaabka ugu wanaagsan ee Degmada … · 2019-05-02 · Soo Bandhiga kooban 1. Waa maxay sababta aan ugu baahanahay Fahamka Qorshaha guud ee Degmada? 2. Waa maxay

Hadafka Ujeedada Waxbarashada MPS

Ardayda MPS waxay ku qalin jabin doonaan waxbarasho si wanaagsan loo

qaabeeyey iyada oo aan loo eegaynin nambarka boostada ee xaafadahooda

Waa in loo diyaariyaa koorsooyinka waxbarashada PreK-12 oo taageeraaya

hadafka ujeedada himilooyinkaan

• Barnaamijyada waxbarashada ayaa noqon doona kuwo u qalma dhammaan

ardayda dhaqamada kala duwan

• Dhammaan qowmiyadaha ardayda ay ka soo jeedaan, dakhliga soo gala iyo

xaafada ay dagan yihiin waxaa la siin doonaa waxbarashada tayo sare leh oo

loo siman yahay.

• Ardayda iyo qoysaskooda waxay ka dareemi doonaan goob ammaan, soo

dhaweyn iyo ixtiraam dhammaan dugsiyada dadweynaha Minneapolis

10 Improved Academic Achievement

Page 11: Fahamka Qorshaha Guud Qaabka ugu wanaagsan ee Degmada … · 2019-05-02 · Soo Bandhiga kooban 1. Waa maxay sababta aan ugu baahanahay Fahamka Qorshaha guud ee Degmada? 2. Waa maxay

Qaabka Dugsiyada Dadweynaha Minneapolis Wax u Bari Doonnaan

Dhammaan Dugsiyada ku Yaala Degmada oo Dhan Waxay Bixin doonaan:

• Barnaamijyo kala duwan oo daboolaya baahida ardaydu qabaan

• Adeegyada waxbarashada gaarka ah oo ku wajahan heererka dabeecadaha 1-3

• Tacliinta heerka sare heererka I - III

• Barashada tilmaamaha dareenka bulshada, iyo barashada /xirfad nololeedka, oo

lagu daraayo maadooyinka kale

• Fursadaha waxbarashada shaqsiyadeed

11 Improved Academic Achievement

Page 12: Fahamka Qorshaha Guud Qaabka ugu wanaagsan ee Degmada … · 2019-05-02 · Soo Bandhiga kooban 1. Waa maxay sababta aan ugu baahanahay Fahamka Qorshaha guud ee Degmada? 2. Waa maxay

Xeeladaha Waxbarashada

Dugsiyada Dadweynaha Minneapolis waxay taageeri doonaan Horumarintaxeeladaha waxbarashada ee kor u qaadaya:

• Aasaaska waxbarashada ardayda dusiyada hoose

• Inla dhiso aragti hal abuur leh, fikradaha qoto dheer, helida dar dargalintawabarashada iyo barashada muusikada dugsiga galinkiisa danbe

• Shaqada koorsooyinka adag ee ardayda fasalada dugsiga dhexe

• In la dhidso xirfado aassaasiga ah, iyada oo loo sii wadaayo helida dar-dargalintawaxbarashada iyo ugu yaraan barashada hal luuqad oo luuqada qalaad ah

• Fursadaha loolanka ee loogu talo galay ardayda dugsiyada sare

• Barasho u dhiganta waxbarashada fasalada adag, fasalo macno weyn u leh fasalkaay qiyaarka u doortaan, iyo helinaanka xirfadaha sahminta farsamada iyo tiknoolajiyada, barnaamijka ka qaadashada fasalada jaamacada PSEO iyo dar-dargalinta waxbarashada.

12

Page 13: Fahamka Qorshaha Guud Qaabka ugu wanaagsan ee Degmada … · 2019-05-02 · Soo Bandhiga kooban 1. Waa maxay sababta aan ugu baahanahay Fahamka Qorshaha guud ee Degmada? 2. Waa maxay

Xeeladaha Waxbarashada

Maalgalin qoto dheer iyo ballaarinta barnaamijyada wax ku oolka ah (K-12)

• In la siiwado saarida diirada afarta mabaadii oo kala ah: Nidaamka QoristaAkhriska, MTSS, waxbarashada dareenka bulshada (ELS )iyo sinaanta

• In la balaariyo si joogto ah barnaamijyada barnaamijyada luuqada qalaadahaqalaad

• In la fuliyo dib u loo soo celiyo ku dhaqanka nidaamka -guud

• In la ballariyo barashada daraasaadka qowmiyadaha laguna dhigo dugsiyada sare

• In la sahmiyo mashruucyada ku saabsan waxbarashadafku was oo loo xusashayfasalada 9aad fasalada curinta ingriiska ELA

• In la bilaabo barnaamijka CTE laguna sameeyo dib u habeynta laguna fidiyodhammaan dugsiyada sare

13

Page 14: Fahamka Qorshaha Guud Qaabka ugu wanaagsan ee Degmada … · 2019-05-02 · Soo Bandhiga kooban 1. Waa maxay sababta aan ugu baahanahay Fahamka Qorshaha guud ee Degmada? 2. Waa maxay

Xeeladaha Waxbarashada

Barnaamijyo cusub oo tijaabo ah; oo diirada saaraya ardayda ay waxbarashadoodu kala duwan tahay

• In la sahmiyo waxbarashada ku dhisan tiknoolajiyada oo loogu talo galaydugsiyada dhexe ( sida, pilot at Franklin, Olson, Northeast and Sanford)

• Fasalada K-2 barashada aqrinta iyo qoraalka oo loogu tala galay ardayda African American and American Indian ardaydaas oo ku liita aqrinta

• In la bilaabo barnaamijka American Indian Achievement Initiative cohort oo lagufulin doono dugsiyada (Anishinabe, Northeast, Sanford, South and Edison)

• In la sahmiyo sii loola sshirkoobi lahaa hayada Children’s Defense Fund si looguhagaajiyo barnaamijka pilot Freedom dugsiga barnaamijkaas oo si buuxda u hirgalaaya sanad dugsiyeedka laguna bilaabi doono dugsiyada (pilot at a Northside elementary)

14

Page 15: Fahamka Qorshaha Guud Qaabka ugu wanaagsan ee Degmada … · 2019-05-02 · Soo Bandhiga kooban 1. Waa maxay sababta aan ugu baahanahay Fahamka Qorshaha guud ee Degmada? 2. Waa maxay

Miisaaniyad Joogto ah iyo Koru Qaadidta Diiwaangalinta

15

Page 16: Fahamka Qorshaha Guud Qaabka ugu wanaagsan ee Degmada … · 2019-05-02 · Soo Bandhiga kooban 1. Waa maxay sababta aan ugu baahanahay Fahamka Qorshaha guud ee Degmada? 2. Waa maxay

Joogteynta & Saadaalin la isku haleyn karo

• Dugsiyada dadweynaha Minneapolis waxay sii wadi doonaan inay sii kordinyaan kartida

howshooada; iyo inay sii wadaan mabda’a dhaqanka maaliyadeed

• In la bilaabo shaqaale la saadaalin karo si qoysasku u ogaadaan jagooyinka laga filaayo

dugsi kastao

• Sanadka u horeeya waxaa ka mid ah shaqaaleynta kal kaaliyaha caafimaadka,la

taliyaha tacliinta,taageerayaal waxbarashada iyo jagooyin kale.

• In la Abuurida barnaamijyo tayo sare leh, iyo barnaamijyo la xiriira dhaqamada ku si loo

soo jiito kooxaha ka baxaaya dugsiyada minepolis oo tiradoodu sareyso

In la Taageero macaamiisha degmada oo dhan iyada oo la bixinaayo tababara loo yaqaano

cultural humility si loo xoojiyo soo dhaweynyta jawiga dugsiyada

Miisaaniyada mustaqbalka waxaa la waafajinayaa baahida si loo gaaro hadafka qorshaha

degmada16 Sustainability and Increased Market Share

Page 17: Fahamka Qorshaha Guud Qaabka ugu wanaagsan ee Degmada … · 2019-05-02 · Soo Bandhiga kooban 1. Waa maxay sababta aan ugu baahanahay Fahamka Qorshaha guud ee Degmada? 2. Waa maxay

Kordhinta Diiwaan galinta ardayda

• In la Abuurida xeelado iyo istraatiijiyad isdiiwaangalinta si loo saxo nidaamka is qoristaaan qumaneyn

• In la bilaabo xoogg saarida diirada waqooyi galbeedka(Northwest and Northeast) iyo waqooyiga bari ee Minneapolis iyo qaar ka mid ah dugsiyada bulshada ee leh baahiyohaystana baaxad weyn

• Fursadaha gaadiidka ee loogu talo galay inay daboolaan baahiyada dugsiyada iyo safarada wadooyinka dugsiga

• Horumarin xirfadeedka lagu taageeraayo adeegyada macaamiisha iyo hagaajintadhaqanka si loo helo kor u qaadista soo daweynta deegaan waxbarasho

• In la abuurida barnaamijyo waxbarasho tayo sare leh, iyo barnaamijyo la xiriiradhaqamada kuwaas oo jiidashad kara kooxaha djhaqamada kala duwan ee dhigta MPS tirada ugu sareeya

17 Sii joogtenta iyo kor u qaadka suuq wadaaga

Page 18: Fahamka Qorshaha Guud Qaabka ugu wanaagsan ee Degmada … · 2019-05-02 · Soo Bandhiga kooban 1. Waa maxay sababta aan ugu baahanahay Fahamka Qorshaha guud ee Degmada? 2. Waa maxay

Abuurida Barnaamijyada Loo Simman Yahay iyo Doorashada

18

Page 19: Fahamka Qorshaha Guud Qaabka ugu wanaagsan ee Degmada … · 2019-05-02 · Soo Bandhiga kooban 1. Waa maxay sababta aan ugu baahanahay Fahamka Qorshaha guud ee Degmada? 2. Waa maxay

Barnaamijyada Loo Siman Yahay iyo XulashadoodaManco u Sameynta Qaabeynta barnaamijyada iyo wada shaqeynta

• Aqoonsiga magaalada oo dhan ,iyo soonayaasha dugsiyada bixiya magnet

• waxbarashada Dugsiyada dariiqyada isku xiran (pathways K-5, 6-8, 9-12

• Dejinta barnaamijyada u qalma dhaqanka iyo luuqadaha ardayda dhiganaaya

fasaladaas

• Taqasuseyaal barnaamijka waxbarashada gaarka ah magaalo weynta K-5, 6-8, 9-

12 dugsiyada pathways

• Helitaanka loo siman yahay manhajyada dheeraadka ah lasiinaayo dhammaan

xaafada oo dhan

• In la sii wadido fursadaha barnaamijyada taqsuska iyo habab waxbarasho oo ku

saleysan baahida dugsiyada bulshada

19

Page 20: Fahamka Qorshaha Guud Qaabka ugu wanaagsan ee Degmada … · 2019-05-02 · Soo Bandhiga kooban 1. Waa maxay sababta aan ugu baahanahay Fahamka Qorshaha guud ee Degmada? 2. Waa maxay

Barnaamijyada Loo Siman Yahay iyo Xulashadooda

Waxbarasho cad oo dugsiyada pathways iyo taageero miisaaniyadagaadiidka oo joogto ah. Qorshaha hada la soo jeediyey waxbarashada pathways waa:

• Dhaqanka iyo luuqada , American Indian, K-12

• Barashada Luuqada iyo Dhaqanka Hmong, K-12

• International Baccalaureate, K-12

• Language Immersion –Isbaanishka, K-12

• Language Immersion –oo dheeraad ah, Qaabeynta Fasalka TBD

• Montessori, K-8

• Barashada Dhaqanka iyo Luuqada Afka Soomaaliga, K-12

• STEAM, K-12

• Muuqaalka bandhiga farshaxanka, K-12

20

Page 21: Fahamka Qorshaha Guud Qaabka ugu wanaagsan ee Degmada … · 2019-05-02 · Soo Bandhiga kooban 1. Waa maxay sababta aan ugu baahanahay Fahamka Qorshaha guud ee Degmada? 2. Waa maxay

Barnaamijyada Loo Siman Yahay iyo Xulashadooda

Waxbarashada Gaarka ah pathways

• In dib loo magacaabo “Citywide program” sida “barnaamijyada Taqasuska

goonida leh;” sidii looga heli lahaa soone kasta iyo si loo qorsheeyo baahida

ardayda iyo naafonimadooda

• Dugsi kasta oo ah dugsiyada dhexe iyo dugsiyada sare waxuu u adeegayaa

dhammaan ardayda iyada oo loo eegaynin naafonimadooda/ heerka adeega ay u

baahan u yihiin ogolaanshaha ardayga dugsi kasta

• Koox dugsiyo dhexe ah oo isku dhafan oo bixinaaya barnaamijyo qaas ah ugu

yaraan 2 fasal oo wada jir ah kana badney ilaa iyo 4 fasal

• Barnaamij gooni ah loogu talo galay barnaamijka SEL iyo waxqabadka dareenka

• In la abuurida barnaamijka qaaska ah ee wadada kugu xiraysa pathways halkii

sooneba kaas oo u ogolaanaya in dhammaan ardayda fasalada wada dhigta inay

isku meel tagaan.21

Page 22: Fahamka Qorshaha Guud Qaabka ugu wanaagsan ee Degmada … · 2019-05-02 · Soo Bandhiga kooban 1. Waa maxay sababta aan ugu baahanahay Fahamka Qorshaha guud ee Degmada? 2. Waa maxay

Sadexda Aragti ee Qorshaha Fahanka Guud La soo

Bandhigay

22

Page 23: Fahamka Qorshaha Guud Qaabka ugu wanaagsan ee Degmada … · 2019-05-02 · Soo Bandhiga kooban 1. Waa maxay sababta aan ugu baahanahay Fahamka Qorshaha guud ee Degmada? 2. Waa maxay

Sadexda Aragti ee Qorshaha Fahamka Guud la sooJeediyey

Ujeedada aragti kasta

• Abuurida qaab lagu taageeraayo horumarka guusha iyo joogteynta ujeedooyinka

• Abaabulka soonayaasha, xaafada, iyo dhammaan degmada fursadaha

waxbarashada degmada oo dhan kuna cad barnaamijyada akadeemiyada

Patways fasalada K – 12

• Ka jawaabcelinta baahida ay u qabaan qoysaska a,mmaanka,tayada,saadaalinta

iyo sinaanta

23

Page 24: Fahamka Qorshaha Guud Qaabka ugu wanaagsan ee Degmada … · 2019-05-02 · Soo Bandhiga kooban 1. Waa maxay sababta aan ugu baahanahay Fahamka Qorshaha guud ee Degmada? 2. Waa maxay

Aragtida 1 – Qaabka Qorshaha Hada jira

• In aan sii heysano Qaababka dhismeedka hada jira ee sadexda soone

• Iinla fiiriyo sida ugu fiican ee gaadiidka loo hagaajinaayo iyada oo dib loo habeynayo waqtiyada xisadaha dugsi kasta uu bilowdo iyo waqtiga uudhammaado iyga oo la fiirinaayo iskuul kasta xaduudaha xaadirida ee kuwareegsan

• Sameynta dib u casriyeenta qaababka waxbarashada gaarka ah

• Waxaa xoogga la saarayaa barnaamijyada iyo tacliinta waxbarashada

• Caqabadaha:

o Lama xaqiijin dhaqaale ahaan la sii wadi karo

o Ballaarinta fursadaha basaska si cadaalad ugu adeegadugsiyada go’dooman

o In lagu weeciyo ilaha kheyraadka barnaamijyada waxbarashada

24 Three Design Models

Page 25: Fahamka Qorshaha Guud Qaabka ugu wanaagsan ee Degmada … · 2019-05-02 · Soo Bandhiga kooban 1. Waa maxay sababta aan ugu baahanahay Fahamka Qorshaha guud ee Degmada? 2. Waa maxay

Aragtida 2 – Qaabka labo soone

• mashruuca gaadiidka iyo barnaamijyada

waqooyi galbeed iyo waqooyiga bari oo

la isku daraayo; iyo kuwa koonfurta bari

iyo kuwa koonfurta galbeed oo la isku

daraayo

• ubadalka 2 qeybood u qaabeysan; oo

aad u waafaqsan qeybta 1aad

• Isku habeynta iyo isku dhafka waxaa uu

saameyn ku yeelanayaa beeqaaminta

gaadiidka

• Sii heysashada barnaamijyada the

pathways iyo magnets-ka waxaa ay ku

jiraan qaabka qorshaha labaad

• Xaduudaha gaadiidka basaska xadidan

• Meelo qaarkood ee haysta barnaamijka

magnetka waxay noqon doonaan

soonaha magnets

• Nooca qaabeynta hada jira wuu isku

darayaa oo beeqaaminaayaa gaadiidka

baska25

Aragtida3– Qaabka Afar Soone

Page 26: Fahamka Qorshaha Guud Qaabka ugu wanaagsan ee Degmada … · 2019-05-02 · Soo Bandhiga kooban 1. Waa maxay sababta aan ugu baahanahay Fahamka Qorshaha guud ee Degmada? 2. Waa maxay
Page 27: Fahamka Qorshaha Guud Qaabka ugu wanaagsan ee Degmada … · 2019-05-02 · Soo Bandhiga kooban 1. Waa maxay sababta aan ugu baahanahay Fahamka Qorshaha guud ee Degmada? 2. Waa maxay
Page 28: Fahamka Qorshaha Guud Qaabka ugu wanaagsan ee Degmada … · 2019-05-02 · Soo Bandhiga kooban 1. Waa maxay sababta aan ugu baahanahay Fahamka Qorshaha guud ee Degmada? 2. Waa maxay

Sidee Ayuu Qorshaha Qaabeynta u Saameyn Doonaa

Dugsigeena?

28

Page 29: Fahamka Qorshaha Guud Qaabka ugu wanaagsan ee Degmada … · 2019-05-02 · Soo Bandhiga kooban 1. Waa maxay sababta aan ugu baahanahay Fahamka Qorshaha guud ee Degmada? 2. Waa maxay

Region Dugsiyada Hoose Heerka FasalkaBarnaamijyada/ Aaga xoogga La

saarayoDugsiyada Dhexe Dugsiyada Sare

Region 1

Jenny Lind Pre K-5 CommunityOlson I.B. MYP Henry

MYP - I.B. Diploma ProgrammeHmong Language & Culture Programming

Loring Pre K-5 Community

Cityview Pre K-5Full Service Community/Turnaround

Arts

Hmong Intl Academy

Pre K-8Hmong Language and Culture Region 1

Lucy Craft Laney Pre K-5 Community

FranklinSTEAM

NorthSTEAMCTE Citywide Center

Nellie Stone Johnson

Pre K-5 Community / Spanish OWDL Magnet

Hall Pre K-5STEAM Magnet

Region 1

Bethune Pre K-5Full Service Community/Turnaround

Arts

Pillsbury PreK-5 Community NortheastI.B. MYPAmerican Indian language and Culture ProgrammingSpanish Language Immersion (Region 1) SY 21-22 (*NSJ Spanish OWDL students to attend)

EdisonMYP - I.B. Diploma ProgrammeAmerican Indian Language and Culture ProgrammingSpanish Language Immersion (SY 24-25)

Waite Park Pre K-5 Community

Sheridan Pre K-5Spanish Language Immersion

Region 1

Webster Pre K-5 Community

Marcy K-8 Open Magnet Region 1Edison South (articulation for Open students)

Heritage 6-12 6-12 Community / Somali Language and Culture

29 Three Design Models

Minneapolis Public Schools Comprehensive Redesign: Two Region Model

Page 30: Fahamka Qorshaha Guud Qaabka ugu wanaagsan ee Degmada … · 2019-05-02 · Soo Bandhiga kooban 1. Waa maxay sababta aan ugu baahanahay Fahamka Qorshaha guud ee Degmada? 2. Waa maxay

RegionDusiyada Hoose Heerka Fasalka Barnaamijyada/ Aaga xoogga La saarayo Dugsiyada Dhexe Dugsiyada Sare

Region 2

Pratt Pre K - 5 Community AndersenSpanish Immersion Magnet Strand(Includes Windom & Jefferson students wishing to continue Spanish immersion)

SouthAll Nations Open (Citywide)Liberal Arts

RooseveltFor students from Andersen Middle Spanish Dual Immersion

Anne Sullivan Pre K - 5 Community Green Central Pre K - 5 Full Service Community School / OWDL Program magnet

Emerson Pre K-5Spanish Dual Language Immersion Magnet

North of 36th Street

Anishinabe Academy Pre K-5 American Indian Language & Culture Citywide Sanford (depending on home address)

Northeast (depending on home address)

Seward Pre K-8Montessori Magnet (east of 35W)

Barton K-8 Open Magnet South RegionHiawatha-Howe K – 5 Community

SanfordI.B. MYP

RooseveltMYP - I.B. Diploma ProgrammeSpanish Dual Language Immersion

Dowling Urban Environmental K – 5 Magnet East of 35WNorthrop K – 5 Community Bancroft Pre K - 5 PYP Magnet East of 35W

Lake Nokomis – Keewaydin and Wenonah

K - 8 Community

Folwell Pre K - 8 Music and Arts South Region FAIR Music and Arts City Wide

Lyndale Pre K - 5Community

Somali Culture and LanguageSTEAM (Magnet)

Justice PageSomali Language and Culture STEAM (Magnet)

Washburn I.B. Diploma ProgrammeSTEAMBurroughs K - 5 Community

Hale - Field K - 8 CommunityKenny K - 5 Community

AnthonyI.B. MYP(Windom students wishing to continue with Spanish Immersion will pathway to Andersen)

SouthwestMYP - I.B. Diploma ProgrammeSouthwest - I.B MYP

Armatage K - 5 Montessori (west of 35W)

Windom Pre K - 5Spanish Dual Language Immersion Magnet

South of 36th Street

Whittier Pre K - 5PYP and MYP West of 35W

AnthonyI.B. MYP or by community school attendance

Lake Harriet Lower-Upper K - 8 Community Kenwood K-5 Community Anwatin

Bryn Mawr Pre K-5 Community Anwatin

Jefferson PreK-5 Community/Spanish OWDL Magnet Anwatin

30 Three Design Models

Minneapolis Public Schools Comprehensive Redesign: Two Region Model

Page 31: Fahamka Qorshaha Guud Qaabka ugu wanaagsan ee Degmada … · 2019-05-02 · Soo Bandhiga kooban 1. Waa maxay sababta aan ugu baahanahay Fahamka Qorshaha guud ee Degmada? 2. Waa maxay

31

Goobaha iyo Barnaamijyada

Magaalo weynta

Wilder B-5

Mona Moede B- Pre K

River Bend K-8

Longfellow 6-12

Wellstone 9-12

MPS Academy Career Center

9-12

Transitions Plus 12+

Harrison Education Center

9-12

Minneapolis Public Schools Comprehensive Redesign: Two Region Model

Page 32: Fahamka Qorshaha Guud Qaabka ugu wanaagsan ee Degmada … · 2019-05-02 · Soo Bandhiga kooban 1. Waa maxay sababta aan ugu baahanahay Fahamka Qorshaha guud ee Degmada? 2. Waa maxay

32

Zone Elementary School Grades Programming / Focus Area Middle School High School

Zone 1

Jenny Lind Pre K-5 Community

Olson

I.B. MYP

Henry

MYP - I.B. Diploma

Programme

Hmong Language

& Culture

Programming

Loring Pre K-5 Community

Olson

I.B. MYP

Cityview Pre K-5 Full Service Community/Turnaround Arts

Olson

I.B. MYP

Hmong Intl

AcademyPre K-8 Hmong Language and Culture Region 1

Lucy Craft Laney Pre K-5 Community

Franklin

STEAM

North

STEAM

CTE Citywide

Center

Nellie Stone

JohnsonPre K-5 Community / Spanish OWDL Magnet

Franklin

STEAM

Hall Pre K-5 STEAM Magnet Region 1

Franklin

STEAM

Bethune Pre K-5 Full Service Community/Turnaround Arts

Franklin

STEAM

Minneapolis Public Schools Comprehensive Redesign: Four-Zone Model

Page 33: Fahamka Qorshaha Guud Qaabka ugu wanaagsan ee Degmada … · 2019-05-02 · Soo Bandhiga kooban 1. Waa maxay sababta aan ugu baahanahay Fahamka Qorshaha guud ee Degmada? 2. Waa maxay

33

Zone Elementary School Grades Programming / Focus Area Middle School High School

Zone 2

Pillsbury Pre K-5 Community Northeast

I.B. MYP

American Indian

language and Culture

Programming

Spanish Language

Immersion (Region 1) SY

21-22

(*NSJ Spanish OWDL

students to attend)

Edison

MYP - I.B. Diploma

Programme

American Indian Language

and Culture Programming

Spanish Language

Immersion (SY 24-25)

Waite Park Pre K-5 Community

Sheridan Pre K-5Spanish Language Immersion

Region 1

Webster Pre K-5 Community

Marcy K-8 Open Magnet Region 1

Edison

South (articulation for

Open students)

Zone 2

Citywide

Program

Heritage 6-12 6-12 Community/ Somali Language and Culture

Minneapolis Public Schools Comprehensive Redesign: Four-Zone Model

Page 34: Fahamka Qorshaha Guud Qaabka ugu wanaagsan ee Degmada … · 2019-05-02 · Soo Bandhiga kooban 1. Waa maxay sababta aan ugu baahanahay Fahamka Qorshaha guud ee Degmada? 2. Waa maxay

34

Zone Elementary School Grades Programming / Focus Area Middle School High School

Zone 3

Pratt Pre K - 5 Community

Andersen

Spanish Immersion

Magnet Strand

(Includes Windom &

Jefferson students

wishing to continue

Spanish immersion)

South

Seward Pre K-8 Montessori Magnet - Zone 3 SouthAnne Sullivan Pre K - 5 Community Andersen South

Green Central Pre K - 5Full Service Community School /

OWDL Program magnetAndersen South

All Nations

Open (Citywide)

Liberal Arts Anishinabe Academy Pre K-5American Indian Language &

Culture (Zone 3 - Citywide program)

Sanford or Northeast

(depending on home

address)

Hiawatha-Howe K - 5 Community

Sanford

Roosevelt

MYP - I.B. Diploma

Programme

Spanish Dual

Language Immersion

Dowling K - 5Urban Environmental Magnet –

Zone 3Northrop K - 5 Community

Bancroft Pre K - 5 PYP Magnet - Zone 3

Lake Nokomis – Keewaydin and

WenonahK - 8 Community

Roosevelt

MYP - I.B. Diploma

Programme

Spanish Dual

Language Immersion

Folwell Pre K - 8 Music and Arts Magnet FAIR

Hale - Field K - 8 Community Washburn

Minneapolis Public Schools Comprehensive Redesign: Four-Zone Model

Page 35: Fahamka Qorshaha Guud Qaabka ugu wanaagsan ee Degmada … · 2019-05-02 · Soo Bandhiga kooban 1. Waa maxay sababta aan ugu baahanahay Fahamka Qorshaha guud ee Degmada? 2. Waa maxay

35

Zone Elementary School Grades Programming / Focus Area Middle School High School

Zone 4

Emerson Pre K-5

Spanish Dual Language

Immersion Magnet

(North of 36th Street)

Andersen

Spanish Immersion

Magnet Strand

(Includes Windom &

Jefferson students

wishing to continue

Spanish immersion)

South

Barton K-8 Open Magnet Zone 4Washburn (or South

for Open)

Lyndale Pre K - 5Community / Somali Culture

and Language/STEAM

Justice Page -Somali

Language and Culture and

STEAMWashburn

Burroughs K - 5 Community

Kenny K - 5 Community Anthony /

I.B. MYP

(Windom students

wishing to continue with

Spanish Immersion will

pathway to Andersen)Southwest /

MYP - I.B. Diploma

Programme

Armatage K - 5 Montessori Magnet Zone 4

Windom Pre K - 5

Spanish Dual Language

Immersion Magnet

(South of 36th Street)

Whittier Pre K - 5 PYP and MYP Magnet

Anthony

I.B. MYP or by community

school attendance

Lake Harriet Lower-Upper K - 8 Community Kenwood K-5 Community Anwatin

Bryn Mawr Pre K-5 Community Anwatin

Jefferson PreK-5Community/Spanish OWDL

MagnetAnwatin

Minneapolis Public Schools Comprehensive Redesign: Four-Zone Model

Page 36: Fahamka Qorshaha Guud Qaabka ugu wanaagsan ee Degmada … · 2019-05-02 · Soo Bandhiga kooban 1. Waa maxay sababta aan ugu baahanahay Fahamka Qorshaha guud ee Degmada? 2. Waa maxay

36

Minneapolis Public Schools Comprehensive Redesign: Four-Zone Model

Goobaha iyo Barnaamijyada

Magaalo weynta

Wilder B-5

Mona Moede B- Pre K

River Bend K-8

Longfellow 6-12

Wellstone 9-12

MPS Academy Career Center

9-12

Transitions Plus 12+

Harrison Education Center

9-12

Page 37: Fahamka Qorshaha Guud Qaabka ugu wanaagsan ee Degmada … · 2019-05-02 · Soo Bandhiga kooban 1. Waa maxay sababta aan ugu baahanahay Fahamka Qorshaha guud ee Degmada? 2. Waa maxay

37

Waxaa la Hirgalinayaa SY19-20 SY19-20 Implementation

Hirgalinta wajiga koowaad 1 qaabka fahanka guud:• Sameeynta daraasaadka suurto galka ah dugsiga

Longfellow & Heritage

• Falanqeynta golaha guddiga iyo qayimka bulshadaayaa ka wada xaajoonaaya sidii loo maalagalin lahaadugsiyada yar yar u baahan kabitaan dhaqaale si ay u sii wadaan howsha

• Bilaabida Qorshaha hanashada iyo heysashada MPS

• Dib u eegista noocayada shaqaaleynta

• Bilowga qorsheynta iyo miisaaniyada barnaamijyadawaxbarshada

• Aqoonsiga hababka xulashada ardayga

• Daraaseynta waqtiga waxbaashada iyo talooyinkii la soo jeediyey

• Qorsheyta maalgashiga raasumaalka loo baahanyahay iyo isku filnaanshaha waxbarasha oo ay kamidka yihiin awooda buuxda CTE

• Ka Sinaanta PD dhammaan macalimiinta MPS

• PD ee la xiriira in lagu xoojiyo afartamudnaanada aassaasiga ah ee la soo jeediyey

• Saadaalinta shaqaalaha

• Kala duwanaanshaha taqasusleyaashadugsiyada oo dhan K-5, K-8 & 6-8

• Biloaadida sidii looga hirgalinlahaa adeegyadadhammaan dugsiyada bulshada qaab ahaan 3 goobood

Programming Changes by School Year

Page 38: Fahamka Qorshaha Guud Qaabka ugu wanaagsan ee Degmada … · 2019-05-02 · Soo Bandhiga kooban 1. Waa maxay sababta aan ugu baahanahay Fahamka Qorshaha guud ee Degmada? 2. Waa maxay

38

SY20-21 Implementation SY21-22 Implementation

Hordhaca wajiga 2 ee qorshaha fahanka guud –

xaafada 1 ama Soonaha 1 & 2

• Bilaadibada barnaamijaka STEAM pathway dugsiyada (Hall, Franklin, North)

• Sii wadida shaqaalaha la saadaalinayo

• Daah furka hindisaha Qorista Iyo aqriska K-2

• Bilaabida daahfurka daraasaadka qowmiyadaha

• Hirgalinta natiijooyinka ay bulshada u baahan tahay

• Qiimeynta dhameystiran ee dugsiyada bulshda

• Dugsiyada dib u habeeynta ama la xiraayo

• Siiwadida halbeegsiga afarta wajiyo ee muhiimka ah

Programming Changes by School YearProgramming Changes by School Year

Page 39: Fahamka Qorshaha Guud Qaabka ugu wanaagsan ee Degmada … · 2019-05-02 · Soo Bandhiga kooban 1. Waa maxay sababta aan ugu baahanahay Fahamka Qorshaha guud ee Degmada? 2. Waa maxay

39

SY20-21 Implementation SY21-22 Implementation

Horudhaca wajiga 3 ee qorshaha fahamka guud –

xaafada 2 ama soonaha 3 & 4

• TBD

• Dib u hagaajinta fasalqada heerka K-5 iyo 6-8

• Ballaarinta xarunta CTE

• Isbadalka xadadka laga soo xaadiraayo

• Sameeynata isbadalada gaadiidka basaska

Barnaamijyada Isbadalaaya Sanad Dugsiyeedka

Page 40: Fahamka Qorshaha Guud Qaabka ugu wanaagsan ee Degmada … · 2019-05-02 · Soo Bandhiga kooban 1. Waa maxay sababta aan ugu baahanahay Fahamka Qorshaha guud ee Degmada? 2. Waa maxay

Sidee ayaad Wax badan UgaBaran kartaa oo aad Uga Qeyb

Qaadan kartaa

40

Page 41: Fahamka Qorshaha Guud Qaabka ugu wanaagsan ee Degmada … · 2019-05-02 · Soo Bandhiga kooban 1. Waa maxay sababta aan ugu baahanahay Fahamka Qorshaha guud ee Degmada? 2. Waa maxay

41 Next Steps

Waqtiyada Shirarka xubnaha guddiga ee Qorshaha Fahamka guud ee degmada

Taariikhaha waxqabadka

April 30 (COW) Qorshaha Degmada oo dhan fursadahooda la soo bandhigaayo

April 30 –June 15 Iclaaminta Hpowgalinta Bulshada

May 14 (BOE) Doodaha wada hadalka Qorshaha Fahamka Guud ee Degmada

May 28 (COW) La wadaagida xubnaha gudiga arragtida guud jawaab celinada bulshada

June 11 (BOE) Aqrinta koowaad ee dib ueegidsta akhriso talooyinkii la soo jeediyey

June 12-August 2 Howlgalinta xaggaaga/waxbarashada : tallooyinka iyo fursadaha

August 13 (BOE)La wadaagida jawaab celinada natiijooyinka xaggaaga/jawaabncelida iyo dib u

qaabeynta tallooyinkii la soo jeediyey

August 27Tallaabooyinka go’aanka gudiga Qorshaha fahamka guud ee degmada la soo

jeediyey

Fall 2019 Bilowga hirgalinta sanadka 2 (SY20-21) qorshaha

SY19-20Sameeynta qorshe iyo howgalada loogu talo galay xadadka dugsiyada iyo

isbadelka waqtiga dugsiga ee la hirgalinaayo sanadka SY21-22

SY20-21 Bilaabida wajiga 2 MPS shaqaaleynta/qorshaha suuq geynta

Page 42: Fahamka Qorshaha Guud Qaabka ugu wanaagsan ee Degmada … · 2019-05-02 · Soo Bandhiga kooban 1. Waa maxay sababta aan ugu baahanahay Fahamka Qorshaha guud ee Degmada? 2. Waa maxay

Qaabka Qorshaha fahamka Guud ee MPS: Qorshaha Howlgalka

• Maayo 2019 bilowgahoreee howlgalintanoocyada 3

• hadafka: Ka waramidatusaalooyinka iyo la tashiyada jawaab celinada

Page 43: Fahamka Qorshaha Guud Qaabka ugu wanaagsan ee Degmada … · 2019-05-02 · Soo Bandhiga kooban 1. Waa maxay sababta aan ugu baahanahay Fahamka Qorshaha guud ee Degmada? 2. Waa maxay

• April 30: Latino Parent Advisory Committee

• May 3: Somali Parent Advisory Committee

• May 7: Latino community presentation at

Waite House

• May 15: Hmong Parent Advisory Committee

• May 15: MFT and ESP members (tentative)

• May 16: Zone 3 @ Southwest High School

• May 21: Zone 1 @ Davis Center

Wada Hadalada bulshada degmada Oo dhan iyo Gudiyada PACs

• May 22: Zone 2 @ Wilder

• May 23: Heritage Family Night @ Hmong

International Academy

• May 30: Black Parent Advisory Committee

• May 30: Title VI Parent Advisory Committee

• June 13: Special Education Advisory

Committee

• Internal engagement with MPS staff (Departments and School Staff)

• Individual and group meetings with key community influencers (Board and Leadership)

• Ongoing engagement June-August (Calendar of Events - Summer 2019)

43 MPS Comprehensive Design: Engagement Plan

Page 44: Fahamka Qorshaha Guud Qaabka ugu wanaagsan ee Degmada … · 2019-05-02 · Soo Bandhiga kooban 1. Waa maxay sababta aan ugu baahanahay Fahamka Qorshaha guud ee Degmada? 2. Waa maxay

Qaabka Qorshaha fahamka Guud eeMPS: Qorshaha Howlgalka

Nidaamka howlgalka

• Kooxo Talo bixiyeyaal kooban soo bandhigaaya

• 1:1 Kulamada lala yeelanaayo saamileyda beesha

• Codbixin dhibcey ah ayaa la sameeynayaa inta lagu jiro xaflada bandhigabuylshada

• La wadaagida macluumaadka warbixinada iyada oo loo marinaayowarbaahinta sida raadiyaha, iyo waarbaahinta ku lug leh dhaqamada

• Xogg urruurin iyo warbaahinta bulshada

Page 45: Fahamka Qorshaha Guud Qaabka ugu wanaagsan ee Degmada … · 2019-05-02 · Soo Bandhiga kooban 1. Waa maxay sababta aan ugu baahanahay Fahamka Qorshaha guud ee Degmada? 2. Waa maxay

Su’aalaha?

45