2
Waxaa soo qaadey ROAF MASHRUUCA URURINTA Bacda dukaamaysiga ee caadiga ah MASHRUUCA URURINTA Weel loogu talogalay qashinka guud Iyo cuntada Weel loogu talogalay baakadaha / waraaqaha / safiitada MASHRUUCA URURINTA Xasuusnow In aad labo jeer guntinto! Qashinta cuntada Baakad / waraaq / safiito . . . . . . . . . . . . . . . . . . . . . . . . . . . . . . . . . . . . . . . . . . . . . . . . . . . . . Diir / hoolka / miro-dhexaadka iniinaha leh /miro hore / khudaar alaabo la dubey bacaha caleenta / haraaga kafeega / gufurka bunka Kalluun / kalluunka qolofelyda Haraaga hilibka / lafo Qolfoofka ukunta Qaddar yar oo ah waraaqaha jikada iyo waraaqaha istiraashada ah Qolfoofka looska Weelasha caaga ah ee hilibka / digaagga /kalluunka /miraha/ khudaarta iyo cuntada qabow ee la jarjaro Dhallooyinka caaga ah ee kiimikada wax lagu dhaqdo/ shaambada / waxyaabaha lagu dhayo ansalaatada Ubuxyada / dhirta dheriga ku abbuuran Shumacyada Haashka sigaarka iyo tubaakada la calaliyo Galka kafeegga/bunka Xafaayado . . . . . . . . . . . . .. . . . . . . . . . . . . . . . . . . . . . . . . . . . . . . . . . . . . . Dambas la qaboojiyey / dhuxusha wax lagu solo/dubo Wargeysyada Xayaysiinada UKEBLAD UKEBLAD Majallado / joornaalo xilliyeedyada/ Buugaagta yaryar / buugaag Kartoonada cabbitaanka-/ caanaha Waraaqda jikada oo eber ah/ duubabka waraaqaha musqusha Boqshado Kartoonada biisada/bizza / caano-fadho / badarka Qashinka haraaga ah oo ay ka mid yihiin caaga/balaastiiga Hagaha kala-bixinta ee ROAF Tlf: 07623 [email protected] www.roaf.no NAGALLA SOCO: Haddii aad qabtid su’aal ku saabsan wax aan halkan lagu sheegiin, karaadi sortere.no SOMALI

ee ROAF · Qashinka halista ah Qashinka culus / dib loo isticmaalo MILJØBIL Dhulka qooshka Roaf Baakadaha alumiiniyamta/ xaanshida khafiiska ee macdinta ah ... Cajaladaha VHS Qashinka

  • Upload
    others

  • View
    4

  • Download
    0

Embed Size (px)

Citation preview

Page 1: ee ROAF · Qashinka halista ah Qashinka culus / dib loo isticmaalo MILJØBIL Dhulka qooshka Roaf Baakadaha alumiiniyamta/ xaanshida khafiiska ee macdinta ah ... Cajaladaha VHS Qashinka

Waxaa soo qaadey ROAF

MASHRUUCA URURINTA

Bacda dukaamaysiga ee caadiga ah

MASHRUUCA URURINTA

Weel loogu talogalay qashinka guud

Iyo cuntada

Weel loogu talogalay baakadaha / waraaqaha /

safiitada

MASHRUUCA URURINTA

Xasuusnow In aad

labo jeer guntinto!

Qashinta cuntada Baakad / waraaq / safiito

..

..

..

.

.. .

..

.. .

..

...

. ... .

.. . . . ...

. .

..

..

..

..

.. .

... .

...

Diir / hoolka / miro-dhexaadka iniinaha leh /miro hore /

khudaar

alaabo la dubey

bacaha caleenta / haraaga kafeega /

gufurka bunka

Kalluun / kalluunka qolofelyda

Haraaga hilibka / lafo

Qolfoofka ukunta

Qaddar yar oo ah waraaqaha jikada iyo waraaqaha istiraashada ah

Qolfoofka looska

Weelasha caaga ah ee hilibka /digaagga /kalluunka /miraha/

khudaarta iyo cuntada qabow ee la jarjaro

Dhallooyinka caaga ah ee kiimikada wax lagu dhaqdo/ shaambada /

waxyaabaha lagu dhayo ansalaatada

Ubuxyada / dhirta dheriga ku abbuuran

Shumacyada

Haashka sigaarka iyo tubaakada la calaliyo

Galka kafeegga/bunka

Xafaayado

... .

.... .. ..

... .

.

..

. .

...

....

...

....

.....

...... .. ..... .

Dambas la qaboojiyey / dhuxusha wax lagu solo/dubo

Wargeysyada

Xayaysiinada

UKEBLADUKEBLAD

Majallado / joornaalo xilliyeedyada/Buugaagta yaryar / buugaag

Kartoonada cabbitaanka-/ caanaha

Waraaqda jikada oo eber ah/

duubabka waraaqaha musqusha

Boqshado

Kartoonada biisada/bizza /

caano-fadho / badarka

Qashinka haraaga ah oo ay ka mid yihiin caaga/balaastiiga

Hagaha kala-bixinta

ee ROA

F

Tlf: 07623 [email protected]

NAGALLA SOCO:

Haddii aad qabtid su’aal ku saabsan wax

aan halkan lagu sheegiin, karaadi sortere.no

SO

MA

LI

Page 2: ee ROAF · Qashinka halista ah Qashinka culus / dib loo isticmaalo MILJØBIL Dhulka qooshka Roaf Baakadaha alumiiniyamta/ xaanshida khafiiska ee macdinta ah ... Cajaladaha VHS Qashinka

Waxaa keenay adiga tas-hiilaadka dib-u warshadeynta / goobta dib-u warshadeynta

Grovavfallombruk

R

MASHRUUCA GEYNTA MASHRUUCA GEYNTA MASHRUUCA GEYNTA MASHRUUCA GEYNTA

Goobta dib-u warshadeynta ee weelasha birta ah iyo muraayadaha

Goobta dib-u warshadeynta iyo qabashada dharka

Qabashada qashinka beertaGoobta dib-u warashadeynta ama

u celi ka ganacsadaha

MASHRUUCA GEYNTA MASHRUUCA GEYNTA

Ururinta sanadka ee qashinka halista ah ama

goobta dib-u warshadeynta

Goobta dib-u warashadeynta

Weelasha birta/dhalada ah Dhar / marooyin / kabo Qashinka beerta Qashinka alaabada elektarooniga ah

Qashinka halista ah Qashinka culus / dib loo isticmaalo

MILJØBIL

Dhulka qooshka Roaf

Baakadaha alumiiniyamta/xaanshida khafiiska ee macdinta ah

Alaabeyda elektarooniga ah

Alwaax

Birta duugga ah

Caagagga adag

Alaabta guriga

Weelasha halka mar la isticaalo

Cajaladaha VHS

Qashinka dhismaha

Sariiro/furaash

Mutuleelka, dhalooyinka/Suxuunta aan dabka u adkaysta

BatariyadaDhar Caws

Muraayad / dhalo

Telefoonada gacanta Nalalka

Kabo / boorsooyinka dumarka / suumanka

Caleemo

Daasado/gasacyo Kabaha iftiimaha Rinji / waxyaabo lagu daro / xabag lagu dhayo looxda

Shukumaanada Laamaha / laamaha yaryar

Daboolada birta ah/joojiyeyaasha

Makiinadaha lagu xiirto

Daahayaasha Haramaha

Daasadaha biirta/ cabbitaanka fudud ee aan lahayn dabaajiga

Timo qalajiyeyaasha

Go’yaasha la saarto sariirta Ubuxyada / dhirta dheriga ku abbuuran

Tuubooyinka birta ah Alaabaha cadcad Daasadaha buufiska

Qalabka kumbiyuutarka Kiimikooyin

Saliid wasaq ah

Dharka / marooyinka / kabaha dhammaadey

Geedaha ciidda christmas

Shumacyada shaaha ee la isticmaaley

Fiilooyinka Alwaax laga buuxiyey wax

Saacado Koollo

NAGALLA SOCO: