7
Jaantuuska Go'aan Gaarista lagu taliyay ee COVID-19 ee Dadka jooga Dugsiyada, Dhallinta, iyo Barnaamijyada Daryeelka Carruurta Dadka leh • HAL astaan oo 'kuwa aan badanaa jirin' ah Qiimee astaanta si aad u go'aamiso haddii u qo�u uu u caafimaa qabo inuu joogo iskuulka ama barnaamijka. Walaalaha iyo dhammaan dadka kale ee guriga ku nool UMA BAAHNA inay guriga tagaan ma joogaan guriga. Heer ladnaansho ku filan in dugsiga lagu aado, ama kuu joogo dugsiga ama barnaamijka. U dir qo�a buka guriga. Tixgaliyo qiimeyn caafimaad dhaqtar/bixiye daryeel caafimaad iyo/ama inuu qaato baadhitaanka COVID-19. Qo�a astaamaha qaba ayaa ku noqonaya dugsiga ama barnaami- jka 24 saacadood ka dib markuu astaamaha ka soo ladnaado. Walaalaha iyo dhammaan dadka kale ee guriga ku nool ayaa ku noqonaya dugsiga ama barnaamijka. Aan laga helin COVID-19 ama baaritaan kale uu maray Dadka walaalaha ah iyo dhammaan dadka kale ee aan si buuxda loo tallaalin ama uunsan jirin shaybaar ku xiaqiijiyay in xanuunka COVID-19 qabaan 90-kii maalmood ee la soo dhaafay iyo kuwa la nool waa inay guriga joogaan oo ka fogaadaan dhammaan waxqabadyada ugu yaraan 14 maalmood (karan�il). Maalinta 1 ee karan�ilku wuxuu bilaabmana- yaa maalinta ka dambeysa maalinta ugu dambeysay ee ay qof ka ag dhowaadeen (Maalinta 0) qo�aas oo qabay astaamaha COVID-19. Laga helay cudurka COVID-19. Kama raadsanayo qiimeyn dhakhtar/bixiye daryeel caafimaad ama ma helayo ka baadhitaan COVID-19. Dadka walaalaha ah iyo dhammaan dadka kale, oo aan si buuxda loo tallaalin ama aan shaybaar ku xaqiijinin inay xanuunka COVID-19 qabaan 90 maalmood ee la soo dhaafay, oo ku nool guriga waa inay joogaan guriga ama loo diraa guriga. Qiimeynta dhaqtarka / daryeele caafimaad bixiyaha iyo / ama laga baaro astaamahaCOVID-19. Qo�u waa inuu guriga joogo ama loo diraa gurigiisa. Dadka leh HAL astaan oo "kuwa badanaa jiro” ah AMA ugu yaraan LABA astaamoood oo " Kuwa aan badanaa jirin” ah AMA Astaan Kasta (kuwa badanaa jira ama kuwa aan badanaa jirin) inta lagu jiro maalinta 8-14 ee karan�ilka gaaban. Haddii qo�u laga helay xanuunka COVID-19 oo uu astaamaha leeyahay waa inay guriga joogaan kana fogaadaan dadka kale ee guriga kula nool (isolaton) ugu yaraan 10 maalmood laga bilaabo waq�ga astaamuhu bilaabeen iyo ilaa ay astaamaha ka soo fiicnaanayaan oo aysan lahayn Qandho 24 saacadood ah ayagoon is�cmaalin dawooyinka qandhada yareeya. Haddii aysan lahayn wax astaamo ah laakiin laga helay xanuunka, waa inay guryahooda joogaan 10 maalmood oo laga bilaabayo maalin�i la baaray. Ka ag dhowaanshaha waa qof KASTA oo kula nool isla guriga qo�ii laga helay COVID-19 AMA qof u jirsaday 6 fuudh qof qaba COVID-19 marka la isku wada geeyo 15 daqiiqo ama in ka badan inta lagu jiro maalinta oo dhan (24 saacadood). Dadka ka ag dhowaaday waa inay guriga joogaan ayna qabanin DHAMMAAN WAXQABADYADA inta lagu jiro muddada karan�inka. Ardayda iyo shaqaalaha si buuxda loo tallaalay ama shaybaar uu ku cadeeyay in qabaan xanuunka COVID-19 90 maalmood ee la soo dhaafay uma baahna karan�ilid laakiin waa inay la socdaan astaamaha. Karan�il 14 maalmood ah ayaa ah talooyinka ugu nabdoon ee loogu talagalay dadka uu ku dhacay COVID-19. MDH waxay sidoo kale talo soo jeedin siisaa barnaamijyada si loo �xgeliyo muddada karan�il ee gaaban ee 7 ilaa 10 maalmoodka ah. Iskuulada, Barnaamijyada Dhallinyarada, iyo Daryeelka Carruurta waa inay go'aamiyaan goorta ay habboon tahay in la is�cmaalo muddada karan�ilka ee gaaban oo lagu dhiirragalinayo inay raacaan: Intee in le'eg ayaad ka fogaanaysaa dadka kale (karan�il) www.health.state.mn.us/diseases/coronavirus, close.html#long Haddii uu qo�a ka ag dhowaaday lagu arko mid ka mid ah astaamaha caanka ah ama astaamaha yar oo/ama laga helay cudurka, raac jidka labaad ee loogu talagalay dadka leh astaan KASTA (astaamaha badanaa jiro ama astaamaha badanaa aan jirin) inta lagu jiro karan�ilka. Goobaha waxaa lagu dhiirigelinayaa inay raacaan jidka koowaad ama jidka labaad haddii cunug, arday, ama qof shaqaale ah, iyadoon loo eegin heerka tallaalka, ay yeeshaan astaamaha soo socda. Kuwa badanaa jira: Qandho ah 100.4 digriii Fahrenheit ama ka sarreysa; qufac cusub, ama qufac ka sii daraya; neefsashada oo noqota mid dhib lagu qabo/ku adkaata qo�a; iyo Wax dhadhamin ama urin ka tagid cusub. Kuwa aan badanaa jirin: cuna xanuun; lallabbo; matagid; shuban; qadhqadhyo; muruq xanuun; daal farabadan/dareemid daal fara badan; madax xanuun daran/aad u xun; iyo sanka oo cabdha/xidham ama siinku ka dareero. Dadka ka ag dhowaaday qof laga helay xanuunka COVID-19. JIDKA KOOBAAD JIDKA LABAAD DADKA XIRIIKA DHOW LEH (KA AG DHOWAADAY) La xidhiidh [email protected] si aad u weyddiisato qaab ka duwan. | La cusbooneysiiyay 5/27/2021 (Somali)

Jaantuska Go'aanka COVID-19 ee loogu talagalay ......Raac dariiqa ku habboon haddii u ilmo, arday, ama qof shaqaale ahi u leeyahay astaamaha soo socda ee la midka ah kuwa COVID-19:

  • Upload
    others

  • View
    4

  • Download
    0

Embed Size (px)

Citation preview

Page 1: Jaantuska Go'aanka COVID-19 ee loogu talagalay ......Raac dariiqa ku habboon haddii u ilmo, arday, ama qof shaqaale ahi u leeyahay astaamaha soo socda ee la midka ah kuwa COVID-19:

Jaantuuska Go'aan Gaarista lagu taliyay ee COVID-19 ee Dadka jooga Dugsiyada, Dhallinta, iyo Barnaamijyada Daryeelka Carruurta

Dadka leh• HAL astaan oo 'kuwa aan

badanaa jirin' ah

Qiimee astaanta si aad u go'aamiso haddii u qo�u uu u caafimaa qabo inuu joogo iskuulka ama barnaamijka.Walaalaha iyo dhammaan dadka kale ee guriga ku nool UMA BAAHNA inay guriga tagaan ma joogaan guriga.

Heer ladnaansho ku filan in dugsiga lagu aado, ama kuu joogo dugsiga ama barnaamijka.

U dir qo�a buka guriga. Tixgaliyo qiimeyn caafimaad dhaqtar/bixiye daryeel caafimaad iyo/ama inuu qaato baadhitaanka COVID-19.

Qo�a astaamaha qaba ayaa ku noqonaya dugsiga ama barnaami-jka 24 saacadood ka dib markuu astaamaha ka soo ladnaado.

Walaalaha iyo dhammaan dadka kale ee guriga ku nool ayaa ku noqonaya dugsiga ama barnaamijka.

Aan laga helin COVID-19 ama baaritaan kale uu maray

Dadka walaalaha ah iyo dhammaan dadka kale ee aan si buuxda loo tallaalin ama uunsan jirin shaybaar ku xiaqiijiyay in xanuunka COVID-19 qabaan 90-kii maalmood ee la soo dhaafay iyo kuwa la nool waa inay guriga joogaan oo ka fogaadaan dhammaan waxqabadyada ugu yaraan 14 maalmood (karan�il). Maalinta 1 ee karan�ilku wuxuu bilaabmana-yaa maalinta ka dambeysa maalinta ugu dambeysay ee ay qof ka ag dhowaadeen (Maalinta 0) qo�aas oo qabay astaamaha COVID-19.

Laga helay cudurka COVID-19.

Kama raadsanayo qiimeyn dhakhtar/bixiye daryeel caafimaad ama ma helayo ka baadhitaan COVID-19.

Dadka walaalaha ah iyo dhammaan dadka kale, oo aan si buuxda loo tallaalin ama aan shaybaar ku xaqiijinin inay xanuunka COVID-19 qabaan 90 maalmood ee la soo dhaafay, oo ku nool guriga waa inay joogaan guriga ama loo diraa guriga.

Qiimeynta dhaqtarka / daryeele caafimaad bixiyaha iyo / ama laga baaro astaamahaCOVID-19.

Qo�u waa inuu guriga joogo ama loo diraa gurigiisa.

Dadka leh• HAL astaan oo "kuwa badanaa

jiro” ah AMA ugu yaraan• LABA astaamoood oo " Kuwa

aan badanaa jirin” ah AMA• Astaan Kasta (kuwa badanaa

jira ama kuwa aan badanaa jirin) inta lagu jiro maalinta 8-14 ee karan�ilka gaaban.

Haddii qo�u laga helay xanuunka COVID-19 oo uu astaamaha leeyahay waa inay guriga joogaan kana fogaadaan dadka kale ee guriga kula nool (isolaton) ugu yaraan 10 maalmood laga bilaabo waq�ga astaamuhu bilaabeen iyo ilaa ay astaamaha ka soo fiicnaanayaan oo aysan lahayn Qandho 24 saacadood ah ayagoon is�cmaalin dawooyinka qandhada yareeya. Haddii aysan lahayn wax astaamo ah laakiin laga helay xanuunka, waa inay guryahooda joogaan 10 maalmood oo laga bilaabayo maalin�i la baaray.

Ka ag dhowaanshaha waa qof KASTA oo kula nool isla guriga qo�ii laga helay COVID-19 AMA qof u jirsaday 6 fuudh qof qaba COVID-19 marka la isku wada geeyo 15 daqiiqo ama in ka badan inta lagu jiro maalinta oo dhan (24 saacadood).

Dadka ka ag dhowaaday waa inay guriga joogaan ayna qabanin DHAMMAAN WAXQABADYADA inta lagu jiro muddada karan�inka. Ardayda iyo shaqaalaha si buuxda loo tallaalay ama shaybaar uu ku cadeeyay in qabaan xanuunka COVID-19 90 maalmood ee la soo dhaafay uma baahna karan�ilid laakiin waa inay la socdaan astaamaha.

Karan�il 14 maalmood ah ayaa ah talooyinka ugu nabdoon ee loogu talagalay dadka uu ku dhacay COVID-19. MDH waxay sidoo kale talo soo jeedin siisaa barnaamijyada si loo �xgeliyo muddada karan�il ee gaaban ee 7 ilaa 10 maalmoodka ah. Iskuulada, Barnaamijyada Dhallinyarada, iyo Daryeelka Carruurta waa inay go'aamiyaan goorta ay habboon tahay in la is�cmaalo muddada karan�ilka ee gaaban oo lagu dhiirragalinayo inay raacaan: Intee in le'eg ayaad ka fogaanaysaa dadka kale (karan�il)www.health.state.mn.us/diseases/coronavirus, close.html#long

Haddii uu qo�a ka ag dhowaaday lagu arko mid ka mid ah astaamaha caanka ah ama astaamaha yar oo/ama laga helay cudurka, raac jidka labaad ee loogu talagalay dadka leh astaan KASTA (astaamaha badanaa jiro ama astaamaha badanaa aan jirin) inta lagu jiro karan�ilka.

Goobaha waxaa lagu dhiirigelinayaa inay raacaan jidka koowaad ama jidka labaad haddii cunug, arday, ama qof shaqaale ah, iyadoon loo eegin heerka tallaalka, ay yeeshaan astaamaha soo socda.• Kuwa badanaa jira: Qandho ah 100.4 digriii Fahrenheit ama ka sarreysa; qufac cusub, ama qufac ka sii daraya; neefsashada oo noqota mid dhib lagu qabo/ku adkaata qo�a; iyo Wax dhadhamin ama

urin ka tagid cusub.• Kuwa aan badanaa jirin: cuna xanuun; lallabbo; matagid; shuban; qadhqadhyo; muruq xanuun; daal farabadan/dareemid daal fara badan; madax xanuun daran/aad u xun; iyo sanka oo cabdha/xidham

ama siinku ka dareero.

Dadka ka ag dhowaaday qof laga helay xanuunka COVID-19.

JIDKA

KO

OBA

ADJID

KA L

ABAA

DDA

DKA

XIRI

IKA

DHO

W L

EH (K

A AG

DHO

WAA

DAY)

La xidhiidh [email protected] si aad u weyddiisato qaab ka duwan. | La cusbooneysiiyay 5/27/2021 (Somali)

Page 2: Jaantuska Go'aanka COVID-19 ee loogu talagalay ......Raac dariiqa ku habboon haddii u ilmo, arday, ama qof shaqaale ahi u leeyahay astaamaha soo socda ee la midka ah kuwa COVID-19:

M I N N E S O T A D E P A R T M E N T O F H E A L T H

1 ee 6

Warinta loogu talogalay jaantuuska go’aan gaarista COVID-19 ee Dadka jooga dugsiyada, Barnaamijyada Dhallinta, iyo

Barnaamijyada Daryeelka Carruurta 5 / 2 7 / 2 0 2 1

La cusbooneysiiyay si loo muujiyo hagida CDC ee ku saabsan karantiilinta dadka sida buuxda loo tallaalay.

Hordhac Dugsiyada, barnaamijyada dhalinyarada, iyo barnaamijyada daryeelka caruurta waxaa lagu dhiirigelinayaa inay raacaan Jaantuuska Go'aan gaarista ee COVID-19 ee dhammaan carruurta, ardayda, iyo xubnaha shaqaalaha, iyadoon loo eegin heerka tallaalka, ee leh astaamo u eg astaamaha COVID-19. Goobahan waa inay raacaan Jidka Koowaad ama Jidka Labaad haddii cunug, arday, ama shaqaale, iyadoon loo eegin heerka tallaalka, ay la kulmayaan astaamaha soo socda ee u eg astaamaha COVID-19.

Astaamaha COVID-19 waxay u kala baxaan laba kooxood:

Astaamaha badanaa jira ayaa ah mid ama in ka badan oo kuwan ah: Qandho ah 100.4 digriii Fahrenheitama ka sareysa; qufac cusub, ama qufac ka sii daraya; neefsashada oo noqota mid dhib lagu qabo/kuadkaata qofka; iyo dhadhanka ama urta oo cusub.

Astaamaha aan badanaa jirin ayaa laba ama in ka badan oo kuwan ka mid ah: cuna xanuun; lallabbo;matagid; shuban; qadhqadhyo; muruq xanuun; daal farabadan/dareemid daal fara badan; madaxxanuun iyo sanka oo cabdha/xidham ama siin dareero.

Talooyinka loogu talagalay dadka qaba calaamadaha COVID-19

Xasuusin: Haddii qofka shaybaarka laga xaqiijiyey inuu qabo COVID-19 90-kii maalmood ee la soo dhaafay oo uu la kulmayo astaamo u dhigma kuwa COVID-19, dib-u-tijaabin lagulama talinayo. Qofku waa inuu ku ekaadaa guriga ilaa astaamuhu ka soo hagaagayaan oo uu qandho la'aan noqonayo 24 saacadood. Caruurta walaalaha ah iyo xubnaha kale ee qoyska way ay sii joogi karaan ka qeybgalka.

Page 3: Jaantuska Go'aanka COVID-19 ee loogu talagalay ......Raac dariiqa ku habboon haddii u ilmo, arday, ama qof shaqaale ahi u leeyahay astaamaha soo socda ee la midka ah kuwa COVID-19:

WARI NTA L OOG U T AL A G AL AY J A ANT UU SK A GO’ AA N G AA RI STA COVID -19 EE L A G UL A T AL IY AY D A DK A JOOG A D U GS IY A DA, B ARN AA MIJY A DA DH AL I NTA, IY O BAR N AA MIJY AD A D ARYE EL KA C AR UURT A

2 ee 6

Kadib aqoonsashada astaamaha COVID-19, iskuulada iyo barnaamijyada waxaa lagu dhiirigelinayaa inay doortaan midkood labada wadiiqo ee suurtogalka ah.

Jidka koowaad ee lagu taliyay Adeegso jidka koowaad marka qofku leeyahay hal astaan oo keliya oo ka mid ah liiska astaamaha aan

badnayn.

Marka xigta, qiyaas astaanta si aad u go'aamiso haddii u qofku yahay heer ka ladnaan xaalad oo ku filan inuu dugsiga ama barnaamijka ugu sii jiri karo. Walaalaha iyo dhammaan dadka kale ee guriga ku nool UMA baahna inay guriga aadaan ma joogaan guriga.

Hadduu qofku caafimaad ku filan qabo, qofku wuxuu dhigan karaa ama ku sii jiri karaa dugsiga ama barnaamijka.

Haddii aynan qabin caafimaad ku filnan, waa in qofku guriga joogo ama loo diraa gurigiisa.

Haddii qofku guriga aado oo uusan yeelanin astaamo dheeraad ah, iskuulada iyo barnaamijyada waxaa lagu dhiirigelinayaa inay u oggolaadaan qofka inuu ku soo laabto 24 saacadood ka dib markii ay astaamuhu soo hagaagaan. Haddii qofku gurigiisa aado, waa inuu tixgeliyaa qiimeyn dhaqtar ama bixiyaha daryeel caafimaad iyo qaadashada baaritaanka COVID-19.

Haddii u qofku helo qiimayn caafimaad iyo/ama ka baadhitaan COVID-19, waa inuu raaco dariiqa labaad ee hoosta lagu faahfaahiyay.

Jidka labaad ee lagu taliyay 1. Adeegso jidka labaad marka uu qofku leeyahay hal astaamaha badanaa jiro ama ugu yaraan laba

astaamaha aan badanaa jirin , marka qofka uu leeyahay wax astaamo ah inta uu ku jiro karantiilka, ama marka qofk bilaabay jidka koowaad ee uu go'aansado inuu ka helo qiimeyn dhaqtar ama bixiyaha daryeel caafimaad oo kale iyo/ama qaato baaritaanka COVID-19.

2. Qofku waa inuu guriga joogo ama loo diraa guriga, iyadoo walaalahood iyo kuwa kale ee aan si buuxda loo talaalin ama aanan helin shaybaar ku xaqiijiyay inay qabaan iyo in kale cudurka COVID-19 90 maalmood ee la soo dhaafay, oo lana nool ayaga waa inay guriga joogaan ama loo diraa guriga.

3. Haddii qofku uusan ka helin qiimeyn dhaqtar ama daryeele caafimaad oo kale ama uusan helin baaritaanka COVID-19, waa inuu guriga joogaa oo dadka kale ka fogaadaa (go'doomin), oo ay ku jiraan kuwa guriga kula nool haddii ay suurtagal tahay, ugu yaraan 10 Maalmood laga bilaabo wakhtiga astaamahoodu bilaabeen iyo ilaa astaamahoodu ka fiicnaadaan oo aysan lahayn qandho ilaa 24 saacadood iyaga oo aan isticmaalin dawooyinka qandhada yareeya.

a. Dadka walaalaha ah iyo dhammaan dadka kale ee aan si buuxda loo tallaalin ama aan lahayn shaybaar ku xaqiijiyay inay qabaan iyo in kale cudurka COVID-19 90-kii maalmood ee la soo dhaafay, oo kuwa la nool ayaga waa inay guriga joogaan oo ka fogaadaan dhammaan howlaha ay qabtaan ugu yaraan 14 maalmood (karantiil). Maalinta 1aad ee karantiilka wuxuu bilaabanayaa maalinta ka dambeysa (Maalinta 0) maalinta ugu horaysa ee uu qof qabo astaamaha COVID-19 ay xiriir la yeeshaan

4. Haddii qofka u dhakhtarkooda ama daryeel caafimaad bixiyahooda kale ay u sheegaan inay astaamahoodu ka soo jeedaan wax kale (xaalad kale oo caafimaad oo laga helay), oo aanay ka iman COVID-19, markaa dib ayay ugu noqon karaan dugsiga ama barnaamijka 24 saacadood ka dib markay astaamuha ka ladnaadan ama siduu u tilmaamay dhaqtarkooda ama daryeel caafimaad bixiyahooda kale.

a. Haddii baadhis kale oo badalaad ah la helo, walaalaha iyo dadka kale ee ay la nool yihiin uma baahna inay guriga joogaan ama ka fogaadaan waxqabadyada kale waxayna ku noqon karaan iskuulka ama barnaamijyada kale ee ay kashaqaynayeen.

Page 4: Jaantuska Go'aanka COVID-19 ee loogu talagalay ......Raac dariiqa ku habboon haddii u ilmo, arday, ama qof shaqaale ahi u leeyahay astaamaha soo socda ee la midka ah kuwa COVID-19:

WARI NTA L OOG U T AL A G AL AY J A ANT UU SK A GO’ AA N G AA RI STA COVID -19 EE L A G UL A T AL IY AY D A DK A JOOG A D U GS IY A DA, B ARN AA MIJY A DA DH AL I NTA, IY O BAR N AA MIJY AD A D ARYE EL KA C AR UURT A

3 ee 6

5. Haddii qofka laga waayo COVID-19, qofkaasi dib ayuu ugu noqon karaa dugsiga ama barnaamijka 24 saacadood ka dib markay ka roonaadaan astaamaha. Dadka walaalaha ah iyo dadka kale ee ay la nool yihiin uma baahna inay guriga joogaan ama ka fogaadaan howlaha kale waxayna ku laaban karaan iskuulka ama barnaamijyada ay ka shaqaynayeen.

6. Haddii qofku laga helo COVID-19 oo uu calaamado leeyahay, waa inay guriga joogaan oo ay ka fogaadaan dadka kale ee guriga kula nool (go'doomin) ugu yaraan 10 maalmood laga soo bilaabo markii astaamuhu ku bilaabmeen iyo ilaa ay astaamuha ka fiicnaadeen oo aysana lahayn wax Qandho ah ilaa iyo 24 saacadood ayagoon isticmaalin dawooyinka qandhada yareeya. Haddii aysan lahayn wax astaamo ah laakiin ay qabaan cudurka, waa inay guryahooda joogaan 10 maalmood marka laga tiriyo maalintii la baaray.

a. Dadka walaalaha ah iyo dhammaan dadka kale ee aan si buuxda loo tallaalin ama aysan jirin shaybaar ku cadeeyay inay qabaan cudurka COVID-19 90 maalmood ee la soo dhaafay, iyo kuwa la nool waa inay guriga joogaan oo ay ka fogaadaan dhammaan howlaha inta lagu jiro muddada karantiilka, oo ka bilaabmaysa maalintii ugu dambeysay ee ay xiriir la yeesheen qof qaba calaamadaha COVID-19.

Latalinta ku saabsan jidka ka ag dhowaanshaha 1. Dadka ka ag dhowaaday qof qaba cudurka COVID-19 waa inay raacaan jidkan. Ka ag dgowaansho waa

QOF KASTA oo kula nool isla guriga qofkii laga helay COVID-19 AMA qof u jirsady 6 tilaabo qof kale oo qaba COVID-19 wadar ahaan 15 daqiiqo ama ka badan maalintii oo dhan (24 saacadood).

2. Haddii qofku ka ag dhowaaday dad kale, waa inuu qofku guriga ka joogaa DHAMMAAN HAWLAHA illaa 14 maalmood (karantiil). Maalinta 1aad ee karantiilku wuxuu bilaabmanayaa maalinta ka dambeysa maalinta koobaad ee uu qofka xiriir la sameeyo qof kale(Day 0) oo laga helay xanuunka COVID-19.

a. Carruurta iyo shaqaalaha ee si buuxda loo tallaalay uma baahna inay karantiil galaan waana inay raacaan tilmaamaha Ku saabsan Tallaalka COVID-19: Dadka si buuxda loo tallaalay (www.health.state.mn.us/diseases/coronavirus/vaccine/basics.html#recs).

b. Caruurta iyo shaqaalaha shaybaarka uu xaqiijiyey inay qabaan xanuunka COVID-19 uma baahna inay karantiil waana inay raacaan Xiriirka dhow iyo Raad-raacidda: COVID-19 (www.health.state.mn.us/diseases/coronavirus/close.html#not).

3. Karantiil 14 maalmood ah ayaa ah talooyinka ugu nabdoon ee dadka uu haleelay xanuunka COVID-19. MDH waxay sidoo kale siisaa xaalado soojeedin ah iskuulada inay tixgeliyaan muddada karantiinka oo gaaban oo ah 7 ama 10 maalmood. Iskuulada, barnaamijyada dhalinyarada, iyo daryeelka carruurta waa inay go'aamiyaan goorta ay habboon tahay in la isticmaalo muddada karantiil gaaban oo lagu dhiirragalinayo inay raacaan:

Xiriirada dhow iyo Raad-raacidda: COVID-19 (www.health.state.mn.us/diseases/coronavirus/close.html)

Tilmaamaha karantiilka ee COVID-19 (www.health.state.mn.us/diseases/coronavirus/quarguide.pdf)

Yaanan u baahnayn karantiil (www.health.state.mn.us/diseases/coronavirus/close.html#not)

Walaalaha iyo dhammaan dadka kale ee la nool qofka xidhiidhka dhow ah loogama baahna inay guriga joogaan ama ka joogaan waxqabadyada.

Page 5: Jaantuska Go'aanka COVID-19 ee loogu talagalay ......Raac dariiqa ku habboon haddii u ilmo, arday, ama qof shaqaale ahi u leeyahay astaamaha soo socda ee la midka ah kuwa COVID-19:

WARI NTA L OOG U T AL A G AL AY J A ANT UU SK A GO’ AA N G AA RI STA COVID -19 EE L A G UL A T AL IY AY D A DK A JOOG A D U GS IY A DA, B ARN AA MIJY A DA DH AL I NTA, IY O BAR N AA MIJY AD A D ARYE EL KA C AR UURT A

4 ee 6

4. Haddii qofkii sameeyay xiriir dhow uu yeesho mid ka mid ah astaamaha yar ama kuwa waaweyn amaba laga helo xanuunka baaritaan kadib, iskuulada iyo barnaamijyada waxaa lagu dhiirigelinayaa inay raacaan dariiqa labaad ee loogu talagalay dadka qaba Astaamo KASTA (kuwa yar ama kuwa waaweyn) inta lagu jiro karantiilka.

Faahfaahin dheeraad ah iyo talooyin ku saabsan jaantuska go'aan gaarista Astaamaha Astaamaha hoosta ku taxan ayaa inta ugu badan laga aqoonsadaa dadka laga helo COVID-19.

Astaamaha badanaa jirio astaamo ayaa badanaa lagu arkaa dadka la xaqiijiyay inay qabaan xanuunka COVID-19. Waxa laga yaabaa inay noqdaan astaamaha kaliya ee u qofku yeesho.

Astaamaha badanaa aan jirin astaamo ayaa lagu arkaa lalana xiriiriyaa dadka lagu xaqiijiyay inay qabaan xanuunka COVID-19 laakiin aan ku koobnayn COVID-19. Astaamaha badanaa aan jirin ayaa dhici karta inay soo baxaan kaligood ama la socdaan astaamaha kale ee aan badanaa jirin.

Qandho dhan heer kulaylka 100.4 Fahrenheit ama ka sareysa (oo afka lagu qaato) ayaa tilmaamaysa in uu qofka joog karo guriga ama loo diri karo guriga sababa la xiriira COVID-19. Iskuulada iyo barnaamijyada kale sidoo kale waxay tixgelin karaan inay guriga u diraan qofka leh qandho leh heer kulayl ka yar 100.4 heer kulayl Fahrenheit. Xummadaha yar, iskuulada iyo barnaamijyada xanaanada cunuggu waa inay raacaan sharciyadooda ama nidaamkooda ama tixraacaan Cudurrada faafa ee ku jira Nidaamka Daryeelka Ilmaha iyo Iskuulada (www.hennepin.us/daycaremanual) .

Astaanta “cusub” ayaa ah astaan aan ahayn wax qofku u si joogto ah u leeyahay ama la xidhiidha xaalad horay u sii jirtay. Xaaladaha horay u sii jiraaha ah ayaa ah jirro ama cillad jidhka ah oo qof laga daweeyay, ama laga siiyay talo caafimaad, ama qofku u qaatay dawo 12 bilood gudahood kahor intuuna cudurka billaabmin.

Jaantuuska waxaa loogu talagalay in lagu qiimeeyo astaamaha (dhacdo kasta) ee loogu talagalay carruurta oo dhan, oo ay ku jiraan kuwa loo yaqaan inay leeyihiin xaalad xanuun oo daba dheeraatay. Iyada oo ku xidhan astaanta ama astaamaha gaarka ah, kaaliyaha caafimaadka dugsiga ama bixiyaha xannaanada ilmaha, oo ay weheliso talooyinka laga helo waalidka ama mas'uulka ilmaha, waa inay go'aamisaa haddii aya xaaladdu cusub tahay ama ka sii darayso oo la tixgaliyo qiimayn caafimaad.

Maadaama astaamaha COVID-19 iyo astaamaha xaalado badan oo joogto ahi ay isku egyihiin, dadka ku lugta leh daryeelka carruurtu waa inay tixgeliyaan suurtagalnimada inay astaamuhu noqon karaan caabuqa COVID-19 halkii loo malayn lahaa inay yihiin xaaladdii joogtada ahayd. Tixgeli heerka gudbinta fayraska ee bulshada, oo leh xaddiga ugu hooseeya ee lagula talinayo baaritaanka haddii heerarka bulshada ay kor u kacayaan ama sareyaan. Iskuulada iyo barnaamijyadu waa inay dib u eegaan oo ay go'aan ka gaaraan xaalad ilaa xaalad, kuna salayaan Dhacdo ilaa dhacdo

Guud ahaan, 'astaamaha soo hagaagay' waxaa loola jeedaa in qofku uusan xanuun dhan dareemin, wuu joogteyn karaan oo waxay qaban karaan howl maalmeelkooda sidii ay sameyn jireen markoodii hore, calaamadaha kale ee haray, sida qufaca ama san dareeraha, waa kuwo aad u fudud , goos goos ah, ama aan badnayn oo aanan dhib u keenaynin noolal maalmeedkeena.

Page 6: Jaantuska Go'aanka COVID-19 ee loogu talagalay ......Raac dariiqa ku habboon haddii u ilmo, arday, ama qof shaqaale ahi u leeyahay astaamaha soo socda ee la midka ah kuwa COVID-19:

WARI NTA L OOG U T AL A G AL AY J A ANT UU SK A GO’ AA N G AA RI STA COVID -19 EE L A G UL A T AL IY AY D A DK A JOOG A D U GS IY A DA, B ARN AA MIJY A DA DH AL I NTA, IY O BAR N AA MIJY AD A D ARYE EL KA C AR UURT A

5 ee 6

Talooyinka markaad tixgelinayso qiimeynta Bixiyaha daryeelka caafimaadka Qiimeynta ay bixiyeen daryeelayaasha cafimaadka ayaa ah talaabo wanaagsan si loo caawiyo xaqiijinta

ogaanshaha cudurka COVID-19, sameynta baaritaan kale, si loo ogaado baahida loo qabo baaritaanka COVID-19. Qiimaynta caafimaadka iyo/ama ka baadhitaanka COVID-19 ayaa dhici karta in loo tixgaliyo MIDKOODNA ha ahaate astaamaha la isku hoos taxay, iyada oo ku xidhan uga shakiga cudurka ee bixiyaha daryeelka caafimaadka iyo helitaanka ka baadhitaanka cudurka. Marka ay jiraan heerar sare oo isku gudbinta bulshada ah ama kiisas badan oo aan isla xidhiidhin oo ka jira dugsiga ama xarunta xannaanada carruurta, ka baadhitaan aya si adag loo dhiirrigelinayaa. Qiimeynta caafimaadka aya ka mid noqon karaan qof ahaan in meesha la tago, kalkaali caafimaad telefoon ama caafimaadka aaladaha, waaxda xaaladaha degdegga ah, kilinig, iyo ama daryeela dhakhsaha leh (urgent care).

Markuu bixiye daryeel caafimaad ogaado inay astaamuhu yihiin ka soo jeedaan wax aan ahayn COVID-19 (xaalad ka helitaan ka duwan), macnaheedu waa ka helitaan xaalad la hubo ayaa la helay markii qiimeyn caafimaad u ku sameeyay bixiye dayeel caafimaad iyo/ama ka tijaabin xaaladda la ogaado (tus., xuna-xanuun (strep), ifilo, unugyo fayras neef-mareen (respiratory syncytial virus)(RSV)). Degmooyinka iskuulka, iskuulada, barnaamijyada daryeelka caruurta, iyo barnaamijyada dhalinyarada waxaa lagu dhiirigelinayaa inay raacaan sharciyadooda iyo nidaamyadooda jira marka ay dooranayaan inay weydiistaan dukumiinti qoraal ah (tusaale, soo-koobista booqashada kadib, fiiro gaar ah) ee cunug, arday, ama xubin ka tirsan shaqaalaha inay ku noqdaan Iskuul ama barnaamij.

Xiriiro dhow leh (Ka ag dhowaansho) Xidhiidhka dhowi waa qof KASTA oo kula nool isla guriga qofkii laga helay COVID-19 AMA qof u jirsaday

6 fuudh qof qaba COVID-19 marka la isku wada geeyo 15 daqiiqo ama in ka badan inta lagu jiro maalinta oo dhan (24 saacadood). Hase yeeshe, xitaa waqtiyo ka gaaban ama masaafo ka sii dheer ayaa sababi kara faafitaanka fayraska.

Talooyinka baaritaanka COVID-19 Haddii qof uu yahay astaamo la'aan (uusan lahayn astaamaha xanuunka COVID-19) oona laga baaray xanuunka COVID-19, carruur kasta ama xubnaha shaqaalaha ee la nool ee aan sidoo kale aan la baarin uma baahna inuu guriga joogo ama laga saaro iskuulka ama daryeelka ilmaha. Haddii qof uu leeyahay astaamo (uu leeyahay astaamaha xanuunka COVID-19) oona la baaray, dhammaan carruurta ama xubnaha shaqaalaha ee aan si buuxda loo tallaalin ama uunsan shaybaar ku xaqiijinin xanuunka COVID-19 90 maalmood ee la soo dhaafay oo uuna qofkaa la noolaa waxaa lagula talinayaa inay guriga joogaan oo aysan tagin iskuulka,goobta xanaanada caruurta, ama barnaamijyada dhalinyarada illaa inta natiijada baaritaanka laga ogaanayo.

Haddii qofka astaamaha lehi aan laga helin cudurkaa, wey ku soo noqon karaa 24 saacadood ka dib marka astaantu/muhu laga roonaado. Dhammaan carruurta ama xubnaha shaqaalaha ee la nool iyaga ayaa ku noqon kara dugsiga ama xannaanada ilmaha marka laga baadho ee lag waayo.

Haddii qofka lahaa calaamadaha uu helo natiijo ah in xanuunka laga helay, waa inay guriga joogaan oo ay ka fogaadaan dadka kale (go'doomin) inta ugu badan ee suurtagal ah illaa ay saddexdaas arrimood run noqdaan:

Inay cudurka ka ladnaadeen dareemaan (astaamha oo laga roonaado), iyo;

Inay ahayd 10 maalmood tan iyo markii ugu horreysay ee ay bukoodeen (ama tan iyo markii la baadhay haddii ayna lahayn astaamo), iyo;

Inayna yeelan qandho ugu yaraan 24 saacadood, iyagoon isticmaalin dawo qandhada jabisa.

Qof kasta oo la nool qofka laga helay xanuunka COVID-19 waa inuu guriga joogaa 14 maalmood (karantiil), laga bilaabo maalinta ugu dambeysay ee ay xiriirka dhow la layeesheen qofk qaba COVID-19.

Page 7: Jaantuska Go'aanka COVID-19 ee loogu talagalay ......Raac dariiqa ku habboon haddii u ilmo, arday, ama qof shaqaale ahi u leeyahay astaamaha soo socda ee la midka ah kuwa COVID-19:

WARI NTA L OOG U T AL A G AL AY J A ANT UU SK A GO’ AA N G AA RI STA COVID -19 EE L A G UL A T AL IY AY D A DK A JOOG A D U GS IY A DA, B ARN AA MIJY A DA DH AL I NTA, IY O BAR N AA MIJY AD A D ARYE EL KA C AR UURT A

6 ee 6

Noocyada baaritaanka COVID-19 iyo talooyinka nooc kasta Haddii canug ama xubin ka mid ah shaqaalaha uu leeyahay astaamaha COVID-19 oo uu helo wax ka badan hal nooc oo baaritaan ah (Antigen ama Molecular) si loo ogaado COVID-19, waa inaysan xaadirin iskuulka ama xarunta xanaanada caruurta illaa iyo inta laga ogaanayo dhammaan natiijooyinka, xitaa haddii Baaritaanka kowaad uu soo laabto si taban oo qofkana uu dareemayo fiicnaan. MDH kuma talineyso in dadka markale la baaro ka dib markay helaan natiijo ah in xanuunka laga helay.

Baaritaanka molekuulyada (sida baaritaanka PCR)

Falcelinta taxana ah ee Polymerase (chain reaction) (PCR) ayaa ah tijaabo soo hesha walxaha hiddewadaha fayraska SARS-CoV-2 ee sababa COVID-19. Suuf ayaa waxaa loo isticmaalaa in dadka looga qaado dheecaanka qof sankiisa ama cunahiisa, ama qof ayaa ku candhuuf tufayo si candhuufta loo qaaado. Ka baadhist ayaa sheegaysa haddii caabuqu hayo qof haatan la joogo. Natiijooyinka ayaa qaadan kara dhowr maalmood. Ka baadhitaan ayaa loo isticmaalaa in lagu helo caabuqa COVID-19 oo waxaana loo arkaa inuu yahay mid sax ah. Baaritaanka noocan ah waxaa lagula talinayaa markii la isticmaalayo karantiilka lasoo gaabiyay ee 7 maalmood ah.

Lid-Jidh gale (Antigen)

Tijaabooyinka lid-jidh galahaayaa ka baadha borotiinada qaarkood ee ku dhex jira fayraska. Waxaa badanaa loogu yeeraa baaritaanno deg deg ah, in kastoo baaritaannada PCR qaarkood ay sidoo kale yihiin baaritaanno deg deg ah. Qori-bul leh ayaa loo isticmaalaa in la soo mariyo sambal dheecaan sanka ama cunaha. Natiijada waxa lagu heli karaa 15 daqiiqo. Ka baadhitaankan ayaa loo isticmaalaa in lagu ogaado inuu hadda qof leeyahay iyo in kale caabuqa COVID-19. Baaritaanka laguguma talinin marka la isticmaalayo kartiilka la soo gaabiyay ee 7-maalmoodka ah.

XASUUSIN: Ka baadhitaannada unugyada difaaca jidhka ayaa eega samballada dhiigga borotiinnada jidhkaagu sameeyo markuu la dagaallamayo COVID-19. Baadhitaanadan ayaa kuu sheegaya haddii uu kugu dhacay COVID-19 mar hore; kuuma sheegayaan haddii aad hadda qabto caabuqa. Looma isticmaalo in lagu baaro COVID-19 lagumana talinayo in loo isticmaalo mudada karantiilka la soo gaabiyay ama loo isticmaalo dib ugu noqoshada iskuulka, daryeelka carruurta, ama barnaamijka dhalinyarada. Jiritaanka unugyada difaaca jirka ayaan muujinayn in qofku ka difaacsan yahay ku dhicitaanka caabuqa COVID-19 mustaqablaka.

Ilaha

Si aad wax badan uga ogaato xulashooyinka baaritaanada, booqo COVID-19 Baaritaanka (www.health.state.mn.us/diseases/coronavirus/testsites/index.html).

Si aad wax badan uga ogaato goobaha baaritaanka, booqo Raadi Goobaha Imtixaanka(https://mn.gov/covid19/get-tested/testing-locations/index.jsp).

Minnesota Department of Health | health.mn.gov | 651-201-5000 625 Robert Street North PO Box 64975, St. Paul, MN 55164-0975

La xiriir [email protected] si aad u weydiisato qaab kale. (Somali)