Upload
others
View
5
Download
0
Embed Size (px)
Citation preview
Click here to insert yourorganization's logo (optional).Must be a PDF file if youare using Adobe Reader.(can be other image type ifusing Acrobat)
Waxyaabaha lagaa rabo in aad ballantaada la timaaddo• kaarka Sooshiyal Sekuyuuratiga (Social Security) # ee qof kasta oo codsanay• Taariikhda dhalashada qof kasta oo guriga ku nool (ma ahan kuwa codsanay
oo keliya)• Leysanka baabuur wadidda, ID-ga Qabiileed iyo/ama ID kal• Kuwa aan dhalashada haysan, Kaarka Cagaaran (Green Card) am
dukumentiyada kale ee socdaalka ayaa laga rabaa• Foomamka canshuur xareynta ee sannadkii ugu dambeeyey (1040EZ am
Bogga 1 ee 1040)• Warqadaha mushaharka lagugu siiyo (pay stubs) ee ugu dambeeyey (labo• Dukumentiyada ilaha kale ee dakhliga (sooshiyal sekuyuuratiga, shaqo la’aanta
iskaa u shaqeysiga, iwm (social security, unemployment, self-employment, etc.))• Foomka W2 ama Lambarka ID Canshuurta Shaqaaleeyaha (Employer Tax I
Number (EIN))• Macluumaadka meesha lagala xiriirayo iyo cinwaanka shaqaaleeyah• Macluumaadka ku saabsan wixii caymis caafimaad ah ee uu bixiyo shaqaaleey
taasoo uu haysto qof kasta oo codsanaya (tan waxaad ka codsanaysaashaqaaleeyaha)
• Ka feker magaca isticmaalka (username) iyo xarafka furaha sirta ah (passwordee sameynta akoonka MNsure
MNsure-event-flyer-list-2015-So