2
Barnaamijka Maaraynta Kala Duwanaanshaha Noolaha Hormarka la sameeyay illaa hadda 1. Mashruuca wuxuu bilaabay wadahadal daneeyayaasha soohdin gudubka (Kenya- Soomaaliya) ee khayraadka noole dhulka/badda iyo awoodda hay’adaha ee maamul 2. Mashruuca wuxuu tababaray sagaal iyo sagaashan beeralayda beelaha Awer iyo Witu oo loo awwod siiyay horumarinta iyo silsiladda qiimaha malabka 3. Mashruuca wuxuu sameeyay qorsha wadaagga horumarinta silsiladda malabka ee Tana-Kipini and Laga Badana Bush Bushle 4. Qandaraasyada la howl galayaasha oo ay ku jiraan Kenya Forest Service, CABI, Northern Rangelands Trust, the African Network for Agriculture, Agroforestry and Natural Resources Education and the National Museums of Kenya ayaa la saxiixay lana howl galiyay 5. Mashruucu wuxuu ku qabtay gobolka Lamu munaasabad dadweyne oo lagu guulaystay tasoo lahayd ka qaybgal dadweyne oo la taaban karo. Munaasabadan waxaa ka qayb qaatay bulshooyinka degaanka iyo la-hawlgalayaasha kawaasoo soo bandhigay hormarinta khayraadka noole iyo hab nololeedyada 6. Mashruuca wuxuu bilaabay qiimeynta kala duwanaanshaha noole ee labada dal ee Keenya iyo Soomaaliya 7. Dhanka Keenya, howlaha beeraha, dhirta, qabashada iyo maamulka biyaha roobka way ka socdaan 8. Mashruuca wuxuu samaynayaa qorshe ballaaran oo lagu billabayo aag la ilaaliyo ee Laga Badana La-howlgalayaasha iyo la- shaqeeyayaasha goobaha mashruuca La-Howl Galayaasha Qaran iyo Soohdin Gudubka 1. Awer and Witu forest communities 2. Kenya Forest Service (KFS) 3. National Museums of Kenya (NMK) 4. The African Network for Agriculture, Agroforestry and Natural Resources Education (ANAFE) 5. Northern Rangelands Trust (NRT) 6. The National Environment Management Authority (NEMA) 7. Rainwater Association of Somalia (RAAS) La-Howl Galayaasha Heer Gobol 1. Horn of Africa Regional Environment Centre & Network (HoARECN) 2. The International Union for the Conservation of Nature (IUCN) Dadka Lagala Xiriirayo Josephat Nyongesa Project Manager Email: [email protected] Tel: +254 702392625 (Work); +254 722990670

Barnaamijka Maaraynta Kala La-Howl Galayaasha Heer ......aflaha ah. Heer goboleed, wuxuu taageerayaa waxqabadyada lagau hagaajinayo laguna wafajinayo siyaasadaha khayraadkaa noole,

  • Upload
    others

  • View
    1

  • Download
    0

Embed Size (px)

Citation preview

Page 1: Barnaamijka Maaraynta Kala La-Howl Galayaasha Heer ......aflaha ah. Heer goboleed, wuxuu taageerayaa waxqabadyada lagau hagaajinayo laguna wafajinayo siyaasadaha khayraadkaa noole,

Barnaamijka Maaraynta Kala Duwanaanshaha Noolaha

Hormarka la sameeyay illaa hadda1. Mashruuca wuxuu bilaabay wadahadal

daneeyayaasha soohdin gudubka (Kenya-Soomaaliya) ee khayraadka noole dhulka/badda iyo awoodda hay’adaha ee maamul

2. Mashruuca wuxuu tababaray sagaal iyo sagaashan beeralayda beelaha Awer iyo Witu oo loo awwod siiyay horumarinta iyo silsiladda qiimaha malabka

3. Mashruuca wuxuu sameeyay qorsha wadaagga horumarinta silsiladda malabka ee Tana-Kipini and Laga Badana Bush Bushle

4. Qandaraasyada la howl galayaasha oo ay ku jiraan Kenya Forest Service, CABI, Northern Rangelands Trust, the African Network for Agriculture, Agroforestry and Natural Resources Education and the National Museums of Kenya ayaa la saxiixay lana howl galiyay

5. Mashruucu wuxuu ku qabtay gobolka Lamu munaasabad dadweyne oo lagu guulaystay tasoo lahayd ka qaybgal dadweyne oo la taaban karo. Munaasabadan waxaa ka qayb qaatay bulshooyinka degaanka iyo la-hawlgalayaasha kawaasoo soo bandhigay hormarinta khayraadka noole iyo hab nololeedyada

6. Mashruuca wuxuu bilaabay qiimeynta kala duwanaanshaha noole ee labada dal ee Keenya iyo Soomaaliya

7. Dhanka Keenya, howlaha beeraha, dhirta, qabashada iyo maamulka biyaha roobka way ka socdaan

8. Mashruuca wuxuu samaynayaa qorshe ballaaran oo lagu billabayo aag la ilaaliyo ee Laga Badana

La-howlgalayaasha iyo la-shaqeeyayaasha goobaha mashruucaLa-Howl Galayaasha Qaran iyo Soohdin Gudubka1. Awer and Witu forest communities2. Kenya Forest Service (KFS)3. National Museums of Kenya (NMK)4. The African Network for Agriculture, Agroforestry

and Natural Resources Education (ANAFE)5. Northern Rangelands Trust (NRT)6. The National Environment Management Authority

(NEMA)7. Rainwater Association of Somalia (RAAS)

La-Howl Galayaasha Heer Gobol1. Horn of Africa Regional Environment Centre &

Network (HoARECN)2. The International Union for the Conservation of

Nature (IUCN)

Dadka Lagala Xiriirayo

Josephat NyongesaProject Manager

Email: [email protected]: +254 702392625 (Work); +254 722990670

Page 2: Barnaamijka Maaraynta Kala La-Howl Galayaasha Heer ......aflaha ah. Heer goboleed, wuxuu taageerayaa waxqabadyada lagau hagaajinayo laguna wafajinayo siyaasadaha khayraadkaa noole,

Faahfaahinta BarnaamijkaBarnaamijka maaraynta kala duwanaanshaha noolaha, waa hindise afar sano ah oo uu fuliyey urur goboleedka IGAD, kaasoo ay maalgaliyeen Guddiga Yurub (EC). Barnaamijkan waxaa laga fuliyey saddex goobo bandhig ee muuqaal dhuleedka iyo xeebeedka ay dalal wadaagaan, kuwaasoo lagu kala mgacaabo: Muuqaal dhueeldka Boma-Gambella ee dhaca koonfur bari ee Suudaanta koonfureed iyo koonfur galbeed Itoobiya; Muuqaal dhuleedka iyo xeebeedka Tana-Kipini iyo Laga Badana Bush Bushle ee dhaca Waqooyiga Bari ee Kenya iyo Koonfur Bari Soomaaliya; iyo Muuqaal dhuleedka Awaashta Hoose iyo Lagta Abbe ee waqooyi bari Itoobiya iyo koonfur galbeed Jabuuti.

Hadafka GuudHadafka guud ee Barnaamijkan waa inuu ka qayb qaato yareynta saboolnimada, iyadoo la hagaajinayo ladnaanta dhaqan-dhaqaale ee dadyowga gobolka IGAD, taasoo loo marayo isdhexgal goboleedka

muhimadaa ay u leeyihiin khayradka noole ee laga helay iyo khatarta sare ee khasaaraha khayraadkaas noole

2. Wax ka qabashada siyaasad shariciyeedyada maqan iyadoo la waafajinayo siyaasadaha ku habboon, ururinta iyo faafinta macluumaadka, iyo dhisidda awoodda hay’adaha iyadoo xooga la saarayo maamulka waara ee khayraadka noole ee gobolka iyo adeegyada deegaanka.

Barnaamijku wuxuu adeegsanayaa hab laba aflaha ah. Heer goboleed, wuxuu taageerayaa waxqabadyada lagau hagaajinayo laguna wafajinayo siyaasadaha khayraadkaa noole, nidaamka ururinta macluumaadka, iyo awood-dhisid. Waxa kale oo ay abuuraysaa baraarujin, waxayna dhisaysaa awoodda bulshada, si ay joogto ugu maareeyaan khayraadka noole ee la heli karo, isla markaana ay awoodi karaan inay noloshooda kala soo bixi karaan deegan nololeedka maxaliga ah iyo goobaha bandhig ee dhaca dhulka xuduudka la isaga gudbo.

Goobta Mashruuca Ee Tana-Kipini Iyo Laga Badana Bush BushleGoobta mashruuca waa dhul ku teesdan labada dhinac ee xuduudka Keenya iyo Somalia.

Natiijooyinka Filayo1. Ilaalinta khayraadka noole ee xuduudaha isaga

gudba, dhul iyo badba oo xoogaysata iyo awoodda hay’adaha oo dhisanta

2. Xeerarka maaraynta deegaanka iyo ilaalinta khayraadka noole ee heer qaran iyo gobolba oo hagaagta

Si loo gaaro natiijada la filayaa, ICRAF ayaa fulinaysa adeegyada mashuurca iyadoo iskaashi la samaynaysa daneeyayaasha kala duwan oo ay ka mid yihiin bulshooyinka meelaha tijaabada loo doortay.

wanaagsan ee qaybta deegaanka. Keenya iyo Soomaaliya; ujeedada ugu weyn waxay tahay in la taageero ilaalinta iyo maamul waara ee deegaanka iyo noolaha Tana-Kipini iyo Laga Badana Bush Bushle, si ay uga qayb qaadato badeecadaha iyo adeegyada waara.

Himilooyinka BarnaamijkaKu biirinta guud ee mashruuca waxay noqon doontaa yareeynta saboolnimada iyada oo loo marayo horumarinta ladnaanta dhaqan-dhaqaale ee dadyowga ku nool gobollada xuduudyada isaga gudba iyo isdhexgal goboleedka wanaagdsan ee qaybta deegaanka. Tani waxay noqon doontaa iyada oo loo marayo:1. Bandhigis ilaalinta iyo maamulka khayraadka

dabiiciga ah ee seddexda deegaan nololeed ee tijaabada loo doortay taasoo ay fulinayaan wadahowgalayaal khaas ah. Doorashada deegaan nololeedyadaas waxay ku salaysanyihiin heer qaran, heer gobolleed iyo heer caalamiba