View
242
Download
10
Embed Size (px)
DESCRIPTION
Soomaali: 2015 Summer Term (S-Term) Guide
Citation preview
Tusmada Barmaamijka Xagaaga/Summer Term (S-Term) 2015 | Taariikhda Kama Dambaysta ah ee Codsiyada waa April 15, 2015 | 1
-
TAARIIKHDA KAMA DAMBAYSTA AH EE CODSIYADA WAA APRIL 15, 2015
TUSMADA BARMAAMIJKA XAGAAGA/ SUMMER TERM
(S-TERM) 2015
(651-767-8110) | Discover Your Saint Paul Public Schools (651-767-8110)
JADWALKA TUSMADAKhariirada Aaga.............................................. 2
Barmaamijka Xiliga Xagaaga: Xulasho Wacan................................................................ 3
Taariikhaha Barmaamijka Xagaaga........... 3
Habka Diiwaan-Galinta.................................. 3
Barmaamijka Xagaaga Waxyaabaha uu ka Kooban Yahay............................................. 4
Qaanuunka Gaadiidka................................... 4
Ku Saabsan Ardayda Fasallada 8-aad ilaa iyo12-aad................................................... 5
Goobaha Laga Bixin Doono Fasallada Xiliga Xagaaga ee Aaag Walbo, Fasallada 8-12.................................................. 5
Ku Saabsan Ardayda Fasallada K ilaa iyo 7-aad........................................................... 6
CDF Freedom School.................................... 6
U Gaar Ah Dadka Deggan Aaaga Promise Neighborhood................................. 6
Goobaha Laga Bixin Doono Fasallada Xiliga Xagaaga ee Aaag Walbo, Fasallada K-7.................................................... 7
BOOQO BARTA SUMMER.SPPS.ORG SI AAD U HESHID XOG DHEERAAD AH
SAHMI OO SI WACAN U BARO DUGSIGAAGA DADWEYNAHA EE SAINT PAUL
Descubra sus opciones escolares (651-767-8110) | Tuaj nrhiav ib lub tsev kawm ntawv uas koj nyiam rau koj
cov me nyuam mus kawm (651-767-8110)
2 | Tusmada Barmaamijka Xagaaga/Summer Term (S-Term) 2015 | Taariikhda Kama Dambaysta ah ee Codsiyada waa April 15, 2015
MAP
KHARI
IRADA
DUG
SIYA
DA D
ADW
EYNAHA
EE
SAIN
T PA
UL 2
015-
16K
hari
irad
a X
ulas
hada
Dug
siya
da iy
o S
oona
yaas
ha D
ugsi
yada
Xaa
fada
Raa
di A
agaa
ga
Kha
riira
da k
a so
o sa
ar a
aga
(A-F
1/F2
) ee
aad
ku n
oosh
ahay
si a
ad u
ga
xula
tid d
ugsi
ga d
ookh
aaga
ah.
Aag
a S
oona
yaas
ha D
ugsi
yada
Xaa
fada
X
adka
Wad
ada
35E
Xud
uuda
ha F
1/F2
Tusmada Barmaamijka Xagaaga/Summer Term (S-Term) 2015 | Taariikhda Kama Dambaysta ah ee Codsiyada waa April 15, 2015 | 3
-
XILIGA XAGAAGA WUXUU LEEYAHAY FURSADO BADAN!
BARMAAMIJKA XILIGA XAGAAGA (S-TERM): XULASHO WACAN
Barmaamijka xilliga xagaaga ee Dugsiyada Dadweynaha ee Saint Paul wuxuu sinayaa ardayda fasallada K ilaa 12-aad fursado ay kaga soo kabsadaan fasalladii dhaafay. Barmaamijka wuxuu sidoo kale kobciyaa maskaxda aradayda isla markaasna wuxuu u suurta galiyaa in ay ku qalin-jabiyaan xilligii laga rabay. Fasallo iyo nashaadaad kale ayay ardayda barmaamijka ka qayb-qaata loogu fidinayaa waxbarsho xiisa leh.
Xog dheeraad ah ka eeg barta summer.spps.orgfb.me/SaintPaulPublicSchools
@SPPS_News and @SPPS_SuptSilva
August
30 31 25 26 27 28 29
S M T W T F S
1
2 3 4 5 6 7 8
9 10 11 12 13 14 15
16 17 18 19 20 21 22
23 24
M
June
28
S T W T F S
1 2 3 4 5 6
7 8 9 10 11 12 13
14 15 16 17 18 19 20
21 22 23 24 25 26 27
29 30
July
26
S M T W T F S
1 2 3 4
5 6 7 8 9 10 11
12 13 14 15 16 17 18
19 20 21 22 23 24 25
27 28 29 30 31
Barmaamijka Xiliga Xagaag Doorka 1-aad (4 Usbuuc): June 15 - July 9 (Iskuul Ma jiro Maalinta Jimcaha ee 3-da bisha July )
Barmaamijka Xiliga Xagaag Doorka 2-aad (4 Usbuuc): July 13 - August 6
CDF Freedom Schools (6 Usbuuc ): July 13 - August 21
TAARIIKHAHA BARMAAMIJKA XILIGA XAGAAGAXiisadaha barmaamijka xilliga xagaaga waxay bixi doonaan maalmaha Isniinta- Jimcaha, lix saacadood malin walbo. Saacadaha goobaha waa ay kala duwan yihiin. Bilaha waa
DIIWAAN-GALINTA BARMAAMIJKA XILIGA XAGAAGA:Hadii aadan hubin in ay tahay in aad cunugaaga diiwaan-galisid, shabakada walidiinta ee Parent Portal dib uga eeg dhibcaha cunugaaga ama weydii lataliyaha iskuulka mise macalim. Hadii aad su’aalo dheeri ah qabtid, ka wac waaxda waxbarshada ee Alternative Education lambarka telefoonka 651-744-8020.
Ardayda Fasallada K ilaa iyo 8-aad: Buuxi foomka diiwaan-galinta ee buuga ku lifaaqan ka dibna boostada ku soo dir ugu dambayn 15-ka bisha April 2015.
Ardayda Fasallada 9-aad ilaa iyo 12-aad: Waxaa diiwaan-galintaada kaala shaqaynayaa konsilaarka iskuulka. Waa in aad is diiwan-galisid ugu dambayn 15-ka bisha Aprill 2015.
4 | Tusmada Barmaamijka Xagaaga/Summer Term (S-Term) 2015 | Taariikhda Kama Dambaysta ah ee Codsiyada waa April 15, 2015
BARMAAMIJKA XAGAAGA WAXYAABAHA UU KA KOOBAN YAHAY WAA:
Waxbarasho Fasallo laga bixin doono goobo
munaasab ah oo ku yaala degmada Saint Paul ayay ardayda diiradda ku
saari doonaan maadooyinka sida akhriska iyo xisaabta. Barmaamijka xiliga xagaaga waxuu leeyahay jawi ku haboon
waxbarshada sanadka oo idil.
Quraac iyo qado Quraacda iyo qadada waxay u yihiin lacag la’aan ardayda da’doodu tahay 18 sano jir iyo wixii ka yar. Laba galin oo cunno nafaqaysan ayaa maalin
kasto la bixin doonaa. Cunnada waxaa ka mid ah scratch entrees, salads, cunno la dubay, khudrad iyo miro
madani ah.
Gaadiidka Gadiidka basaska ayaa diyaar u ah inta badan ardayda ka qaadanaya barmaamijka xilliga xagaaga iskuul
ku yaala aaga ay deggan yihiin. (Bogga 2-aad ka eeg khariirada iyo
qawaaniinta gaadiidka).
HeesoBarmaamijyada xilliga xagaaga 1-aad
iyo 2-aad waxay Ilmaha fasallada 5-aad ilaa iyo 7-aad ku baran karaan qalabka heesaha lagu sameeyo. Waxay sidoo
kale heli doonaan qalabka heesaha iyo buugaag sharaxayo habka heesaha loo sameeyo oo ay ku taba-bartaan.
Waxbarasho LIX USBUUC ah oo ka turjumaysa baahida waxbarsho ee
ardayga.
Macluumaad dheeri ah ka eeg bogga 5-aad.
Children’s Defense FundFreedom Schools
OGOOW:In fasallada xilliga xagaa ay bixi
doonaan maalmaha Isniinta
ilaa iyo Jimcaha.
YAA RAACAYO BASKA XILIGA BARMAAMIJKA XAGAAGA?Si ay gadiid xaq ugu yeeshaan xilliga barmaamijka xagaaga, ardayda waa in laga soo qaado laguna celiyo hal cinwaan/address. Intaas waxaa dheer in gaadiidku diyaar u yahay kaliya ardayda:
Ardayda fasallada K ilaa iyo 4-aad, ardaydaas oo laga soo qaadi doono lana dhigi doono kaliya hadii uu cinwaanka guriga ku yaalo gudaha nawaaxiga iskuulka aagaas ka bixinaya barmaamijka xilliga xagaaga. Sidoo kale cinwaanku waa uu in kabadan nus-mayl u jiraa iskuulka bixinaya barmaamijka xilliga xagaaga.
AMA
Ardayda fasallada 5-aad ilaa iyo 12-aad, ardaydaas oo laga soo qaadi doono lana dhigi doono kaliya hadii uu cinwaanka guriga ku yaalo gudaha nawaaxiga iskuulka aagaas ka bixinaya barmaamijka xilliga xagaaga. Sidoo kale cinwaanku waa in uu in kabadan hal mayl u jiraa iskuulka bixinaya barmaamijka xilliga xagaaga.
Aagaga iskuulka looga soo lugayn karo waa la sii cadeeyay/qayaxay. Khariirada sharaxaada aagaasi waxaa lagaa heli karaa xafiiska iskuul kasto.
XUSUSNOW: Qoysasku waa in ay ilmahoodua iskuulka keenaan hadii aysan gadiid xaq u yeelan sida ku qayaxan qaanuunka. Hadii aadan hubin in ilmahaadu xaq u leeyahay gadiid inta lagu guda jiro xilliga xagaaga, fadlan ka soo wac xarunta meelaynta ardayda telefoonka 651-632-3760.
Tusmada Barmaamijka Xagaaga/Summer Term (S-Term) 2015 | Taariikhda Kama Dambaysta ah ee Codsiyada waa April 15, 2015 | 5
-
ARDAYDA FASALLADA 8-AAD ILAA IYO 12-AADDugsiga sare waa marxalad muhiim u ah ardayda oo idil. Barmaamijka xagaaga waxuu ardayda fasalka 8-aad siinayaa fursad ay hore ugu sii bilaabaan sidoo kalena ay ula sii qabsadaan dugsiga sare halka ardayda fasallada 9-aad ilaa iyo fasalka 12-aad ay si wanaagsan ugu sii dhaba qaadayaan qalin-jabinta.
KA SOO KABASHADA FASALLADA/ KREDHITYADA KAA LUMAYArdayda fasalka 9-aad ilaa iyo kan 12-aad, oo uu ku yimid dib-dhac ilaa iyo lix fasal(kredhit) iyo wixii ka yar, waxay iska diwaan-galin karaan doorka 1-aad ama kan 2-aad ee barmaamijka Xagaaga. Hadiise dib-dhacoodu ka badan yahay lix fasal ama kiredhit waa in ay iska diwaaan-galiyaan labada dowr ee barmaamijka xagaaga 1-aad iyo barmaamijka xagaaga 2-aad si ay u soo kabsadaan dhibcaha ka lumay. Waxaa sidoo kale jira fursado badan oo kale. Fadlan la xiriir la-taliyaha ama konsilaarka iskuulka si aad u ogaatid fursadaha ugu fiican ee barmaamijyada xiliga xagaaga.
*Caruur-hayn/Childcare ayaa laguu diyaariyay.
HA XUSUUSNAADEEN ARDAYDA FASALKA SIDEEDAAD! In doorka 1-aad ee barmaamijka xagaaga uusan u furnanyn ardayda fasalka 8-aad. Doorka 2-aad ee barmaamijka xagaaga wuxuu ardayda siinayaa fursado ay ku dhisaan xirfadahooda maamulnimo iyo kuwa ku saabsan maadooyinka xisaabta iyo akhriska iyo hab ay isugu diyaariyaan dugsiga sare. Ardayda fasalka 8-aad waxaa u furan in ay iska diiwaan-galiyaan doorka 2-aad ee barmaamijka xagaaga ama barmaamijka CDF Freedom Schools. Waxaad isticmaali kartaan foomka diiwaan-galinta ee buugaan ku lifaaqan.
Hadii uu Cunugaaga Dhigto Fasallada 8-12 Sanada 2014-15, Jadwalka Hoose Ka Dhex-Raadi Barmaamijka Xagaaga ee Ku Haboon.
Barmaamijka Xagaaga 1-aadIsniinta, June 15 – Jimcaha, July 9
Iskuul Ma jiro maalinta Jimcaha ee 3-da bisha July
Barmaamijka Xagaaga 2-aadJuly 13 – August 6
Fasallada 9-11Harding*
Washington
Fasallada 8-11Harding*
Washington
Fasallada 9-12: Ardayda iminka dhigata Gordon Parks, Journeys, River East
Gordon Parks Gordon Parks
Grade 12: Dhamaan ardayda u baahan in ka badan 12 kiredhit (credit)
Gordon Parks Gordon Parks
Fasallada 11-12: Dhamaan ardayda u baahan 12 Kiredhit iyo wixii ka yar
Saint Paul College Saint Paul CollegeFasallada Barmaamijka Xagaaga ee Saint Paul College waxay ardayda ku qaadaan karaan hab fool-ka-fool kaliya ama hab
isku-dhafan oo isugu jira fool-ka-fool iyo qaar online lagu bixiyo
Other Options
Ardayda iminka dhigata LEAP LEAP
Soo kabashada kiredhityada (fasal iyo online)
AGAPE* AGAPE*
Eastside Learning Hub @ Harding* Eastside Learning Hub @ Harding*
Ardayda Fasalka 8-aad ee Degan Nawaaxiga Promise Neighborhood (Ka eeg Khariirada Bogga 6-aad) Waxay Ka Qayb-Qaadan Karaan Barmaamijka Xagaaga 2-aad ama CDF Freedom Schools.
Barmaamijka Xagaaga 2-aadJuly 13 – August 6
CDF Freedom SchoolsJuly 13 – August 21
Promise Neighborhood Fasalka 8-aad Washington Rondo
Hadii uu Cunugaaga dhigto fasalka 8-aad, waxaad buxisaa foomka diiwaan-galinta ee buugaan ku lifaaqan. Hadii uu cunugaaga dhigto fasallada 9-12, Konsilaarka iskuulka yaa kaala caawinayo diiwaan-galinta.
OR
6 | Tusmada Barmaamijka Xagaaga/Summer Term (S-Term) 2015 | Taariikhda Kama Dambaysta ah ee Codsiyada waa April 15, 2015
KU SAABSAN ARDAYDA FASALKA K ILAA IYO 7-AADArdayda fasalka Kindergarten ilaa iyo fasalka 7-aad ee iska diiwaan-galiyay barmaamijyada xilliga xagaag doorka 1-aad iyo kan 2-aad, waxay helayaan caawimaad dhanka waxbarshada ee maadooyinka sida akhriska, qoraalka iyo xisaabta. Jawiga ay ardayda wax ku baranayaan waa uu ka duwan yahay kan caadiga ah ee sanad-dugsiyeedka. Macalimiinta barmaamijka xilliga xagaaga waxay haystaan fursad ay kula jaan-qaadaan baahida waxbarasho ee ardayda kala duwan iyo sidoo kale fursad ay si qota-dheer oogu guda gali karaan maadooyinka ay barayaan.Sidaas awgeed, ardaduna waxay helayaan wakhti dheeraad ah oo ay ku bartaan cashirrada ay donayaan. Jadwalka iyo goobaha barmaamijka xiliga xagaaga ka eeg bogga 6-aad.
CDF FREEDOM SCHOOLSBarmaamijka loo yaqaan Children’s Defense Fund (CDF) Freedom Schools, wuxuu xubin muhiim ah ka yahay barmaamijka xilliga xagaaga. Barmaamijkani waa mid soconaya lix usbuuc oo ardayda ka dhisa dhinaca qoraalka iyo akhrinta. Rixlooyin(Field trips), heeso iyo bugaag ayaa loo adeegsan doonaa in lagu soo ban-dhigo wanaaga dhaqamada ardayda iyo sidoo kale in lagu kobciyo xirfadaha ardayda ee dhanka mamulnimada, sharafta iyo ad-adeega. Barmaamijka iskuullada CDF Freedom, 10-kii ardayba waxaa loogu talo galay hal qof oo hago. Sidaas darteed waxay ardaydu helayaan wakhti fiican oo mid kastaba uu la qaato hagayaasha bulshada. Sanadkii la soo dhaafay, in ka badan 500 oo ardayda dhigata iskullada SPPS ayaa ka qayb-qaatay barmaamijyada Freedom Schools. Taqriiban ardaydaas idilkood xifadooda wax akhrinta ayaa sare u kacday. Ardayda fasalka 8-aad ee aan qaadanayn barmaamijka xiliga xagaaga doorkiisa 2-aad waxaa lagu soo dhowaynayaa in ay ka qayb-qaataan barmaamijkan CDF Freedom Schools.
Jawaabaha ay waalidiinta SPPS ka bixiyeen Freedom Schools waxaa ka mid ah:
Cunugayga aad ayuu u jecel yahay barmaamijka Freedom Schools. Wuxuu jecel yahay in ay wax barayaan macalimiin “Asago oo kale ” ah
Barmaamijku wuxuu u ahaa mid cunugayga u leh faa’iidoyin badan oo uusan meel kale ka heli karin.
Cunugayga wuxuu noqday mid kalsooni leh oo waliba fikrad fiican ka haysta waxbarashada.
OGOOW: In inta badan goobaha barmaamijka xilliga xagaaga ay leeyahiin muraaxado( air conditioners).
U Gaar Ah Dadka Deggan Nawaaxiga Promise Neighborhood: 10 USBUUC Oo Barmaamijka Xilliga XagaagaArdayda fasalka K ilaa iyo fasalka 7-aad ee deggan Nawaaxiga Promise Neighborhood waxay isku diiwaan-galin karaan LABO dowr oo barmaamijka xiliga xagaaga.
Ardayda fasalka K ilaa iyo fasalka 7-aad ee deggan nawaaxiga Promise Neighborhood (Bogga 6-aad ka eeg khariirada), waa in ay iska diiwaan-galiyaan Barmaamijka Xiliga xagaaga doorkiisa 1-aad iyo barmaamijka CDF Freedom Schools labaduba. Marka la isku daro labadaas barmaamij ee xilliga xagaaga 1-aad iyo kan CDF Freedom Schools, waxay ardayda ka helayaan 10 usbuuc oo waxbarasho xiisa leh oo ay weheliyaan quraac iyo qado dhamaystiran.
Maxfield Elem.
Jackson Elem.
Frogtown
Summit University
Pierce Butler
Rice
Selby
Lexi
ngto
n
University
Sain
t P
aul P
rom
ise
Nei
ghb
orh
oo
d
Ardayda fasalka 8-aad ee deggan nawaaxiga Promise Neighborhood waxay iska diiwaan-galin karaan mid ka mid ah labada barmaamij kan xilliga xagaaga ama kan CDF Freedom Schools. Ka eeg bogga 5-aad faallada barmaamijka xilliga xagaaga ee ardayda fasalka 8-aad.
Tusmada Barmaamijka Xagaaga/Summer Term (S-Term) 2015 | Taariikhda Kama Dambaysta ah ee Codsiyada waa April 15, 2015 | 7
-
Barmaamijka Xagaaga 1-aadIsniinta, June 15 – Jimcaha, July 9
Iskuul Ma jiro maalinta Jimcaha ee 3-da bisha July
Barmaamijka Xagaaga 2-aadJuly 13 – August 6
CDF Freedom SchoolsJuly 13 – August 21
DHAMAAN Aagaga Central Central
Aagaga A, B, C Hazel Park
Aagaga D, E, F1, F2 Rondo
Hadii sandka 2014-15 uu ilmo kuu dhigto fasallada K-4-aad Khariirada bogga 2-aad ka dhex raadi aaga aad deggan tahay. Ka dibna jadwalka hoos ka dooro barmaamijka xilliga xagaag ee dhookhaaga ah.
Barmaamijka Xagaaga 1-aadIsniinta, June 15 – Jimcaha, July 9
Iskuul Ma jiro maalinta Jimcaha ee 3-da bisha July
Barmaamijka Xagaaga 2-aad
July 13 – August 6
CDF Freedom SchoolsJuly 13 – August 21
Aaga A Hazel Park Hazel Park
Hazel ParkAaga BDayton’s Bluff* Dayton’s Bluff*
American Indian Magnet* American Indian Magnet*
Aaga C-East John A. Johnson John A. Johnson
Aaga C-West Mississippi John A. Johnson
Aaga D Riverview RiverviewRondoAaga E Chelsea Heights Chelsea Heights
Aaga F1 Rondo Rondo
Aaga F2 EXPO Rondo
DHAMAAN Ardayda baranaya luuqadaha kale
ee deggan aag walbo
Rondo: Ardayda barata luuqadaha Mandarin, French,
Hmong iyo Spanish-ka
Isticmaal cinwwanka aaga aad ku nooshahay si aad u ogaatid
barmaamijka Freedom Schools ee aagaaga
Hadii sanadka 2014-15 uu ilmo kuu dhigto fasallada 5 -7aad Khariirada bogga 2-aad ka dhex raadi aaga aad deggan tahay. Ka dibna jadwalka hoos ka dooro barmaamijka xilliga xagaag ee dhookhaaga ah.
Barmaamijka Xagaaga 1-aad
Isniinta, June 15 – Jimcaha, July 9Iskuul Ma jiro maalinta Jimcaha ee
3-da bisha July
CDF Freedom SchoolsJuly 13 – August 21
Fasallada K – 4-aad ee Promise Neighborhood
Rondo Rondo
Fasallada 5-aad – 7-aad ee Promise Neighborhood
Central Rondo
Hadii sanadka 2014-15 uu cunugaaga degan yahay nawaaxiga Promise Neighborhood uuna dhigto fasallada 5- 7-aad
OGOOW:In dhamaan manhajka barmaamijka Xagaaga aafaqsan yahay mustawaha waxbarasho ee ay dajisay Waaxda waxbarashada ee Minnesota.
*Students assigned based on address
8 | Tusmada Barmaamijka Xagaaga/Summer Term (S-Term) 2015 | Taariikhda Kama Dambaysta ah ee Codsiyada waa April 15, 2015
Department of Alternative Educationalted.spps.org | 651-744-8020
Xog dheeraad ah ka eeg barta summer.spps.org
Tusmada Barmaamijka Xagaaga/Summer Term (S-Term) 2015 | Taariikhda Kama Dambaysta ah ee Codsiyada waa April 15, 2015 | 1
-
PRIORITY DEADLINE: APRIL 15, 2015
2015 SUMMER TERM
(651-767-8110) (651-767-8110)(651-767-8110)(651-767-8110)
TABLE OF CONTENTSArea Map................................................. 2
S-Term: A Great Choice......................... 3
S-Term Dates at a Glance..................... 3
How to Register....................................... 3
What S-Term Includes............................ 4
Transportation Guidelines..................... 4
For Students in Grades 8-12................. 5
S-Term Sites by Area, Grades 8-12..... 5
For Students in Grades K-7................... 6
CDF Freedom School............................ 6
For Promise Neighborhood Residents Only......................................... 6
S-Term Sites by Area, Grades K-7....... 7
VISIT SUMMER.SPPS.ORG FOR MORE INFORMATION
(S-TERM) GUIDE
2 | Saint Paul Public Schools Summer Term Guide | Priority Deadline: April 15, 2015
SAIN
T PA
UL P
UBLI
C SC
HOOL
S M
AP
2015
-16
Sch
ool C
hoic
e M
ap a
nd C
omm
unit
y S
choo
l Zon
e
MAP
Find
You
r A
rea
Find
the
Are
a (A
-F) i
n w
hich
you
live
to d
eter
min
e yo
ur s
tude
nt’s
sch
ool c
hoic
e op
tions
.
Are
aC
omm
unity
Sch
ool Z
one
35E
Spl
itF1
/F2
Bou
ndar
y
Saint Paul Public Schools Summer Term Guide | Priority Deadline: April 15, 2015 | 3
SUMMER IS FILLED WITH OPPORTUNITIES!
SUMMER TERM (S-TERM): A GREAT CHOICE
Saint Paul Public Schools S-term provides K-12 students with ways to catch up, keep their minds sharp, and work toward graduation. Classes and many other activities offer fun, focused and interesting ways to continue learning.
For more information, visit summer.spps.orgfb.me/SaintPaulPublicSchools
@SPPS_News and @SPPS_SuptSilva
August
30 31 25 26 27 28 29
S M T W T F S
1
2 3 4 5 6 7 8
9 10 11 12 13 14 15
16 17 18 19 20 21 22
23 24
M
June
28
S T W T F S
1 2 3 4 5 6
7 8 9 10 11 12 13
14 15 16 17 18 19 20
21 22 23 24 25 26 27
29 30
July
26
S M T W T F S
1 2 3 4
5 6 7 8 9 10 11
12 13 14 15 16 17 18
19 20 21 22 23 24 25
27 28 29 30 31
S-Term 1 (4 weeks): June 15 - July 9 (no school Friday, July 3) S-Term 2 (4 weeks): July 13 - August 6
CDF Freedom Schools (6 weeks): July 13 - August 21
S-TERM DATES AT A GLANCES-Term is in session Monday-Friday, six hours per day. Times vary by site.
HOW TO REGISTER FOR S-TERM:Review your student’s grades on Parent Portal or talk to their school counselor or teacher if they are unsure about registering for S-Term. Call the Department of Alternative Education at 651-744-8020 with additional questions.
Students in grades K-8: Fill out the registration form included with this booklet and drop in the mail by April 15, 2015.
Students in grades 9-12: Work with your school counselor to register by April 15, 2015.
4 | Saint Paul Public Schools Summer Term Guide | Priority Deadline: April 15, 2015
WHAT S-TERM INCLUDES:
Academics Classes at convenient sites across
Saint Paul help students focus on reading and math. S-Term
provides a lively environment that inspires learning all year round.
Breakfast and lunch Free to students age 18 and
younger, two healthy meals per day include made-from-scratch entrees, salads, baked goods,
and locally grown fruits and vegetables.
Transportation Buses are available to most
students attending an S-Term school in the Area they live in
(see map and bus guidelines on page 2).
MusicKids in grades 5-7 can study
instrumental music during S-Term 1 and S-Term 2, with
instruments and music books provided.
SIX WEEKS of learning that reflects YOU
Go to page 5 to find out more
Children’s Defense FundFreedom Schools
GOOD TO KNOW:S-Term classes meet Monday
through Friday.
WHO CAN RIDE THE BUS FOR S-TERM?To qualify for S-Term transportation, students must be picked up and dropped off at the same address. In addition, transportation is available only to:
Students in grades K-4, with a pick-up/drop-off address that is within the S-Term school’s designated Area. That address must be one-half mile or more from the S-Term school.
OR
Students in grades 5-12, with a pick-up/drop-off address that is within the S-Term school’s designated Area. That address must be one mile or more from the S-Term school.
Walking areas are predetermined. Maps are on file at each school’s office.
NOTE: Families need to transport their children to schools if they are not eligible for transportation based on these guidelines. Call the Student Placement Center at 651-632-3760 if you are unsure if your student is eligible for bus transportation to the S-Term school.
Saint Paul Public Schools Summer Term Guide | Priority Deadline: April 15, 2015 | 5
FOR STUDENTS IN GRADES 8-12High school is an important time for all students. In S-Term classes, eighth graders get a head start on high school. Students in grades 9-12 stay on track for graduation.
CREDIT RECOVERYStudents in grades 9-12 who are behind by six or fewer credits can register for S-Term 1 OR S-Term 2. Students in grades 9-12 who are behind by more than six credits should attend BOTH S-Term 1 AND S-Term 2. Other options are available. Please talk with your student’s school counselor to find the best S-Term option for you.
*Childcare available
EIGHTH GRADERS, TAKE NOTE! S-Term 1 is not available to students in grade 8. In S-Term 2, students will participate in leadership opportunities, prepare for the transition to high school, and work on higher-level math and reading skills. Students in grade 8 may register for S-Term 2 OR CDF Freedom Schools. Use the registration form included with this booklet.
If your student is in grades 8-12 in 2014-15, find your S-Term options below.
S-Term 1Monday, June 15 – Thursday, July 9
NO SCHOOL on Friday, July 3
S-Term 2July 13 – August 6
Grades 9-11Harding*
Washington
Grades 8-11Harding*
Washington
Grades 9-12: Current students at Gordon Parks, Journeys, River East
Gordon Parks Gordon Parks
Grade 12: All students needing more than 12 credits
Gordon Parks Gordon Parks
Grades 11-12: All students needing 12 or fewer credits
Saint Paul College Saint Paul CollegeS-Term classes at Saint Paul College are in-person only OR a combination of in-person and online
Other Options
Current students at LEAP LEAP
Credit Recovery (In-person + online)AGAPE* AGAPE*
Eastside Learning Hub @ Harding* Eastside Learning Hub @ Harding*
Promise Neighborhood residents (see map, page 6) in grade 8 may attend EITHER S-Term 2 OR CDF Freedom Schools.
S-Term 2July 13 – August 6
CDF Freedom SchoolsJuly 13 – August 21
Promise Neighborhood Grade 8 Washington Rondo
If your student is in grade 8, use the registration form included with this booklet. If your student is in grades 9-12, work with your school counselor to register.
-OR
-
6 | Saint Paul Public Schools Summer Term Guide | Priority Deadline: April 15, 2015
FOR STUDENTS IN GRADES K-7Students in grades K-7 who enroll in S-Term 1 or S-Term 2 receive academic support in reading, writing and math – all in a classroom atmosphere that’s very different from the regular school year. S-Term teachers have the flexibility to adapt fully to many learning styles and focus on subjects in depth. As a result, students have the extra time they may need to learn what they need to know. See page 7 for details on S-Term schedules and sites.
CDF FREEDOM SCHOOLSChildren’s Defense Fund (CDF) Freedom Schools is a vital part of S-Term – a joyful six-week program that strengthens reading and writing skills. Field trips, music and books celebrate the culture of the students, building leadership, pride and persistence. With one adult for every 10 students, CDF Freedom Schools participants receive lots of one-to-one attention from community mentors. More than 500 students took part in Freedom Schools at SPPS last year. Nearly all of them gained or maintained reading skills. Eighth graders not attending S-Term 2 are welcome!
What parents say about Freedom Schools in SPPS:My child loves Freedom Schools. He loves being taught by teachers “like him.”
It was a beneficial and positive experience that I don’t believe he is able to get anywhere else.
My child is more confident and expresses a positive outlook about learning.
GOOD TO KNOW:Most S-Term sites are air conditioned.
For Promise Neighborhood Residents ONLY: 10 WEEKS of S-TermResidents of the Promise Neighborhood (grades K-7) may register for TWO S-Term programs.
Students in Grades K-7 who live in the Promise Neighborhood, please register for BOTH S-Term 1 AND CDF Freedom Schools. Together, S-Term 1 and CDF Freedom Schools provide 10 WEEKS of stimulating summer learning and fun, complete with breakfast and lunch.
Maxfield Elem.
Jackson Elem.
Frogtown
Summit University
Pierce Butler
Rice
Selby
Lexi
ngto
n
University
Sain
t P
aul P
rom
ise
Nei
ghb
orh
oo
d
Promise Neighborhood residents in Grade 8 may register EITHER for S-Term 2 OR CDF Freedom Schools. See page 5 for more on S-Term for eighth graders.
Saint Paul Public Schools Summer Term Guide | Priority Deadline: April 15, 2015 | 7
If your student is in Grades K-4 in 2014-15: Find the Area where you live on the map, page 2. Then find your S-Term options below.
S-Term 1June 15 – July 9
NO SCHOOL on Friday, July 3
S-Term 2July 13 – August 6
CDF Freedom SchoolsJuly 13 – August 21
Area A Hazel Park Hazel Park
Hazel ParkArea BDayton’s Bluff* Dayton’s Bluff*
American Indian Magnet* American Indian Magnet*
Area C-East John A. Johnson John A. Johnson
Area C-West Mississippi John A. Johnson
Area D Riverview RiverviewRondoArea E Chelsea Heights Chelsea Heights
Area F1 Rondo Rondo
Area F2 EXPO Rondo
ALL Language Immersion Students who live in any Area
Rondo: Mandarin, French, Hmong and Spanish
immersion students only
Use Area of residence to determine Freedom Schools
location.
If your student is in Grades 5-7 in 2014-15: Find the Area where you live on the map, page 2. Then find your S-Term options below.
S-Term 1June 15 – July 9
NO SCHOOL on Friday, July 3
S-Term 2July 13 – August 6
CDF Freedom SchoolsJuly 13 – August 21
ALL Areas Central Central
Areas A, B, C Hazel Park
Areas D, E, F1, F2 Rondo
S-Term 1June 15 – July 9NO SCHOOL on
Friday, July 3
CDF Freedom Schools
July 13 – August 21
Promise Neighborhood Grades K-4
Rondo Rondo
Promise Neighborhood Grades 5-7
Central Rondo
If your student is a Promise Neighborhood resident (see page 6) in grades 5-7 in 2014-15:
GOOD TO KNOW:All S-Term curriculum follows academic standards determined by the Minnesota Department of Education.
*Students will be assigned based on their address
8 | Saint Paul Public Schools Summer Term Guide | Priority Deadline: April 15, 2015
Department of Alternative Educationalted.spps.org | 651-744-8020
For more information, visit summer.spps.org