1
PORTLAND PUBLIC SCHOOLS PORTLAND PUBLIC SCHOOLS Portland Public Schools recognizes the diversity and worth of all individuals and groups and their roles in society. It is the policy of the Portland Public Schools Board of Education that there will be no discrimination or harassment of individuals or groups on the grounds of age, color, creed, disability, marital status, national origin, race, religion, sex or sexual orientation in any educational programs, activities or employment. Español (503) 916-3582 | Tiếng Việt (503) 916-3584 | 中文 (503) 916-3585 | Русский (503) 916-3583 | Soomaaliga (503) 916-3586 501 N Dixon | Portland, OR 97227 | www.pps.net | [email protected] | (503) 916-2000 Ku dhawaaqida kooxda hogaannimo cusub ee Ockley Greenn Julay 2018 Bulshada Ockley Green ee Qaaliga ah, Waan ku faraxsannahay inaan ku dhawaaqo kooxda hogaan cusub ee Ockley Green Middle School, oo ay hogaamiyaan Kristina Howard, oo u adeegeyso sida masuul. Kristina waxaa ku soo biirayo Regina Sackrider, Dugsiyada Bulshada Portland qabiirka oo u adeegayo sida caawiyaha maamulaha. Kristina waxay nooga timid Excel Public Charter School ee Kent, Wash., halkaas oo ay ugu adeegtay sida maamule. Dugsiga wuxuu qeyb ka yahay shabakada Green Dot Public Schools oo ah mid ka mid ah sadexda maamulayaal ee dugsiga jaatarka ugu weyn ee wadanka ku yaalo. Kristina waxay dib u dhistay Excel ee dugsiga ee leh hal macalin soo laabanayo Luuliyo 2016; waxay xoojisay niyada shaqaalaha ee halka haynta shaqaalaha gaartay boqolkiiba 70 ee aadista sannad dugsiyeedka 2017-18. Gudaha 2017- 18, dhammaan fasalada Excel (7-9) ka baxsan MAP (qiyaasaha imtixaanka hormarka waxbarashada) diirada kobaca qaranka ee aqrinta iyo qoraalka. Ka hor inta aan loo guurin Washington, Kristina waxay aheyd caawiyaha maamulaha ee labo dugsiyo ee ku yaalo Texas. Meesha Hernandez Middle School ee Round Rock, waxay tababartay oo ay qiimeysay xisaabta, LOTE (luuqada aan ka aheyn Ingiriiska) iyo ELA macalinka (fanka luuqada Ingiriiska). Meesha Bryan Adams and H. Grady Spruce High School ee Dallas, waxay tababartay oo ay qiimeysay xisaabta, waxbarashada gaarka ah iyo macalimiinta daraasadaha bulshada. Kristina waxay bilowday shaqada waxbarashadeeda sida maclinka xisaabta dugsiga sare ee Texas, oo si dhaqso ah uga soo kacay doorarka hogaannimada, oo ay ku jiraan waaxda guddiga, hogaanka bulshada waxbarashada xirfada, iyo tababaraha waxbarashada xisaabta. Kristina waxay ka heshay Bajala Farshaxanka Xisaabaha Jaamacada Oakland ee Rochester, Mich., iyo Mastar Maamulka Waxbarashada ee Jaamacada Lamar ee Beaumont, Texas. Regina waxay ka shaqeysay PPS oo 17 sanno, tan ugu dambeysay sida maamulaha barnaamijka oo Hormarinta Xirfada Simman, halkaas oo ay hogaamisay Sinnaanta iyo DARYEELKA hormarinta xirfada degmada oo dhan. Regina waxay sidoo kale u adeegtay sida caawiyaha maamulaha ee PPS DART School, iyo sida macalin gaar ah ee Markham, Gregory Heights, Cleveland, Woodlawn iyo Irvington. Ka hor ku biirida PPS, Regina waxay wax ka bartay Baltimore iyo Colorado oo u adeegtay sida tabarucaha hormarinta bulshada ee Peace Corps ee Benin, West Africa. Regina waxay ka heshay Bajala farshaxanka ah Jaamacada Pacific ee Stockton, Calif., iyo Mastaro oo Barida iyo Hormarinta Aadanaha ee Jaamacada George Washington. Fadlan iigula soo biir ku soo dhaweynta Kristina iyo Regina Ockley Green. Guadalupe Guerrero, Kormeeraha Guud Kristina Howard Regina Sackrider

jyo smoe PS xxxtof cjogtof . tm . 7joh 9j . ë4E . . nmjh ... · 7joh 9j . ë4E . . nmjh . jyo smoe PS xxxtof cjogtof . Ku dhawaaqida kooxda hogaannimo cusub ee Ockley Greenn Julay

  • Upload
    hathien

  • View
    231

  • Download
    0

Embed Size (px)

Citation preview

Page 1: jyo smoe PS xxxtof cjogtof . tm . 7joh 9j . ë4E . . nmjh ... · 7joh 9j . ë4E . . nmjh . jyo smoe PS xxxtof cjogtof . Ku dhawaaqida kooxda hogaannimo cusub ee Ockley Greenn Julay

PORTLAND PUBLIC SCHOOLSPORTLAND PUBLIC SCHOOLS

Portland Public Schools recognizes the diversity and worth of all individuals and groups and their roles in society. It is the policy of the Portland Public Schools Board of Education that there will be no discrimination or harassment of individuals or groups on the grounds of age, color, creed, disability, marital status, national origin, race, religion, sex or sexual orientation in any educational programs, activities or employment.

Español (503) 916-3582 | Tiếng Việt (503) 916-3584 | 中文 (503) 916-3585 | Русский (503) 916-3583 | Soomaaliga (503) 916-3586

501 N Dixon | Portland, OR 97227 | www.pps.net | [email protected] | (503) 916-2000

Ku dhawaaqida kooxda hogaannimo cusub ee Ockley GreennJulay 2018Bulshada Ockley Green ee Qaaliga ah,Waan ku faraxsannahay inaan ku dhawaaqo kooxda hogaan cusub ee Ockley Green Middle School, oo ay hogaamiyaan Kristina Howard, oo u adeegeyso sida masuul. Kristina waxaa ku soo biirayo Regina Sackrider, Dugsiyada Bulshada Portland qabiirka oo u adeegayo sida caawiyaha maamulaha.Kristina waxay nooga timid Excel Public Charter School ee Kent, Wash., halkaas oo ay ugu adeegtay sida maamule. Dugsiga wuxuu qeyb ka yahay shabakada Green Dot Public Schools oo ah mid ka mid ah sadexda maamulayaal ee dugsiga jaatarka ugu weyn ee wadanka ku yaalo. Kristina waxay dib u dhistay Excel ee dugsiga ee leh hal macalin soo laabanayo Luuliyo 2016; waxay xoojisay niyada shaqaalaha ee halka haynta shaqaalaha gaartay boqolkiiba 70 ee aadista sannad dugsiyeedka 2017-18. Gudaha 2017-18, dhammaan fasalada Excel (7-9) ka baxsan MAP (qiyaasaha imtixaanka hormarka waxbarashada) diirada kobaca qaranka ee aqrinta iyo qoraalka.Ka hor inta aan loo guurin Washington, Kristina waxay aheyd caawiyaha maamulaha ee labo dugsiyo ee ku yaalo Texas. Meesha Hernandez Middle School ee Round Rock, waxay tababartay oo ay qiimeysay xisaabta, LOTE (luuqada aan ka aheyn Ingiriiska) iyo ELA macalinka (fanka luuqada Ingiriiska). Meesha Bryan Adams and H. Grady Spruce High School ee Dallas, waxay tababartay oo ay qiimeysay xisaabta, waxbarashada gaarka ah iyo macalimiinta daraasadaha bulshada.Kristina waxay bilowday shaqada waxbarashadeeda sida maclinka xisaabta dugsiga sare ee Texas, oo si dhaqso ah uga soo kacay doorarka hogaannimada, oo ay ku jiraan waaxda guddiga, hogaanka bulshada waxbarashada xirfada, iyo tababaraha waxbarashada xisaabta. Kristina waxay ka heshay Bajala Farshaxanka Xisaabaha Jaamacada Oakland ee Rochester, Mich., iyo Mastar Maamulka Waxbarashada ee Jaamacada Lamar ee Beaumont, Texas.Regina waxay ka shaqeysay PPS oo 17 sanno, tan ugu dambeysay sida maamulaha barnaamijka oo Hormarinta Xirfada Simman, halkaas oo ay hogaamisay Sinnaanta iyo DARYEELKA hormarinta xirfada degmada oo dhan. Regina waxay sidoo kale u adeegtay sida caawiyaha maamulaha ee PPS DART School, iyo sida macalin gaar ah ee Markham, Gregory Heights, Cleveland, Woodlawn iyo Irvington. Ka hor ku biirida PPS, Regina waxay wax ka bartay Baltimore iyo Colorado oo u adeegtay sida tabarucaha hormarinta bulshada ee Peace Corps ee Benin, West Africa. Regina waxay ka heshay Bajala farshaxanka ah Jaamacada Pacific ee Stockton, Calif., iyo Mastaro oo Barida iyo Hormarinta Aadanaha ee Jaamacada George Washington.Fadlan iigula soo biir ku soo dhaweynta Kristina iyo Regina Ockley Green.

Guadalupe Guerrero, Kormeeraha Guud

Kristina Howard

Regina Sackrider