10
Maxkamadda Sare oo laashay 8 kamid ah 11-kii kursi ee horey u laaleen Guddiga Xalinta Khilaafadka Dacwo socotay in kabadan 5 bilood ayay Maxkamadda Sare ee Dalka waxay 16 May 2017 baabisay go’aankii Madasha Qaranka iyo Guddigii Doorashada Federaalka ee lagu fasaxay 8 kursi oo ka mid ahaa 11 kursi ee Guddiga Xalinta Khilaafadka horey u laaleen. Maxkamada waxay taageertay go’aankii Guddiga Xalinta Khilaafaad ee ahaa in kuraastaas la laalo, doorasho xalaal ah lagu celiyo. Maxkamada waxay amraysaa in dib loogu tartamo kuraastaa. 8 kuraas ee la’laay waxaa hadda ku fadhiya: 1. Cabdullahi Maxamed Adan Shaacir 2. Maxamed Saciid Cabdullahi 3. Maxamed Axmed Abdtidoon 4. Nadif Aadan Isaaq 5. Muna Khalif Sheekh Abu 6. Cabdicasis Salax Carmaan 7. Sharmarke Garaad Saleebaan Buraale 8. Samra Ibrahim Cumar Dhibanayaasha dacwada loo xugmay waxay kala yihiin: 1. Muumino Sheekh Cumar 2. Aadan Maxamed Cali 3. Khaalid Cumar Cali 4. Maxamed Mukhtar Ibrahim 5. Boqor Cabdullahi Axmed Cali 6. Malaaq Sidow Maadow 7. Ibrahim Saalax Dayfullah 8. Caasho Xaaji Cilmi

Maxkamadda Sare oo laashay 8 kamid ah 11-kii …goobjoog.com/wp-content/uploads/2017/05/Maxkamadda-Sare...Maxkamadda Sare oo laashay 8 kamid ah 11-kii kursi ee horey u laaleen Guddiga

  • Upload
    others

  • View
    3

  • Download
    1

Embed Size (px)

Citation preview

Page 1: Maxkamadda Sare oo laashay 8 kamid ah 11-kii …goobjoog.com/wp-content/uploads/2017/05/Maxkamadda-Sare...Maxkamadda Sare oo laashay 8 kamid ah 11-kii kursi ee horey u laaleen Guddiga

Maxkamadda Sare oo laashay 8 kamid ah 11-kii kursi

ee horey u laaleen Guddiga Xalinta Khilaafadka

Dacwo socotay in kabadan 5 bilood ayay Maxkamadda Sare ee Dalka

waxay 16 May 2017 baabisay go’aankii Madasha Qaranka iyo Guddigii

Doorashada Federaalka ee lagu fasaxay 8 kursi oo ka mid ahaa 11 kursi

ee Guddiga Xalinta Khilaafadka horey u laaleen. Maxkamada waxay

taageertay go’aankii Guddiga Xalinta Khilaafaad ee ahaa in kuraastaas

la laalo, doorasho xalaal ah lagu celiyo. Maxkamada waxay amraysaa

in dib loogu tartamo kuraastaa.

8 kuraas ee la’laay waxaa hadda ku fadhiya:

1. Cabdullahi Maxamed Adan Shaacir

2. Maxamed Saciid Cabdullahi

3. Maxamed Axmed Abdtidoon

4. Nadif Aadan Isaaq

5. Muna Khalif Sheekh Abu

6. Cabdicasis Salax Carmaan

7. Sharmarke Garaad Saleebaan Buraale

8. Samra Ibrahim Cumar

Dhibanayaasha dacwada loo xugmay waxay kala yihiin:

1. Muumino Sheekh Cumar

2. Aadan Maxamed Cali

3. Khaalid Cumar Cali

4. Maxamed Mukhtar Ibrahim

5. Boqor Cabdullahi Axmed Cali

6. Malaaq Sidow Maadow

7. Ibrahim Saalax Dayfullah

8. Caasho Xaaji Cilmi

Page 2: Maxkamadda Sare oo laashay 8 kamid ah 11-kii …goobjoog.com/wp-content/uploads/2017/05/Maxkamadda-Sare...Maxkamadda Sare oo laashay 8 kamid ah 11-kii kursi ee horey u laaleen Guddiga
Page 3: Maxkamadda Sare oo laashay 8 kamid ah 11-kii …goobjoog.com/wp-content/uploads/2017/05/Maxkamadda-Sare...Maxkamadda Sare oo laashay 8 kamid ah 11-kii kursi ee horey u laaleen Guddiga
Page 4: Maxkamadda Sare oo laashay 8 kamid ah 11-kii …goobjoog.com/wp-content/uploads/2017/05/Maxkamadda-Sare...Maxkamadda Sare oo laashay 8 kamid ah 11-kii kursi ee horey u laaleen Guddiga
Page 5: Maxkamadda Sare oo laashay 8 kamid ah 11-kii …goobjoog.com/wp-content/uploads/2017/05/Maxkamadda-Sare...Maxkamadda Sare oo laashay 8 kamid ah 11-kii kursi ee horey u laaleen Guddiga
Page 6: Maxkamadda Sare oo laashay 8 kamid ah 11-kii …goobjoog.com/wp-content/uploads/2017/05/Maxkamadda-Sare...Maxkamadda Sare oo laashay 8 kamid ah 11-kii kursi ee horey u laaleen Guddiga
Page 7: Maxkamadda Sare oo laashay 8 kamid ah 11-kii …goobjoog.com/wp-content/uploads/2017/05/Maxkamadda-Sare...Maxkamadda Sare oo laashay 8 kamid ah 11-kii kursi ee horey u laaleen Guddiga
Page 8: Maxkamadda Sare oo laashay 8 kamid ah 11-kii …goobjoog.com/wp-content/uploads/2017/05/Maxkamadda-Sare...Maxkamadda Sare oo laashay 8 kamid ah 11-kii kursi ee horey u laaleen Guddiga
Page 9: Maxkamadda Sare oo laashay 8 kamid ah 11-kii …goobjoog.com/wp-content/uploads/2017/05/Maxkamadda-Sare...Maxkamadda Sare oo laashay 8 kamid ah 11-kii kursi ee horey u laaleen Guddiga
Page 10: Maxkamadda Sare oo laashay 8 kamid ah 11-kii …goobjoog.com/wp-content/uploads/2017/05/Maxkamadda-Sare...Maxkamadda Sare oo laashay 8 kamid ah 11-kii kursi ee horey u laaleen Guddiga