Click here to load reader
View
217
Download
1
Embed Size (px)
DESCRIPTION
Â
Helping your soon-to-be kindergartener be
successful in school.
Diyaar u Ahaanshaha Guud
ee Xanaanada Caruurta ee la
Rajeynayo
R E A D YS E T
G O
Xirfadaha Isku filnaanshaha Ardayga
Cuna cunooyinka caafimaadka leh ee isku dhaxjira
Seexdo 10-11 saacadood habeenkii Magaca dhamaystiran dhaha/
sheega Musqusha caawinaad laaan
isticmaalo Gacmihiisa dhaqa oo qalijiya Duufsado, daboolo hindhisada iyo
qufaca Usheega dadka kale waxay u
baaahan yihiin Kaligood xirta kabahooda iyo
jaakadahooda (koorka)
Xirfadaha dhaqdhaqaaqa muruqyada faraha, gacmaha iyo lugaha
Maqasta si saxsan u qabta Si xirfadaysan u jara leyn toosan ama
qaloocsan Si saxan u qabsada qalin rasaaska,
qalinka kalooraatiga ah (crayon), iyo qalin khadka
Qara magacyada kaliya xarafka ugu horeeya oo wayn
Qabanaya oo tuuraya kubad Hal lug ku orda, kuna boodbooda
Xirfadaha Bulshada & Shucuurta
Dhageysta dadka waawayn raacana shuruucda
Isku ilaashada gacmahiisa iyo lugahiisa La heshiin kara ilmaha kale La ciyaara caruurta kale la xaliya
masaaloyin si naxariis ay ku jirto Waqti kooban fadhiista, dhagaystana Magacaaba shucuurta, ilaaliya ficilada
(dhaqdhaqaaqa) Dhageysta sheeko qashqashaad laaan Ku nagaada howsha xitaa hadii ay
adkaato Isku daya waxyaaba cusub
Xirfadaha Xisaabta Garanaya nambarada 0-10 sidey
doonaan ha iskugu xigeen Tirinaya ilaa 20 ama waxii ka koreeya Garanaya muuqaalada asaasiga ah
(goobo/wareeg, 4 gees, 3 xagal/gees, iwm.)
Magacaaba 10 midab Tirinaya koox ka tirsan toban shay Arka oo dhamaystira naqshadaha
sahlan (casaan (gaduud), buluug, casaan (gaduud), buluug)
Xirfadaha afka (luqada) & Akhriska
Jecel buugagta iyo in loo akhriyo Ogyahay in xarfahu ay leeyihiin
dhawaaq Garanaya geeraar, heesana Muujinaya xisaynta dhawaaqyada iyo
erayada Qabta buug, rogana bogagga. Garanaya xarfaha waaway iyo kuwa
yaryar Garanaya erayada isku dhawaaqa/
erayada ku dhamaada, kana qaybgala ciyaaraha erayada la-iskubeego
Ilamaha kale iyo dadka waawayn kula hadla oraahyo dhamaystiran
Kindergarten Readiness ExpectationsAccording to Minnesota statute, a child is ready for kindergarten when he/she:
Is at least 5 years of age by September 1st of the childs start of kindergarten Has received early childhood screening Has received medically acceptable immunizations
Examples of knowledge and skills listed in the standards are below. This list is only to show examples of childrens development and is not intended to be a checklist of skills.