4
Sida aan uxalino wasaqdayada gudaha Malung-Salen

Sida aan uxalino wasaqdayada gudaha Malung-Salen · 2017-11-27 · Sida loo hagaajiyo wasaqda guriga Wasaqda Cuntada Marka koobaad, waa inaan kafakarnaa yaraynta wasaqda cuntada

  • Upload
    others

  • View
    4

  • Download
    0

Embed Size (px)

Citation preview

Page 1: Sida aan uxalino wasaqdayada gudaha Malung-Salen · 2017-11-27 · Sida loo hagaajiyo wasaqda guriga Wasaqda Cuntada Marka koobaad, waa inaan kafakarnaa yaraynta wasaqda cuntada

Sida aan uxalinowasaqdayada gudaha Malung-Salen

Page 2: Sida aan uxalino wasaqdayada gudaha Malung-Salen · 2017-11-27 · Sida loo hagaajiyo wasaqda guriga Wasaqda Cuntada Marka koobaad, waa inaan kafakarnaa yaraynta wasaqda cuntada

Sida loo hagaajiyo wasaqda guriga

Wasaqda Cuntada Marka koobaad, waa inaan kafakarnaa yaraynta wasaqda cuntada. Dalarna dhexdee-da, waxaan tuurnaa 6,500–7,500 oo tan. Oo cunto ah sanadkiiba, kudhawaad, 20–25 kg shaqsigiiba. Waxaa intaa siidheer, waxaan qubnaa qiyaastii, 13–16,000 tan oo cunto ah oon xabaalnaa, qiyaastii. 45–55 kg shaqsigiiba (Dala Avfall qiimaynta tayada, 2014). Cunto aad ubadan ayaa latuuraa sabatoo ah qorshe xumo gadashada qudaarta ah. Hadaan si fiican uqorshayno qudaar iibsigeena, aan fikir fiican kaqaadano waxa talaagada kujirta aana cuno cunta kahor intaanaan midkale soo gadan, waan yarayn karnaa wasaqda cuntada kadhalata. Wasaq kasta oo cuntada kadhalata, waa in lagaliyaa boorsada barda bunniga ah ee wasaqda cuntada si cuntooyinka hanbada ah loogu badalo noole.

Tusaalayaasha wasaqda cuntadaWasaqda cuntada, qasharka qaxwaha, gufarka qaxwaha iyo shaaxa, googo’a waraaqaha iyo qubabka ukunta.

Bacaha wasaqda cuntada waxaa laga helaa suppermarket-yada. Wixii macluumaad dheeri ah, fadlan booqo www.vamas.se.

Markasta isticmaal kon-teenar hawo leh iyo bacda bunniga ah. Bacaha caaga ah waa inaan la isticmaa-lin!!

Kuqalaji wasaqda qoyan siinka, isticmaal siinka xoqe. Bacda hafurnaato si qoyaanka uqalalo.

Bacda markasta badal; buuxi ilaa iyo sadex meelood oo meel. Bacda si fiican uxir kahor intaadan kuridin konte-enarka wasaqda bunniga ah.

Ayadoo laraacaayo tilmaamaha EU-da, ”haay-ada wasaqda” ayaa maamulaysa si qashin loo qubaayo gudaha EU-da (wadamada yurub). Ayadoo laraacaayo haayada wasaqda, aasaasiy-an waa inaan si taxadarleh ushaqaynaa. Tani macnaheedu waa inaan iskudaynaa in wasaqda ugu yar soosaarno anagoo yaraynayna cadadka wasaqda. Waa inaan sidookale yaraynaa qatar-nimada wasaqda. Waa inaan iskudaynaa sidii dib ugu adeegsanlahayn wasaqda jirta anagoo, tusaale ahaan, bixinayna alaabta duuga ah ama kusadaqaysanayna dukaamada gacanta labaad. Dhalooyinka qalinka ah ee lasoo celinkaro wax-ay sidookale tusaale uyihiin dib u adeegsiga.

Marka aan dib loo adeegsankarin, waa inaan dib uwarshadaynaa alaabta. Hada, waxaan sidaa kusamaynaa baakadyada iyo wargaysya-da, iwm., laakiin sidoo kale iskuhuurinta ama

dheefshiidka aan oksijiinta lahayn ee wasaqda cuntada, ama huurinta wasaqda beerta. Hadaan wasaqda aan dib loowarshadaynkarin, tamarta wasaqda kujirta waxaa lagusoo bixiyaa gudbis-ta. Meesha wasaqda ladhigaayo waxaa kaliya lagu doortaa ayadoo loofiirinaayo habayntii ugu danbaysay.

Haayada qashinka ayaa kusiinaysa tusmada aad doonaysid waxayna kaa caawinaysaa inaad masuuliyadeeda qaado deegaanka iyo musta-qbalka.

www.dalaavfall.se ee batoonka kahooseeya ha-baynta waa tusmo habayneed si gacan lagaaga siiyo inaad si sax ah iskugu habayso hadaadan hubin!

Tilmaamaha diraacda!Konteenarada wasaqda ah waxay kordhisaa in bacaha wasaqda cuntada ay kujirto ay ugu qoyaan konteenarka!

1. Fadlan qabooji kahor intaadan konteenar-ka guridin, markay kuluyihiin, bacaha qoyan si fudud ayay udhagaan.

2. Rux konteenarka ama firdhi bacaha jilicsan adoo isticmaalaaya tusaale, usha xaaqinka kahor intaan wasaqda la aruurin.

Hadii bacaha qoyan ay degdeg uqaboobaan, udhaaf hakujiraan konteenarka ilaa wasqda kale laga aruursho.

Tlmaamaha xagaaga!Dhibaatooyinka konteenarada ama faylalka uraaya?

1. Gali konteenarka bunniga ah meel qaboow,oo hoosleh inta udhaxaysa waq-tiyada wasqda la aruursho.

2. Konteenar nadiif ah aad uma uro. Haday muhiim tahay, nadiifi oo dhaq konte-enarka. Sidokale, dhaq balayrka gudaha konteenarka gudihiisa.

3. Bacaha si wanaagsan uxir!

4. Kudhaq hanbooyinka cuntada urtay, sida hanbooyinka cuntada bada, biyo qaboow kuna duub joornaal kahor intaadan bacda kuridin. Hadaan qashinka la aruurin maalmaha xiga, hanbooyinka waxaa lagu kaydinkaraa talaagada.

Maxaa dhacaaya marka xigta?Waqti xaadirkaan, wasaqda cuntada lasoo aruurshay waxaa lagad-higaa mid nool. Hadaad rabto si aad wax badan uga ogaato wasaqda cuntada iyo biogas, fadlan booqo webseetkayaga www.vamas.se

Jag älskar luft!Jag älskar luft!Waan jeclahay naacawda!

Page 3: Sida aan uxalino wasaqdayada gudaha Malung-Salen · 2017-11-27 · Sida loo hagaajiyo wasaqda guriga Wasaqda Cuntada Marka koobaad, waa inaan kafakarnaa yaraynta wasaqda cuntada

Wasaqda Haraaga ah is Waa wasaqda harta marka aad xaaqdo wasaqda

Baakad galinta

Baakadaynta caaga Caaga waxaa lagasameeyaa alaabta guriga iyo bacoCaaga lawarshadeeyay waxaa laga sameeyaa aashuumada ubaxa, qaybo kamida warshadaha otomatiga iyo dhismaha, iwm. Hal tan oo baa-kadaynta caaga adag ah waxaa laga samaynkaraa 84,000 oo aashuumada ubaxa ah.

Baakadaynta caaga jilicsan waxaa badanaa laga sameeyaa bacaha qashinka oo cusub, bacaha lagu dukaamaysto iyo kuwa fiilada lagu duubo.

Baakadaynta waraaqda Waraaqda duuga ah waxaa laga sameeyaa mid cusub

Baakadaynta galaaskaGalaaska duuga ah waxaa laga sameeyaa galaas cusubgu dhawaan 40% ee galaaska lawarshadeeyo waxaa loo isticmaalaa soo saarista dhalooyin cusub, isla tiradana ayaa loo isticmaalaa soosaarista qalabka dhismaha.

Baakadaynta birta Birtu waxay noqotaa bir kaleFururka dhalooyinka lasoo aruurshay waxaa laga sameeyaa taraagyada jid tareenka iyo xoojinta jidaarada. Birta iyo almuuniyaamka waxaa dib loo arshadaynkaraa marar badan ayadoon wax tayo ah aysan dhumin.

Joornaalada iyo waraaqda daabacan Joornaalada duuga ah ayaa laga sameeyaa joornaalo cusub

1. NadiifDhaq konteenarada qalajina si

looga hortago urka

2. KalasoocSiib fururka caaga iyo kuwa

dhalada oo kalasoocy

3. Duub simanTani waxay boos dheeri ah kasiinaysaa konteenarada

4. Bac banaanka usaarBaakadaynta birta iyo caaga waa in

konteenarka lagaliyaa bac la'aan. Habee bacda lafteeda

Tusaalayaasha wasaqda haraaga ahSaxan sifeeyaasha • cadayada • istiraashada • haashka sigaarka • boqshadaha • waraaqaha wax kuqoranyihiin • xanjada • sakiinada amaanka ah • buuga gacanta • caaga waan la baakadgarayn karin, tusaale, caaga wax lagucuno.

Hadaadan hubin waxa ah haraaga wasaqda, booqo tusmada habayn-ta kaasoo laga helikaro www.dalaavfall.se

Waxa laqabanaayoIskugukeen haraaga wasaqdaada bac kuna rid konteenarka bayga ah ee haraaga wasaqda.

Maxaa dhacaaya marka xigta?Haraaga wasaqda aad soo aruurisay waxaa lagu gubaa la-guna ridaa dabka iyo kulaylka biya siiyaha guriga.

Kartoonka caanaha ee la isticmaalay iyo baca-ha burka waxay noqdaan baakadyada shurba-daha iyo cuntooyinka caruurta hada dhashay. Dunta waraaqaha aad ayay u adagyihiin si ay awood ugu yeeshaan in dib loo warshadeeyo shan ilaa todobo jeer.

araaqda dib ayaa loo wirshadeeyaa waxaana loogeeyaa kuwa joornaalada soo daabaca waxayna noqdaan joornaalo cusub. Tiro cayiman oo joornaalo ah ayaa laga sameeyaa suufka barkinta iyo tiishka musqusha.

Aruurinta dharkaKonteenarada dharka lagu aruursho ee dadka ayaa laga helikaraa xarumo kala duwan oo dib uwarshadaynta ah kuna yaala deegaanka. booqo www.vamas.se to find the location of your nearest containersi aad uhesho goobta kuugu dhaw ee konte-enarkaaga.

Maxaa kamida baakadaynta? Qaababka loo adegsaday konteenarka, gaynta iyo soo gudbinta badeecooyinka ayaa loo yaqaanaa baakadayn. Garaafayaasha, dhalooyinka iyo kaartoomada caanaha ayaa ah tusaalayaasha baakadaynta macmiilka.

Waqti xaadirkaan, baakad galinta waxay kakoobantahay 40% ee wasa-qda lasoo aruurshay. Baakad galinta taasoo kufaaiido badnaan lahayd hadii dib loo warshadayn lahaa. Baakad galinta waa in lahabeeyo lana geeyo xarunta dib u warshadaynta.

Karaadi xarunta dib uwarshadaynta kuugu dhaw www.vamas.se.

Page 4: Sida aan uxalino wasaqdayada gudaha Malung-Salen · 2017-11-27 · Sida loo hagaajiyo wasaqda guriga Wasaqda Cuntada Marka koobaad, waa inaan kafakarnaa yaraynta wasaqda cuntada

AMe Dukaanka alaabta duuga ah ayaa qaata Alaabta guriga, qurxinta iyo sha-raxaadaha, maacuunta guriga, baaskiilada iyo waxyaabaha dhismaha si loo dayactiro loona iibsho. Maleh badeeco cad!

Wax lacag ah mahelaysid, laakiin waxaad he-laysaa hadiyadaada waxay abuurtaa shaqooyin waxayna yaraysaa wasaqda Buurta kutaala Malung - dawlada hoose ee Salen.

Alaabta guriga waxaa loo aruurinkaraa si habaysan.

AME Dukaanka alaabta duuga ah wuxuu leey-ahay meel wax lagu aruuriyo oo kutaala xarunta dib uwarshadaynta Malung.

AMe Dukaanka alaabta duugaRosengrensTel. 0280 183 59

Saacadaha lafuraayoIsniinta– Talaadada 10.00–15.00LSS-hawlaha deegaanka Malung-Sälens

Wasaqda sunta ahWasaqda halista ah waa in la geeyaa xarunta dib uwarshadaynta. DIGNIIN! Daawooyinka iyo cirbadaha waa in lagu celiyaa farmashiyaha!

Tusaalayaasha wasaqda halista ah

✓ Riinjiyada, ayna kujirto riinjiga biyaha lagu qaso.

✓ Guluubyada layrka ✓ Laanbadaha cadcad iyo laanbadaha tamarta

kaydiya ✓ Waxyaalaha adag, nuura-

da iyo dhuujiyaasha ✓ Wakaaladaha nadiifinta ✓ Waxyaalaha uu Mer-

cury-ga kujiro ✓ Saliidaha ✓ Batariyada

Wasaqda Waxkasta oo dabka kaqaata koor ama bata-riyaasha, tusaale. kumbuyuutarada, TVyada, qalabka mussiga, saacadaha, taleefanada, boolbalayaasha, timo qalajiyaasha, jaajarada, fiilooyinka, raadiyaasha, tooshashka.

Gee xarunta ay dawlada hoose ugu talagashay dib uwarshadaynta ama duukaanada deegaanka kuwaasoo leh konteenaro lagu aruursho waxyaalaha korontada.

Halkaan www.vamas.se, waxaad kahelikartaa macluumaad kusaab-san goobaha ay yaalaan konteenarada qashinka korontada lagu rido.

Mobil insamlingWaxaan ubaxnaa degmooyinka banaanka ah xiliyada gu’ga iyo dayrta. Macluumaadka kusaabsan goorta iyo halka lagu daabaco joornaalka maxaliga ah, webseetka iyo face-book-ga.

Qashinka aan la warshadaynkarinTusaalayaasha waxyaabaha aan dib loo warshadaynkarin waxaa kamida galaaska, galaasyada cabi-taanka, galaasyada lasharxay ee daaqada, muraayadaha, dhoobooyinka, ilayga, sibirka, shubka iyo bulukeetiga

Xarunta dib uwarshadayntaWasaqda badan, wasaqda halista ah, waxyaabaha korontada, biraha qaroowga ah, badeecooyinka cad, talaagadaha, qaboojiyaasha, wasaqda aan dib loo warshadaynkarin, wasaqda beerta iyo haraaga wasaqda lagubay kuwaasoo aan galikarin konteenarka wasaqda ee guriga yaala waa in lageeyaa xarunta dib uwarshadaynta. Waxaad sidookale kusadaqaysan kartaa dharka iyo alaabta duuga ah Till Vara. Macluumaadka dheeri ah ee aruurinta dharka iyo alaabta waxaa laga helikaraa www.vamas.se

MALUNGÖstra Bangatan 41782 34 MalungTel. 0280 181 79

Isniin, Arbaco 14-19Talaado, Jamce 10-15Qamiis, Axad WAY XIRANTAHAYSabti 10−13*

SÄLFJÄLLETFjällskölvägen 9780 67 SälenTel. 0280 188 59

Isniin, Arbaco 14-19Talaado, Jamce 10-15Qamiis, Sabti WAY XIRANTAHAYAxad 10-13**

LIMA780 64 LimaTel. 0280 185 95

Isniin 8−12Talaado, Qamiis, Sabti, Axad WAY XIRANTAHAYArbaco 14-19Jamce 9-15

Waqtiyada lafuro xarumaha dib

Wasaqda Kaliya wasaqda badan, majirto wasaqda guriga ee caadiga ah. Tusaale, alaabta guriga, boon-balayaasha waawayn, joodarida, alwaaxyada barafka, iwm.

Alwaaxa waa lagoogooyaa waxaana lageeyaa xarunta dabka si loo gubo. Halkaas, tamarta waa lasoo celiyaa waxaana loo badalaa koronto ama dab.

Biraha qaroowga ah, waxyaabaha waawayn iyo biraha qabaabka ah kuwaasoo kakooban biro badan oo kaladuwan. Ciida, dhagaxa, iyo shubka waa laburburiyaa waxaana laga sameeyaa waxyaabaha lagu daboolo meesha qashinka lagu shubo ama dhagaxdhiga dhis-maha wadooyinka cusub, astaamaha baakinka, iwm. balaastarka lawarshadeeyay waxaa laga sameeyaa sabuurad balaastar ah.

Laxariir adeega macaamiisha VAMAS hadaad rabto in wasaqdaada badan lagaa aruursho.

Email [email protected]. Teleefoonka 0280 185 80.

Adeega macaamiishaTel 0280-185 80, Maalmaha asbuuca 8-12, 13-15

DIB-U ISTICMAAL

Email [email protected] www.vamas.seFacebook Vatten & Avfall i Malung-Sälen AB

*Waxay furuntahay sabtiyada asbuuca dhabanka ah laga bilaabo May 1da ilaa Septem-ber 30ka. Inta lagu jiro qaybta sanadka kahartay, xarunta dib uqarshadaynta Malung way furantahay sabtida ugu danbaysa ee bilkasta, marka laga reebo maalmaha fasaxa qaran ah.

**Waxay furuntahay axadkasta laga bilaabo July 1da ilaa December 31da. Inta lagu jiro qaybta sanadka kahartay, xarunta dib uqarshadaynta Sälfjället way furantahay Axada ugu danbaysa ee bilkasta, marka laga reebo maalmaha fasaxa qaran ah.